Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Will you saxiix this?

Recommended Posts

Wuxuu soo bandhigay qorshe uu
sheegay in xalay dhalay lagu noqon karo haddii lagu dhaqaaqo, wuxuuna yidhi waa in uu qofku dhaar cad ka maraa in aanu waligii gardaro ku raacin qabiilkiisa, qabiil kalena ku dulmiyin, wixii uu galay ee hore uga dhacayn danbi dhaaf weydiisto ilaahay,waxa uu maanta ku jirana ka baxo, cid kasta oo isku dayda in ay iska hortaagtan aanu dhag u jalaq siin., dhaar taas oo uu ku tilmaamay Dr.Raabi in ay la mid tahay sidii Muslimiintii ugu horaysay yeeleen markii ay ashahaadada qireen, oo uu islaamku dumiyey wixii ka horeeyey ee danbiyo ahaa, ama dhaqan ahaa, waxa uu markaa Dr.Raabi goobtii Muxaadarada ku qaybiyey waraaqo qofkii doonayaa in uu ka dhaarto qabyaalada in aanu dib danbe ugu dhaqmin uu saxeexayo isaga oo qoraya magaciisa.

 

Runtii dad badan oo goobta ku sugnaa waa ay la yaabeen iyaga oo is weydiinaya ma Soomaali ayaa inta uu goob shirka ka dhaarto, ku sugnaanaya dhaartiisa?

 

Oo miyaanay hore u dhaaran kuwo xilal ka soo qabtay soomaaliya?

 

Oo miyaanay dhaaran kuwo kale oo burburkii isku dayey in ay wax qabtaan?

 

Oo miyaanay dhamaantood garab marin dhaartii?!

 

Haddana tani waxay kaga duwanayd waxay ahayd shaw markii ugu horaysay ee qof Soomaaliya oo aan xil qabanayn ama hadda hayn xil, la yidhi kaalay oo waxaad ku dhaarataa in aadan waligaa qabyaalad ku dhaqmayn, runtii su’aal la weydiiyey intii goobta fadhiday oo ahayd
qabyaalada in aad ka dhaarataan oo aydaan dadka ku dhaqin diyaar ma u tihin, dhamaan gacmaha ayaa lawada taagay, waxaana ka saxeexay wax yar, inta aan saxeexin qaarkoodna waxayba yidhaahdeen annagu barri hore ayaanu qabiil ka xorownay
.

Sheeko. Haddee qabyaalad ka xoroween maxee u saxiixi waayeen then? Yaab, gacmaha waala wada taagay, laakiin saxiix ku dhaarasho markee noqotay waala wada gambistay. So, who in SOL will take this brave life-time dhaar? Anyone here? Gacmaha hala taago, then saxiix ayaa ku xigto this time. No excuses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aniga ,,, Numero Uno gacantaa ii taagan.

 

 

I don't think in qof soomaali ah oo qabyaalad ka dhaaranayo ,, inta nadiifka ka ahina waa 0.0001%

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Dabshid:

MMA ma dhaaratey adigu? mase dhaaran lahayd?
:D

Why not? Guri qabyaaladeed, heck aqal qabiil laga hadlaayo even a day in all of my young life, ma la igu soo korin. Meel Soomaalida laga aaminsanyahay la igu soo barbaariye, where Soomaali flags and other symbols surnaan jiray darbiga.

 

And in my adulthood, waligeey meel qaaraan qabiil laga bixinaayo ma tagin, iskaba dhaaf wax aan ka dhiibto. Meel qabiilkeyga loogu doodaayo ma tagin. Aroos qabiilkeyga reerkooda isku guursanaayo ma tagin ebidkeey.

 

I've had friends in years and walaahi did not even knew their qabiils. Never even thought or occured to me in a thought. And I can proudly say, those few that their qabiils aan ogaaday after all those years, none belong to my qabiil.

 

Marka without dhaarasho, I am already ku dhaqmaayo, and without hesitating or giving a second thoughts, I would sign it, but the question now is: Will YOU, Dabshide, join me and the few others?

-------------

 

I don't think in qof soomaali ah oo qabyaalad ka dhaaranayo ,, inta nadiifka ka ahina waa 0.0001%

Are you admitting that you are qabyaaladist, that you cannot live without it as though it was some air or water? Also probably a one who believes the supremacy of his qabiil above all, even given more priority than his diin? That is what qabyaalad is, if you didn't know its definition already.

