Sign in to follow this  
Cowke

ONLF Leader Says Ethiopia-Somali Region Is Arab

Recommended Posts

Cowke   

Hogaamiyaha ONLF: ****** Waa Carab Ethiopia Gumeysato

Published on: October 14,2009 Garowe Time 9:14 am

Hogaamiyaha Jabhada Xoreynta ******iya ONLF Admiral Mohammed Cumar Cisman ayaa sheegay in jabhadiisu ay ku jirto weli halgan dheer oo ujeedadiisu tahay in xoriyad la gaarsiiyo dad Soomaaliyeed eek u nool dhulka Soomaali Galbeed oo ay Ethiopia heysato, waxaana uu ka digay in halgankaasi uu horseedi karo burburka Ethiopia.

Admiral Maxamed Cumar oo wareysi siiyey wargeyska caanka ee Al Sharqal Awsat ayuu ku sheegay in dadka ******iya ay yihiin dad Carbeed oo Ethiopia ay geumeysato sidaas awgeedna ay tahay in loo gurmado.

******iya waa dhul Carbeed oo ay ku nool yihiin dad Carbeed, waanadhulkii Carbeed ee ugu dambeeyey ee la qabsado qarniga 21aad ”, ayuu yiri Admiralka oo u waramay Al Sharqal Awsat.

Waxa uu sheegay in jabhada oo la aas aasay sanadkii 1984 ay soo martay halgan dheer oo qaatay waqti badan iyadoo 10 sano ay jabhadu ku jirtey dagaal hubeysan oo ka dhan Ethiopia. Dagaalkaasi oo weli socda ka dib markii dowlada Ethiopia ay ku guul dareysatey inay madax bannaani u ogolaato dadka Soomaaliyeed ee ******iya.

Waxa uu qeexay Admiral Maxamed Cumar in dhibaato adag ay ka jirto dulka Soomaalida ee Ethiopia taasi oo ciidamada ethiopia ay ku hayaan dadka degaanka waxaana ka mid ah dil, barakicin, kufsi haeenka iyo xitaa dhac dadka loo geysto.

Xiriirka ONLF ee Soomaaliya

Admiral Maxamed Cumar oo ah hogaamiyaha jabhada ONLF waxaa uu ka hadlay dagaalada Soomaaliya isagoo sheegay in halgankoodu uu yahay mid kadhan ah Ethiopia laakiin aan ahayn mid qabyaaladeed.

“Haddii kooxaha Soomaalida sida Al Shabab ay ka horjeedaan Ethiopia markasi waxaanu leenahay hal cadow laakiin anagu mar kasta waxa aan la dagaalameyno waa Ethiopia”, ayuu yiri isagoo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd xiriirka ONLF iyo kooxaha Soomaalida.

Waxa kaloo uu ka hadlay xaalada guud ee siyaasada dalka Soomaaliya.

“Dhibaato kasta oo ka dhacda Soomaaliya waa ay na saameyneysaa, waxaanu jeclaan lahayn in Soomaaliyaay noqoto dowlad madax dhisan oo aaney Ethiopia maamulin, si kastaba taasi lafteeda waxaanu u mareynaa dadaal kasta oo suura gal ah”, ayuu sheegay hogamiyaha ONLF.

Magaca Gobolka

Admiralku waxa uu qeexay in mabaadii’da guud ee ONLF aysan ahayn qabyaalad iyo reer hase ahaatee ay doonayaan rabitaanka shacabka ******iya ee Soomaaliyeed, taasi oo uu tilmaamay inay ka go’an tahay inay u dhintaan.

Waxa uu si kulul u diiday magaca dowlada Ethiopia ay u taqaano gobolka oo ah “Kilinka 5aad ee Ethiopia” magacaasi oo uu bixiyey hogaamiyihii Ethiopia Mingistu Haila Maryam, waxaana uu sheegay I magaca weli uu yahay “******IYA” isagoo intaa ku daray inay sameynayaan la tashiyo ku aadan magaca gobolka in la bedelo dhowaan.

“******iya waa dhul ay Ethiopia gumeysato hadda waanadhul dhan 400 sq km, waadhulka ugu weyn marka laga reebo gobolka Oromada. Ethiopia waxay ku sheegtaa gobolka 5aad, waana dhul Soomaaliyeed waxa go’aanka iska lehna waa Soomaalida, wax kastana waxay hagaagayaan markaay Soomaalidu hesho talada ugu dambeysa”, ayuu yiri Admiralka.

