Abtigiis Posted May 5, 2008 The Land of the free-welcome to Puntland! At least our Hawd is acknowledged to be under occupation! Koora Why have you ducked my exclusive appeal for you to soul-search? Imikaad ii soo toosi! bal kaarta qodaalkaaga eeg! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gar-haye Posted May 5, 2008 dadyaho waano ognahay inaad ku xuntihiin waxa dhacay. wunu ka fiicanyahay hadhalku hadhal laan, lakinsee meesha dad ba noloshodee lugu xadgudbay. hadee ay arintano hadhal ku akaato, oona talabo laga qaadin dadki falkan ku kacay, caawaqib xumadha ka tamadhaye dadka reer puntland aya iska leh. reer puntland waxay ubahaanyihiin inay iska qaadan reeryada dullinimada ah eey dulsaaran. Quote Share this post Link to post Share on other sites