 

Stop speculating how minscule you think Soomaalis would live without qabyaalad, ee adiga kama maarmi kartid miyaa qabyaalad? I didn't know it was this addictive.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Interesting how how our tongues say one thing and our actions imply another. We have only to look at certain threads to see for ourselves the truth...

 

Should we give the benefit of the doubt and say it is only a rare case of amnesia?

Share this post


Link to post
Share on other sites

No i'm noq qabiilist sxb ,, i'm one of those 0.001% just like you. But look at our ppl sxb. Walaahi qaaar sheekhyo waaweyn loo yaqaanay baa imtixaankaas ku dhacay niyow.

 

Allah ha inoo sahlo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Jacaylbaro:

[QB] No i'm noq qabiilist sxb ,, i'm one of those 0.001% just like you.

I hope you do not mind if I make this my signature. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Jacaylbaro:

No i'm noq qabiilist sxb ,, i'm one of those 0.001% just like you. But look at our ppl sxb. Walaahi qaaar sheekhyo waaweyn loo yaqaanay baa imtixaankaas ku dhacay niyow.

 

Allah ha inoo sahlo.

Saas i dheh. Still gacan ayaa ii taagan ayaa tiri, oo ma saxiixaaye. Maxaa u diidee saxiixaa ee noo sheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar:

[And in my adulthood, waligeey meel qaaraan qabiil laga bixinaayo ma tagin, iskaba dhaaf wax aan ka dhiibto. Meel qabiilkeyga loogu doodaayo ma tagin. Aroos qabiilkeyga reerkooda isku guursanaayo ma tagin ebidkeey.

Adiga taada waxay u eg tahay dad-ka-carar iyo qaraabo nacayb. Qaaraan qof buko ama dhibaataysan oo tolkaaga ah waa waajib inaa dhiibtaa taas qabyaalad shuqul kuma laha.

 

Tolkaaga & kabtaada dhexdaa looga jiraa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Nephthys:

Adiga taada waxay u eg tahay dad-ka-carar iyo qaraabo nacayb. Qaaraan qof buko ama dhibaataysan oo tolkaaga ah waa waajib inaa dhiibtaa taas qabyaalad shuqul kuma laha.

 

Afkaagu caano geel lagu qub. Caqligaad ku garatay taasi dad bay ka moog tahay, oo garwaaqsan.

 

Qaaran hadaan la dirin, dadkayagu hooyo ama aabo u maqnayn kol horay ayay baaba'i la'aayeen. Ilma badan ee waxbarasha u oomane skool ay wax ka dhigtaan mayan heli lahayn.

 

Dad bay inta maskax garaadooda ka maqantahaye intay leeyeehiin afka quruxso.

 

 

Jacayl-

 

Thanks. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bishaaro, qaraabo iyo qabyaalad laba ayee kala yihiin nooh. See camal. Qaraabadaada is your family, your immediate family. Laakiin qaaraan in the name of qabiil, or worse qabyaalad, lagu aruurinaayo, and you know it mostly deals dagaal iyo qaxar iyo dad kale lagu baabi'inaayo. Waxba isma dhaamaan adoo qaaraantid oo og dad lagu dilaayo or adigoo u dagaalantid.

 

Have you ever asked yourself why dadka Soomaaliyeed qaarkood abaar dishay, qaarkood biyihii kusoo fatahaado, oo caalamkii loogu deyrinaayo baahidooda, haddana isla dadkaas suddenly find kumanaan doolar ay hub kusoo iibsadaan mar walba. Intee laga keenaa lacagtaas? Of course, dibaddaha laga diraa, oona diro dad ismoodo inay dhiig gacantooda aanan ku daadineynin. Waxba isma dhaamaan kan qabiil u dagaalamaayo iyo kan qabiil ugu qaaraamaayo.

 

SI FIICAN BAAN U SAXEEXAYAA WELIBA MORE THAN ONE TIME HADII LA RABO

Hadda diyaar maa u tahay? Kitaabka makuu soo qaadaa oo gacantaa midig ma saaree? :D

 

I hope it wouldn't be kuwaas qabqabliyaasha or siyaasiinta beenta badan camal oo kitaabadda ka been sheegtay, kun jeer ku dhaartay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this