Taagerada Carabta

Admiralka oo Al Sharqal Awsat ay weydiisay in wadamo Carbeed ay taageeraan ONLF si ay uga hortagto in Ethiopia ay shidaal kala baxdo gobolka ******iya, ayaa sheegay inaysa weli jirin taasi.

Mar wax laga weydiiyey hogaamiyaasha ONLF ee dibad joogaah ayuu sheegay inay jirto laakiin taasi aysan ka reebeyn inay gobolka meeshii ay donaan ay tagaan mar kasta.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Cowke   

Jacaylbaro, it is totally ridiculous. These are the same people who try to tell us;

1. Their Somali 100% and Support Somali-nimo

2. They name a region after themselves after their tribe even though they are not the only clan living there.

Can You Imagine the uproar if we named puntland after it's historical name? people would be going ballistic and saying "qabiliste" yet noone raises an eye-brow towards the onlf who named their region after their qabil.

It's double standards and totally ridiculous at best. And to make matters worse not only are they qabiliste the onlf which is self-evident in the name they chose for the region, but their abadoning somali-nimo and adopted gemal abdel-nasser pan-arabist idealogy which TOTALLY FAILED in the 60's by the way.

Anyways it just shows the hypocrisy in the onlf and their supporters yet again.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Cowke:

Hmmmmmmmmmmmmmmm ,, very interesting.

So you want to create your own maamul under the flag of "reer hebel" yet want to criticize ONLF coz they're doing the same thing ????

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by Cowke:

but their abadoning somali-nimo and adopted gemal abdel-nasser pan-arabist idealogy which TOTALLY FAILED in the 60's by the way.

Anyways it just shows the hypocrisy in the onlf and their supporters yet again.

How did he abandon Soomaalinimo when he clearly says Dad Soomaaliyeed oo carab ah!?

Soomaalidu ma carab baa waa dood kale, laakiin ninkaan soomaalinimo ma diidin.

Siyaasad ahaanse waa saxsanyahy, Carabtuu rabaa inuu ku laxawsado!.

Abdullahi Yusuf-ba waa kii lahaa JABARTI ayaan nahay!

Share this post

Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@Maaddeey :D:D:D qarxiska jooji

Cowke, the onlf leader was interviewed by Alsharq Alawsat(number one arabic newspaper in the world), every Somali politician or leader says dat we are all arabs, it is a political stunt to score points!!

Share this post

Link to post
Share on other sites

Originally posted by Maaddeey:

quote:Originally posted by Cowke:

but their abadoning somali-nimo and adopted gemal abdel-nasser pan-arabist idealogy which TOTALLY FAILED in the 60's by the way.

Anyways it just shows the hypocrisy in the onlf and their supporters yet again.

How did he abandon Soomaalinimo when he clearly says Dad Soomaaliyeed oo carab ah!?

Soomaalidu ma carab baa waa dood kale, laakiin ninkaan soomaalinimo ma diidin.

Siyaasad ahaanse waa saxsanyahy, Carabtuu rabaa inuu ku laxawsado!.

Abdullahi Yusuf-ba waa kii lahaa JABARTI ayaan nahay!
Maadeyow , cowke wuxu rabbay inu hogaanka onlf yidhaho waxanu nahay Dad Ethiopiaan ah,taasa ka cadheysiisay :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Originally posted by nuune:

lool@Maaddeey
:D:D:D
qarxiska jooji

Cowke, the onlf leader was interviewed by Alsharq Alawsat(number one arabic newspaper in the world), every Somali politician or leader says dat we are all arabs, it is a political stunt to score points!!

lool @ Xaaji, xalaal calaynaa xaraam calaykum waaye, wa duul qaraxsan!

Share this post

Link to post
Share on other sites

kulahaa, "we are arab".

ONLF are a bunch of Xabasha losers, who out of their own free will unanimously agreed to join the Ethiopian federation when the British gave them the option-- so don't believe this hype. These folks might as well quit fighting their pointless --and if I migt add, VERY unsuccessful-- war against their legitimate federal government in Addis Ababa, and instead work hard on developing a political platform that will instead help them get to the upper echelons of power in Ethiopia.

Now, meeye kuwii iga daba jiqjiqlayn jiri? :D

1, 2, 3...

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this