Sign in to follow this  
Jacaylbaro

ETHIOPIAN TROOPS TO BEGIN LEAVING MOGADISHU

Recommended Posts

Ciidamo hor leh oo ka socda dowlada Itoobiya oo ku soo jeeda magaalada Muqdisho

 

January 23, 2007 Markacadeey

 

Wararka laga helayo magaalada Baladweyne oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamadii dowlada Itoobiya ee shalay isaga soo baxay gobolada dhexe ay ku soo jeedaan magaalada Muqdisho.

 

Wararka ayaa sheegaya in ciidamo aad u faro badan oo wata gaadiidka dagaalka ay ka soo gudbeen magaalada Baladweyne, kuwaas oo soo abaarey dhinaca magaalada Muqdisho.

 

Ciidamo kale oo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa magaalada Muqdisho ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan la ogeyn halka ay ku sii jeedaan.

 

Imaatinka Magaalada Muqdisho ee Ciidamada Itoobiyaanka ah ayaa ku soo beegmaya xilli ciidamadii hore ee Muqdisho joogey ay ka ambabaxayaan.

 

Ciidamadii shalay ka soo baxay Dhuuso Mareen iyo meelo kale oo gobolka Mudug ka tirsan ayay warar hore sheegayeen in ay gebi ahaan dalka isaga baxayeen, laakiin mar haddii iminka ay u soo dhaqaaqeen dhinaca Muqdisho waxa ay u muuqataa in la isku bedelayo.

 

 

Xafiiska Markacadeey Muqdisho

 

web page

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^^^lol...offcourse walaal.

 

The bird can't simply leave its nest,the eggs will crumble.

 

check this daba dhilifs,duli Allah idin bad.Sharaf daro ku dhinta,wadankoodi ayaad moodaa in ay marti ku yihiin, xaga Xabashidu ay faraxsan yihiin.

 

ethi14.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

The greater xthiopia aim is a clever tactic to counter Greater Somalia.

^^^There is no such thing as greater Ethiopia, it already is a nation made up of nations. As for Ansaari's comment, its just nonsence, the type of logic employed by IndaCade. We do not need more war, but atime to rebuild all our institutions, thats the only way we can counter any real or percieved enemy.

 

Well here is an article of Greater Ethiopia by Menelik the father of Modern day Ethiopia.

 

 

appendix15cr.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

present Ethopian troops are realy weak compare to somali army in 80s and 70s wallahi ,

 

if you look at Tigrey troops in somalaia at moment are lacking in every military hardwares ,

 

their trucks , tanks or old

 

These videos shows how somalis are the strongest in Africa must see video !!!!!!!!!!!

 

 

Somali Army Jet F 70s&80s MIG23.HAWKER HUNTER.MIG27.SOOKHY

 

 

Somali Army the most powerful army 70&80s in horn of africa

 

Somali Army The most Powerful in the 70s &80s horn of africa

Share this post


Link to post
Share on other sites

ADDIS ABABA, Jan 27 (Reuters) - A third of the Ethiopian troops who led a war to crush Islamist forces in Somalia late last month are expected to have withdrawn by Sunday, Prime Minister Meles Zenawi said.

 

In an interview with Reuters on Saturday, Meles also revealed that up to five U.S. forensic experts entered Somalia to identify some of those killed in a lightning two-week war to oust the Islamists.

 

Meles did not say who the bodies were, but he had previously said forensic techniques were used to identify eight people killed in a U.S. air raid more than two weeks ago. Washington said they were al Qaeda-affiliated fighters.

 

U.S. officials have never publicly confirmed persistent reports that their ground forces have operated inside Somalia.

 

"We are reducing troop numbers by about a third ... that process should be completed today or tomorrow," Meles said.

 

He refused to say how many of his troops had been in the country during a war in which Ethiopian air power and armour swept aside Islamists who ruled southern Somalia for six months.

 

Security experts estimated before the conflict that Ethiopia had sent between 5,000 and 10,000 troops into Somalia to back forces of the weak transitional government.

 

Meles said he hoped to withdraw the rest of his troops "within weeks".

 

Asked if he was confident that could be done, Meles said: "Yes, because ... as far as our own mission is concerned it has been completed as far as supporting the transitional government."

 

He said Ethiopian troops would continue backing the government "as long as we can sustain it but we cannot sustain it indefinitely, obviously, and therefore we can only assist to the extent of our capabilities".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

^After it lost thousands of men and millions of dollar[American money], Xabasho troops will not leave Somalia unless evicted by force. If they succeed imposing their Mbagathi project on the Somali people, expect them to get a major concession signed by non other than their representatives, led by Yeey-Axmaar. The control of Kismaayo port for 150 years by Ethiopia could be their reward.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Ethiopia oo isku diyaarinaya in ay isaga baxaan Kismaayo

 

Kismaayo 08, March.07 ( Sh.M.Network) Ciidamada Ethiopia ee ku sugnaa gobolka J/hoose ayaa isku diyaarinaya in ay guud ahaan isaga baxaan gobolkaasi, waxaana ay faarujiyeen ciidamadaasi Goobihii ay horey uga daganaayeen magaalada Kismaayo oo ay ka mid tahay dekedda iyo Garoonka iyo Saldhigga magaalada Kismaayo.

 

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka soconayo dhaq dhaqaaq ay ciidamada Ethiopia ku doonayaan in ay isaga baxaan magaaladaasi.

 

Gelinkii dambe ee shalay ilaa maanta abaarihii 12 kii duhurnimo ayaa saraakiisha ciidamada ethiopia waxa ay kulamo kala duwan la qaadanayeen waxgaradka gobolka sida uu warbaahinta shabelle u sheegay Xasan dheere oo ka mid ah waxgaradkii la kulmay ciidamada Ethiopia.

 

Xasan Dheere ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Ethiopia ay u sheegeen in ay isaga baxayaan magaalada Kismaayo, sidaasi darteedna loo baahan yahay in amaanka ay la wareegaan dadka deegaanka.

 

Saldhigga booliska iyo dekedda magaaladaasi ayay ciidamada Ethiopia faarujiyeen saakay sida uu shabelle u sheegay mid ka mid ah ciidamada Booliska oo magaciisa ka gaabsaday.

 

Arintaan ayaa waxaa si weyn looga dareemay magaaladaasi, iyadoo sidoo kale ciidamada Ethiopia ee ku sugan Gegida Kismaayo ay bilaabeen in ay isaga baxaan halkaasi.

 

Bishii Janaayo ayay aheyd markii ciidamada Ethiopia ay kala wareegeen xoogaggii maxkamadaha islaamka magaalada Kismaayo ka dib dagaal qaraar oo ka dhacay magaalada Jilib oo ku dhowaad 100 Km u jirta magaalada Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ethiopian troops do not seem to be leaving voluntarily and Insha Allah I am waiting for that moment that they think enough lives lost here and they leave or they are chased after.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

WAR IYAAD WAALANTIHIIN, ETHIOPIAN TROOPS ARE LEAVING? MA DADKA MAANTA MAATADA LAYNAYA AYAA BAXAYA MIYAA? THEY ARE NOT LEAVING ANYTIME SOON BELII THAT...........

 

 

GO FIGURE:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

quote:

--------------------------------------------------------------------------------

“ They [Ethiopia] will help us with security,” said President Adde while addressing last week’s arrival of a fresh contingent of Ethiopian troops in Galkayo, Puntland’s southernmost city.

 

The President said there were “active” members of the ousted Islamic Courts movement inside Puntland, and that the newly arrived Ethiopian troops will help the secure the region from such threats

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this