Sign in to follow this  
juma-nne

Laascanood Another Explosion

Recommended Posts

juma-nne   

Qarax culus oo lagu dhaawacay Guddoomiyaha Gobolka Sool oo keenay dhimasho iyo dhaawaca dad kale

January 28th, 2010 Comments Off

 

Laascaanood (Hargeysa)- Mid ka mid ah ilaaladii Guddoomiyaha Gobolka Sool Saalax Askar Xuseen ayaa dhintay, Guddoomiyaha iyo afar qof oo kalena waxa soo gaadhay dhaawac ka dib markii maanta Laascaanood lagula beegsaday Bam nooca meesha fog laga hago ah.

 

Siday sheegayaan Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood, Guddoomiyaha Gobolka Sool Saalax Askar Xuseen oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Ilaaladiisa, ayaa Bambo nooca meesha fog laga hago ah oo Gurigiisa la ag-dhigay lagu qarxiyay abbaaro 11:15 subaxnimo ee saacadda Afrikada bari, waxaana halkaa ku dhintay mid ka mid ah Ilaaladiisa, halka ay ku dhaawacmeen shan qof oo kale oo uu ku jiro Guddoomiyuhu.

 

Guddoomiyaha, Darawalkii Gaadhiga u waday, mid ka mid ah Ilaaladiisa iyo laba qof oo kale oo shacab ah oo goobta ka ag-dhawaa ayaa ku dhaawacmay qaraxaas, kuwaas oo gelinkii dambe ee maanta dhaawacooda la keenay Cusbatalka guud ee Burco, halkaas oo lagu dawaynayo. Guddoomiye Saalax ayaa la sheegay in dhaawac culus uu ka gaadhay Wejiga, Madaxa dhiniciisa dambe ee Qadaadka iyo lugaha. Sidoo kale, waxa uu warku sheegay in Darawalkii gaadhiga u waday iyo gabadh ka mid ah daka shacabka ah ee dhaawacmay uu dhaawacoodu culus yahay.

 

Dhawaanahan waxa isa soo tarayay Qaraxyada lagu ugaadhsanayo Madaxda iyo Masuuliyiinta Ciidanka Booliska ee Gobolka Sool iyo Madaxda kale, kuwaas oo badankoodu ka dhacay Magaalada Laascaanood.

 

Somaliland.Org

 

Hargeisa News Desk

 

wararkasomaliland@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

It starts that way, Sacad. It's this resident today. Tomorrow, it may be a resident you and your deluded ones care and love.

 

Cakku caqli

Wallee inaanay halkaa galbeed usoodaahfayn hase yeeshee Garoowe ayaan ubaqyaa Xiinow ee tolow colka jooja :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Ina rag baan kuu aqaanaayyo waa kii aarsada meeluu joogaba :D

 

taladaydu waa,

 

Jug yar baa ku gaadhay iyo waxaan jebin laftaadiiyye

Nacfina waa jiraa oo waxbaad jalamsanaysaayye

 

Joog ina qureexoow rag waa kala jid qaataayye'e

 

:D

 

Of course I am assuming you are a bit better than Ayyoub

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xiin, are you hinting the Sool community have the instincts to attack others in their homelands? , i don't think they are capable of that in this modern day , the farest they will go is play hide and seek games in buraha Xaargaga and eventually the Garaads childish rebelions will come to a end without achieving any goals against the blessed land of somaliland. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
juma-nne   

Xiinow wallee waad ihgayaabise.

Adigoo og waxa meesha kule'eday inaad aniga igu riixdaa wa shay xaarana ah.

waxaad uriyaaqaysid waa geerida walaalkaye anba iga waanay ahayd ee toolow colka jooja!

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Xiin

All I know ( and read in this boards for confirmation ) is; the Puntland Pirates are celebrating the hurting and maiming of Lascaanod folks. I also know their hypocritical mourning when bombs go off in Boosaaso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Juma, Sacad, et all,

 

it was said politics is the affairs of an organized society, and it's always a problem when those who are uninitiated in that art try to participate in the political high stakes. You see it's fair to buy the available merchandise in the SOOL political market. But when you try to allow your hired local boys to fart at great assembly of Hol-hol, now that is a problem awoowe. And that is what we are discussing these days. The perception is the elders are humiliated, or at least according to Xaabsade the militia had the intent to do, had he not interfered and stopped the meeting all together. The elders left livid to another place to continue their meeting. It’s not only absurd to bother the elders, but it is also dangerous.

 

Markaan ku leeyahay ina rag waa belo, that is the context awoowe. waxaan ka baqayyaa daraawiish wada bomb ku xiranyahay oo wada qarxaysaa inay xaggaa iyo waqooyiga qabatto :D

 

war hoy meesha ka jooga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xiin, nobody is worried about darwish crybabies , Major Haji Muse Farax - the nephew of Garaad Cali Shire and the british made sure that the darawish ideology was eliminated from the face of the earth in the 1921, we got nothing to worry about cause the great warriors such as Haji Warsame Buraale "Haji the Hyena" , Major Haji Muse Farah and the british - colonel Caashre Dheere made sure the future of somaliland is secured and in the right hands of the sole owners. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^ may wa kuwi Saayidkii iyo darawishkii kuli ku cersaday Imy ee near the Oromia Region border meeshaas bi ku naf wayen Darawishkiidaan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this