Sign in to follow this  
Jacaylbaro

MAYDAD LAGU GUBAY MUQDISHOM - INAALILLAAH

Recommended Posts

MUQDISHO: Maydad lagu gubay Isgoyska Black Sean iyo Baar Ubax oo lagu sheegay inay ahaayeen Ciidammada Dowladda

Posted to the Web Mar 21, 07:51

 

 

Muqdisho (PP) – Maydadka ugu yaraan 2-ruux oo maydadkooda lagu gubay dhawaan Isgoysyada Baar Ubax iyo Black Sea ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay inay ahaayeen ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo aan taas la xaqiijin Karin.

 

Mar aan tagay Isgoyska Baar Ubax ayaan ku arkay ruuxaan Maydkiisa la gubayo iyadoo qaar ka mid ah dadkii ku sugnaa halka lagu gubayay ay sheegeen inuu ahaa Mayd Askari Ethiopian ah, balse aan la xaqiijin Karin inuu ahaa Ethiopian iyo in kale.

 

 

 

Dadweyne badan ayaa ku xoonsanaa goobta lagu gubayay dadkaas maydka ah, waxaase wararku ay sheegayaan in dadkaas la gubayo mayadkooda laga soo qaaday maydadkooda goobaha ay ku dagaalameen ciidammada dowladda iyo kooxaha ka horjeeda oo aan la garanayn haybtooda.

 

 

 

Sidoo kale warar aan helnay ayaa waxay sheegayaan in laba ruux oo kalena iyagna maydkooda lagu hayay agagaarka Stadium Muqdisho, halkaasoo la sheegay inay maydadkaas yaalleen waddada dhinaceeda, iyadoo qaawan ayna dadweyne fara badan kor dhoobnaayeen.

 

 

 

Lama sheegin karo in maydadkaas dharka laga siibay ee la dhigay waddooyinka dhinacooda, qaarkoodna la gubay ay ka mid ahaayeen kuwa Dowladda iyo in kale, waxaase dadka deegaannadaas ku sugan ay ku adkeysanayaan inay yihiin ciidammada dowladda.

 

 

 

Waa markii ugu horreysay oo lagu arko Magaalada Muqdisho maydad lagu gubayo, kaddib dagaalladii Mareykanka iyo kooxo ka tirsan taageerayaashii Gen. Caydiid ku dhex maray Muqdisho.

 

 

 

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites

This just shows what we've been telling all the time: these ppl aren't fighting for the sake of ALLAH SWT but for their own good. A bunch of hypocrits and warmongers.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Economist,A soldier falls well and dies once,a coward dies many deaths.All the same,they burned dead bodies and that signifies nothing but their own coward nature.Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walaahi dadkii waxay noqdeen wax aan diir iyo damiir naxaya midna lahayn ,,,,,,,,, diintii meeday ??? culimadii maye ??? sheekhyadii xagee mareen ???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

Walaahi dadkii waxay noqdeen wax aan diir iyo damiir naxaya midna lahayn ,,,,,,,,, diintii meeday ??? culimadii maye ??? sheekhyadii xagee mareen ???

:confused:

 

what does 17 yrs of anarchy yield?

Share this post


Link to post
Share on other sites

i think waddanka ha la iibiyo oo cid dan ka leh ha la siiyo inaguna we better be refugees in other countries ,,,,,,,,,,,,,,, SHIDH ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Jacaylbaro:

I'm worried for Taliban and Alle u baahne now ,,,, how they can justify this ,,,,

My support for the ICU cannot be affected by allegations meant to damage its reputation. Besides, there are many groups other than the ICU fighting the occupiers and collaborators.

Share this post


Link to post
Share on other sites

WHAT A POLITE WITHDRAWAL SXB ,,,,,,,,,,, You never said there are other groups rather than the Mujaahidiin and Muqaawamah ,,,,

 

Cajiiiiiiiiib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Captain Xalane:

Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter.

Modest in defeat sxb..good one. Whether you condole the dead of invading Axmaro or not it is your choice, though not admirable, but beware it is not the end - there will be many to come. Now you can probably see at first hand that bringing Axmaro to help you disarm your compatriots in blood and religion was not wise solution. Shall we now go back to the table and discuss in ironing out differences and balancely sharing the 4.5 cake.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taliban   

Originally posted by Jacaylbaro:

You never said there are other groups rather than the Mujaahidiin and Muqaawamah ,,,,

I said that many times, besides, most everyone knows there are many groups ,,,,,,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Captain Xalane:

Economist,A soldier falls well and dies once,a coward dies many deaths.All the same,they burned dead bodies and that signifies nothing but their own coward nature.Be proud of the fallen boys and pray for them,may they rest in peace and find a better home in the hereafter.

As if Amxaaro tacsi kaaga fadhido. Saaxiib, this is the fruit of borobogaandadii aad meelahaan ku hayseen. Ogowna horaa loo yiri "Dagaal wiil kuma dhasho, ee wiil baa ku dhinta". What else where you expecting? Meesha aroos miyaa ka jira, dagaal baa ka jira. Dad dagaalamayana wax walba ayaa laga fishaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this