Sign in to follow this  
A_Khadar

Eid Day Bloodshed.. Dagaal Aad U Culus Oo Ka Socda Kalshaale

Recommended Posts

A_Khadar   

Allow umadaada kala qabooji..

 

Kalshaale(Jidbaale.com):- Wararka aanu ka helayno deegaanada Kalshaale ee Hagoogane ayaa sheegay in dagaal kululi uu ka socdo. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in dagaalkani geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba ah.

 

Saddex ka mid ah Malayshiyaadka bariga Burco ayaa la sheegay in ay dagaalkan saaka ku dhinteen, sidoo kalena waxaa jira dhaawac ka badan intaas, oo loo qaaday Burco, dhammaantoodna waa beesha bariga Burco.

 

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Buuhoodle, oo isaga oo ku jira dagaalka aanu la xidhiidhay, ayaa noo xaqiijiyey in Goobtii ay gacanta ku dhigeen, isla markaasna Malayshiyaadkii Burco kala didiyeen, waxaana uu sheegay in ay haddeer Aasayaan Barkadihii reer Burco qoteen.

 

Warar aanu iyagana ka helayno Burco, ayaa sheegaya in la gaadhsiiyey ragga dhaawac oo ay ku jiraan Labo halis ah, iyada oo ay jiraan gurmado kasoo baxay Oog iyo Burco, gaar ahaan Malayshiyaadkii Siilaanyo.

 

Wararkii ugu danbeeyey oo aanu goordhaweyd ka helay magaalada Buuhoodle, ayaa waxay sheegayaan in gurmad ka yimi magaalada Burco iyo Hargeysa, oo u badan Maleeshiyaadkii sheegan jiray maamulka Somaliland, ay goor dhaweyd soo gaadheen Kalshaale, halkaasna uu dib uga qarxay dagaal aad u culus oo faraha laysula tegay.

 

Magaaladda Buuhoodle iyo deegaanka ku dhaw-dhaw ayaa 24 saacadood ee aynu soo dhaafnay waxaa ka jiray diyaar garow xoogle, lana doonayo in lagu soo afjaro xaaladda Kalshaale

 

Wixii war ah ee ka soo kordha Dagaalkan Kalshaale kala soco Jidbaale.com

 

Jidbaale.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Wararkii Ugu Danbeeyay ee Dagaaladda ka Socda Degaanka Buuhoodle

Tuesday, 16 November 2010

Burco(TogdhNews). Inta la ogyahay saddex qof ayaa ku dhintay seddeed kalena way ku

dhaawacmeen ka dib markii saaka dagaal ka qarxay deegaanka Kalshaale oo u dhaxeeya Buuhoodle iyo Burco. saacado badan ,isla markaana gurmaddo badani soo gaadheen labada dhinac ee dagaalku dhex maray.

 

Guddoomiyaha gobolka Togdheer Yaasiin Maxamed Cabdi ayaa sheegay in dagaalkaasi dhacay sababayna dhimasho iyo dhaawac,balse aan ku hawlannahay sidii xiisaddaas dagaal loo qaboojin lahaa loona kala dhexgali lahaa labada dhinac.

Wararka laga helaayo dhinaca Buuhoodle ayaa sheegaya, in halkaasi lagu hayo Hal Qof oo ay sheegeen in lagu soo qabtay Dagaalka laguna dawaynaayo shan qof oo dhaawac oo ka tirsan Degaanka Buuhoodle.

 

Iska-hor-imaadkan u dhaxeeya labadan dhinac ayaa ka dhashay xiisad iyo muran beryahan u dhaxeeyey labadaas beelood kaasoo ka dhashay qodista baraago iyo ceelal.Illaa hadda ma jiraan warar madax banana oo si dhab ah u xaqiijinaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkaas,hase yeeshee todobaadyadii u dambeeyey ayaa waxaa soo baxayey warar la sheegay in xiisado ka taagnaayeen deegaankaas oo beelaha isku hayaa halkaas oo ka soo kala jeeda deegaamada Buuhoodle iyo Qul-ujeed ay isku hub urursanayeen.

