Sign in to follow this  
Che -Guevara

Protecting the vulnerable fugees

Recommended Posts

What's TFG take on the Tigray hunting down Oromos in the Somali soil?

 

Muqdisho (Allpuntland)-Waxaa la soo gudboonaaday dadka Oromada ah ee ku nool gudaha dalka Soomaaliya cabsi iyo welwel kadib markii ay sababsadeen dagaalyahano kasoo jeeda qowmiyada Oromada kuwaasi oo ka barbar dagaalamayey maxkamaddaha Islaamiga isla markaana ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ay ugaarsi ku hayaan.

 

Maalintii shalay ayaa duleedka garoonka degmada Jowhar waxaa ka dhacday in lagu dilo nin Oromo ah labo kale oo la socotayna xabsiga degmada Jowhar la dhigay kuwaasi oo lagu kala magacaabo Mashruuc Xasan Xuseen iyo Cabdalla Taani Aadna waxayna maanta ka warbixiyeen qaabkii ay kusoo galeen Muqdisho iyo sidii ay ugu biireen maxkamaddaha Islaamiga.

 

Mashruuc Xasan Xuseen oo saxaafadda kula hadlay xabsiga Jowhar ayaa sheegay in uu ku dhashay deegaanka Kibaali ee magaalada Harar, isagoo sheegay in tababaro uu ku soo qaatay dalka Eritrea, isla markaana 13 kii December ee sanadkii hore uu yimid magaalada Muqdisho, sidoo kale Cabdalla Taani ayaa sheegay in dhinaca gobolada Puntland uu ka soo waday wadaad reer Puntland ah ayna jiraan dagaalyahano kale oo Oromo iyo kuwo Erateriyaan ah kuwaasi oo tababar Milateri ku qaatay duleedka degmada Afgooye sida uu sheegay.

 

Ilaa iyo lix nin oo kale oo Oromo ah ayaa shalay lagu qabqabtay degmada Marka ee gobolka Sh/Hoose kuwaasi oo ka tirsanaa maxkamaddaha Islaamiga, arintan ayaa keentay in ay cabsi iyo welwel ay lasoo gudboonaadaan dadka kale ee Qaxootiga ah

 

Cali Sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tiradii ugu Badneyd ee Oromo ah oo la qabtay, Halka qaar kalena la dilay

 

January 8, 2007 Markacadeey

 

 

 

Dadka Oramada ah ee ku noolaa Soomaaliya ayaa sababsaday Oromo kale oo dagaalyahano ah oo la sheegay inay Soomaaliya ka barbar dagaalamaan Maxkamdihii Islaamiga ahaa.

 

Maalin kasta waxaa dhaca dilal loo geysto dad Oromo ah, shalayna waxaa la soo wariyay in duleedka garoonka diyaaradaha Jowhar lagu dilay nin la sheegay inuu ahaa Oramo halka laba kalana lagu qabtay.

 

Muqdisho ayaa sidoo kale kiisas ku saabsan dil dad lagu sheegay Oramo oo qaarkood loo geeyo loona gacan geliyo Dowladda Itoobiya, waxeyna dadka Oramada ah ay ka taagan tahay meel aad u xun.

 

Dhinaca kale Oramada ayaa sanadihii ugu danbeeyay si weyn u soo galayay gudaha Soomaaliaya, iyadoo qaarkood ay yihiin dad qaxooti ah oo isaga soo cararay wadankoodii kadib markii dagaalo sokeeye ka dhaceen, halka qaarkoodna ay Soomaaliya u soo galeen Howlo Milatari kuwaas oo gacan siinaayay Maxkamadihii ee lagaga itaal roonaaday dagaaladii dhawaan Soomaaliya ka dhacay.

 

 

Xafiiska Markacadeey Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

The same oromos who are taking Somali land from Somali galbeed and are slowing inching on the wester portions of galbeedka are now wanting sympathy from Somalis in SOMALIA?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taako...We are talking defenseless people being targeted for no reason. You might have legimate point in Oromo overwhelming Somali lands, but lets not prey on those that can't defend themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Where they not part of the courts millitia, I told one dude named Oromo on this site, that in the end they will not find a sanctuary in Somalia if they attacked the government.

 

The civilians should be protected, but their rebel movement and Eritreans in our soil who where threatening the TFG,and other parts of Somalia should be crushed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oromos in Somalia number no more then 50 thousand people if that.

 

They have a huge chunk of land in Oromia. If they want protection why not seek it amongst their people? Tigre's obviously hate oromo's.

Share this post


Link to post
Share on other sites

this is most disheartening. Believe or not, Oromos are the closest people to Somalis in every way. Regardless of that, those poor refugees who for what ever reason found it better to live in Somalia rather then thier homes, should have been welcomed, not hunted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ah, I see old 'cliches' arising from Mr. Paragon himself!

 

People of you didn't understand the above or could not decode it, kindly ask me to explain it to you and I will explain in a historic context to what Mr. Paragon another clan hater in disguise had on his mind!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, how come you never made a coment on the vulnerables in lower shabbele when they were under occupation? Or was that not a priority at the time as this is?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Please explain Sheikh Fiqi. I would love to see you give an indepth analysis on something other then the places you have devoted your time to in the past. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this