Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Will you saxiix this?

Recommended Posts

Paragon   

Adeer dhuunta ma dhaafsiisana dhaarashada dadyowga qaarkii. So long as the decleration remains verbal then it is all good to them. However, when a paper is produced onto which names are signed, most folks retreat into making the excuse of 'beri horaan ka xorowney'.

 

Anigu been sheegi maayo wixii xaq ah cid waliba (qabiilkeygaba haka mid ahaadee) waan ku taageerayaa balse wixii intaa dhaafsiisan Allahey ka Alle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Aniga xataa Allahay ka Alle.

 

Qabiilka dhib ma lahan, qofku reer waa kadhalan karaa ee qabyaalada ayaa xun, waana Xaaraam.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wax saxiixo ayaa la waaye, I see.

 

Qabyaalad inay diin la ahayd dadka qaarkood waala ogaa. Af wax ma taree, gacan ayaa wax tarto. In other words, hadal wax ma taree, ficil ayaa wax taro. Waana aaminsanahay, mana saxiixaaye waa sheeko baraleey iyo tii Beenhawaas, ee iska yareeya taas.

 

So hal gacan ayaa half u taagan, ee anyone else? Yaa evil5.gif karo oo qabyaalad ka quursan karo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Som@li   

Aynu saxiixnee Soomaaliya miyaynu ka guurnaa? Waayo without Qabilism, you can not live in present Somalia. I will give you an example, a truck travelling from Bosaso to Mogadishu has at least five drivers, why? they are all from different clans who live along the road, and each tribal section like at Galkaio, they have to switch the drivers...so you see clanism is so enclaved within the Somali system,and is like insurance. Markaa MMA why do you refuse to pay for the qaraan which can save your life,lol...? :D

 

Ps, I am not in form lobbying for clanism, I wish we never had it in our country.And would sign for Dr Raabi's plan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duqa, Dabka, neither you nor I live in Gaalkacyo iyo meel u dhaw. Neither you nor I live in Soomaaliya. Marka dadkaas saas u dhaqmaayo, oo qabyaaladii kala fogeysay, oo kalsooni la'aan kala dhigtay dadkii wax u sheegi lahaa, soo hanuunin lahaa soo anaga inaa noqono ma naga rabinoo?

 

Ha i dhihin wali qabiil iyo tol ayaa wax ii taro anoo joogo New Zealand oo hadda ku sugantahay, even adoo joogtid xataa Iimaaraadka.

 

See camal. Iyagii maa excuse ka dhiganeynaa. Dadkii barbaarin lahaa dadkaas maskaxda qabyaaladeed gishay anaga dibadjooga ah waaye.

 

Dhaqtar Raabi teeda kalena dadka uu saxiixa ka rabo ma'aha dadkaas baadiyaha ama reer miyiga ah. Kuwa uu hadda ficilka saxiixa iyo camal wanaaga ka rabo waa dadka dibadjooga ah, uu isleeyahay at least wax ayee barteen oo indhaha u furmay, adduunweynihiina arkay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mr-Peace   

If we are going to rid of qabalism, we have to replace the benefits of qabil with an alternative. In rural somalia, qabil is everthing, when one family is struggling for one reason or another, another family of the same qabil can be called upon to help. Without qabil, who do these families turn to? It's the same in another parts of african as well, tribalism benefits outweigh the harm.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by HornAfrique:

Interesting how how our tongues say one thing and our actions imply another. We have only to look at certain threads to see for ourselves the truth...

 

Should we give the benefit of the doubt and say it is only a rare case of amnesia?

Very interesting indeed Hornoow! yaa loo dhurwayeenayaa toloow? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this