 

Horraantii bishii tagtay ayaa wafti ka tirsan xukuumadda iyo odayaal labada dhinac ahi ay gaadheen deegaankaas xiisaddu ka jirto,kana soo saareen qodobbo lagu heshiisiiyey labada dhinac,balse waxay u muuqdaan go’aamadaasi kuwo aan hirgelin.

 

Togdheernews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is what the SSC group want ,, they must be smiling now and celebrating coz people died and there is a bloodshed.

 

Not even respecting the Eid day ..... so sad

 

 

Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ what does SSC have to do with this? SSC ayay rer hargeisa and garowe ku waasheen ayaamahan. This is to do with burco's attempt at dhulboob. When the land grabbing burcowis were told to dismantle the corrals they have built illegally, they refused and ambushed a driver from buhoodle, now they have been ignominiously kicked out and the corrals destroyed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Naxar Nugaaleed:

^ what does SSC have to do with this? SSC ayay rer hargeisa and garowe ku waasheen ayaamahan. This is to do with burco's attempt at dhulboob. When the land grabbing burcowis were told to dismantle the corrals they have built illegally, they refused and ambushed a driver from buhoodle, now they have been ignominiously kicked out and the corrals destroyed.

Naxar-- YOU LIE! The real ignominy and shame is the current fate of Las Canood. Now tell us,oh ye brave warrior and destroyer of Marfash corrals, when will that "kicking out" begin? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

^^^ you just need to let it go, with friends like you who needs enemy, for your FYI the situation in LA is the product of the Puntland’s failure, it is collective failure of entire PL population whether they are from Mudug or Buuhoodle, so you need to see the big picture, maalmahaan ma odaygii Faroole ahaa baad wax la cabatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mr. Somalia, seriously sxb, ha ku walan SSC. what you need to understand is this, the puntland confederacy was a security pact between brethren whose interest coincided. Clearly it has failed. At the end of the day, if SSC and Maakhir and Galdagob and God knows where decided to go their own, what is expected of you is to wish them luck. What animosity can there be between people of the nugaal vally, Sanaag, cayn, Bari and mudhug? None really, its small minded people like you and faroole who stoke this animosity. I understand faroole, his a nut case but what your beef with SSC?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

This is what the SSC group want ,, they must be smiling now and celebrating coz people died and there is a bloodshed.

 

Not even respecting the Eid day ..... so sad

 

 

Ilaahay ha u naxariisto intii ku dhimatay ,,,,

JB stop the lies, SSC is promoting war in all regions of Somalia

 

It is the Somalidiid malitia that always causes problems in North Somalia

 

 

Somalidiid Malitia who started all wars in SSC Region, Yagoori (2001), Adhcadeeye (2004), Las Anod (2007), Tukaraq (2009), Holhol, Widhwidh, Balihadhac, Kalabaydh in 2010. and now Kalshaale

 

 

It is always the somalidiid who luagh and celebrat when there is war in SSC. Now all somalidiid are happy because a somali muslim are killed in Kalshaale, and muslim blood is spilled.

 

No surprise, everytime Somalidiid celebrate when somali people are massacred, in November 2007 when Somalidiid malitia invaded Laas Caanood, they killed residents and forced more than 50,000 to flee their homes.

 

 

It is the culture of Somalidiid to attack somali muslim people in Eid Days, In November 15, 2007 when Somalidiid Clan Malitia invaded Laas Caanood, it was Eid Al-Fitr day, all people of Las Anod vividly remember that Eid day when Somalidiid Clan Militia invaded their town, and occupied.

 

And on this Eid Aladha, Somalidiid Clan Militia attacked Kalshaale Town (SSC), as part of their expansionist plans to invade more SSC regoins.

 

Waligood ba waa layaqaanay inay SNM-Somalidiidku inuu ka xishoon Ciidaha iyo maalmaha ee muslimiintu qadariyaan

 

 

Allah haa ka qabtu sharka Somalidiid, dadka muslimiinta ah ee ciidayey Maalinta Barakeesan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this