Sign in to follow this  
General Duke

Kismayu: on the brink.

Recommended Posts

Xoogsade   

^ :D hadhowna masaajidka safka hore aa la fadhiyaa oo la iska dhigaayaa muslim ilaahay aaminsan. Munaafaq aan soomaali ka dhalanin maba jiro. Soomaalida waa dad kooda dulman oo wax la yeelay iyo kooda wax dulmiyay isku caqli yihiin. Waxaan la yaabbanahay ummaddaan yuhuudna waa ka daran yihiine faracooda intuu galaa?

 

It is my consolation that somalis deserve whatever befalls upon them. I just hope the hypocrites who are supporting the warlords and the thugs would stop preaching to us tomorrow about government and islam. Such mockery makes my blood boil.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Walaahay faracooda calaama tusaal weyn baa saaran Xoogsadow. Ab iyo isir meel ay galaan taariikh cilmiyeysan oo la hayaa ma jirto, dhaqan iyo midab ahaan waxay u egtahay in africans iyo carabi iska dhashay, marka cantara-baqashka layska daayo...

 

Soomaalidu yuhuuda way ka liidataa maxaa wacay yuhuudu iskuma khilaafsana inay jiritaankeeda ilaaliso. Ta kale soomaalidu inta badan diinta markhaati bay ka tahay, runtii qabiilkaa caqiidada rasmiga ah kala weyn,...

 

Ha lays daba dhabooloqo bal aan aragno dhaxalkee... amankaag smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xoogsade   

Saxib, Waa runtaa, My apologies to the respected jews, indeed dadkaana ka liito yuhuudda. Waaba igu gardarro inaan wax ka sheego dadkaas maadaama aan ka dhashay waxaan diinta aan heysanin ee na waalay. Islaanimada beenta ah gaalnimadaa ka fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Xoogsada:ummaddaan yuhuudna waa ka daran yihiine faracooda intuu galaa

 

Astaqfurullaah dheh Sxb waa ramadaanee

 

Munsa adigana maku raacday, Subxaanalaah, waxa ah Somali isma dhaanto amay wax kajiraan!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Munaafaq aan soomaali ka dhalanin maba jiro.

Somalida waxaad uga hadlaysa sidii nin gees ka taagan. Ani hadaan ku dhaho waxaad ka mid tahay dadkaan munaafiqiinta ku shegaysid ma i aamini laheed?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Xoogsade iyo Mansa Munsa,

 

Xanaaq iyo ciil baa sidan idiinka hadalsiinaya. Intii aad na habaari lahaydeen, na caayi lahaydeen maa wax nala qabataan? maad nala shaqaysaan? Sida wax loo caayo ama loo habaaro wey fududahay,laakiin wey adagtahay in umadaada lala shaqeeyo, loona shaqeeyo. Hadii aad meel khalad ku aragtaan SAXA. Af ha ka hadlin, gacmaha ka hadal.

 

Diintu hadii ay indinka dhab idinka tahay, nagutusa shaqadiina aad diinta u qabataan. Hadii wadaninimadiino dhab idinka tahay nagutusa wax qabadka aad u qabanaysaan umadiina. Hadii aad doonaysaan meel aad ka bilowdaan ka bilaaba in aad u ducaysaan Somalida, naganajoojiya afxumada.

 

Mahadsanid.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Temujin:

quote: Munaafaq aan soomaali ka dhalanin maba jiro.

Somalida waxaad uga hadlaysa sidii nin gees ka taagan. Ani hadaan ku dhaho waxaad ka mid tahay dadkaan munaafiqiinta ku shegaysid ma i aamini laheed?
Waa ninkii aan ku odhan jiray Maxaakiimta Islaamka ujeedooyinkooda iyo waxay wadaan qaab qabiil ahaan baa ka muuqata taageeradaadu oo aad moodid libin inaad ka raadsanaysidne jooji dulmigaa watid ka waran. Hebel baan ku duulaynaa, hebel baan aadaynaa yuu ka bixi waayey ninkii Indhacade si bareer ah aagaan u taageeri jiray.

 

War dhamaa, ragii soo duulay ee go'aansaday Ramadan dhexdeeda inay magaalada Kismaayo rusheeyaan, dadka laayaan, waxaa iyo ka daran usoo go'aansaday xili Ramadan waliba ayuu ileeyahay taageer.

 

Maxaan ku taageeri kii aderkey dhalay haday dhimashadiisa usoo fara laabteen, kii eedaday dhashay dhimashadiisa usoo fara laabteen?

 

War dhamaa...Xornimada waa MUQADAS

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

War akhyaarta aniga iyo xoogsade bilaash baad nagu haysataan. waxay soomaalidu tahay oonu ka mid nahay, ee ka muuqata ficiladeeda mooyaane horta wax kale kuma sheegin.

 

Weynuhu wuxuu yidhi "Qoom ma bedelo ilaa inay isbedelaan mooyee", markaa yaynaan idhaha iska ridin, arrinta talaabo talaabo ha loo galo, hana la qeexo dhibaatada ina haysata ugu horreyn dabdeedna anan xalal kala duwan u raadino, ka dibna ka xulano ka ugu wanaagsan.

 

Ta kale in soomaali ceebteeda la qariyaa sacred ma aha, ee runtii we failed miserably, should we work on the genesis of the causes or should we dance over the issue. either one taken, it is a choice.. Allah Almighty said in the Qu'ran, "No expulsion in Religion"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by Tukaale:

^^ Xoogsada:ummaddaan yuhuudna waa ka daran yihiine faracooda intuu galaa

 

Astaqfurullaah dheh Sxb waa ramadaanee

 

Munsa adigana maku raacday, Subxaanalaah, waxa ah Somali isma dhaanto amay wax kajiraan!

Saaxiib waad iga :D , waa runtaa waxaynu nahay dameer iyo labadiisa dhegood, doqonimo ii qari balse adna dhibaatada jirta ayaad qarinaysaa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Hmmmmmm, what to do what to do. OK Mansa Munsa, wax laysu qarinayaa meesha ma yaalaan. Ceebta Soomaaliyeed meel walba waa lagu arkaa. Sharaf noo hadhay wey yartahay maanta. Marka waxaan idin leeyahay un, maaxaa talo ah oo aad haysaan? Anaba waan aragnaa meesha sheekadu marayso. Ceeb soomaaliyeed cid qarinaysana ma jirto, ee talo keena , caydana yareeya, dhoocilaha ayaa taas qandaraas lagu siiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Originally posted by me:

Hmmmmmm, what to do what to do. OK Mansa Munsa, wax laysu qarinayaa meesha ma yaalaan. Ceebta Soomaaliyeed meel walba waa lagu arkaa. Sharaf noo hadhay wey yartahay maanta. Marka waxaan idin leeyahay un, maaxaa talo ah oo aad haysaan? Anaba waan aragnaa meesha sheekadu marayso. Ceeb soomaaliyeed cid qarinaysana ma jirto, ee talo keena , caydana yareeya, dhoocilaha ayaa taas qandaraas lagu siiyay.

smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

guys, cool down, there is an elderly man who said,

 

"The young are drinking from poisoned wells and we are the elderly ones who poisoned those wells"

 

There is a bright future ahead if we take the Somali task into our own hands, the young generation.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this