Sign in to follow this  
Che -Guevara

Ethiopia to withdraw from Somalia by end of year

Recommended Posts

Friday, November 28, 2008

 

MOGADISHU, Somalia (AP) — Ethiopia announced Friday that it will withdraw its forces from Somalia by the end of the year, leaving this country's weak and fractured government to face an increasingly powerful Islamic insurgency.

 

Ethiopia — the region's military powerhouse — has sent thousands of troops to support Somalia's U.N.-backed government, which has failed to assert control over the country. The decision adds urgency to the Somali government's long-standing request for international peacekeepers to deploy here.

 

"Regardless of what happens, we have decided to withdraw our troops from Somalia at the end of year," Ethiopian Foreign Ministry spokesman Wahide Bellay said Friday in a telephone interview from Addis Ababa, Ethiopia.

 

Somali President Abdullahi Yusuf has asked for a U.N. peacekeeping force to replace a small African Union force that has largely been confined to its bases in the capital because of the violence. AU peacekeepers have struggled to maintain security, with only 2,600 of the mission's approved 8,000 troops on the ground.

 

The U.N. Security Council has said that, if Somalia can improve security and political reconciliation, it would consider sending U.N. peacekeepers to replace AU forces.

 

On Friday, Wahide urged the international community to send peacekeepers, but said Ethiopia would not wait any longer for such a force to be assembled.

 

Rashid Abdi, a Somalia analyst at the International Crisis Group think tank, said the Ethiopians may have decided to seal the border with troops and air power.

 

"They can ... continue to make military incursions across the border without troops on the ground who will be open to attack," he said.

 

Somalia's transitional government was formed in 2004, but then lost control of the capital, Mogadishu, and most of the south to Islamic militants. In December 2006, it called in troops from neighboring Ethiopia to help retake control. But the insurgency remains a disruptive force and a threat to Yusuf's government.

 

A worsening humanitarian crisis has been fueled by drought and high food prices.

 

Ethiopia is a key U.S. ally and the Pentagon sent a small number of Special Operations troops with the Ethiopian forces in 2006. In early 2007 the U.S. conducted several airstrikes in an attempt to kill suspected al-Qaida members.

 

Ethiopia is a traditional rival of overwhelmingly Muslim Somalia. It has large Christian and Muslim populations as well as one of Africa's largest armies, which many Somalis see as abusive and heavy-handed. Al-Shabab, which means "the Youth," mounts almost daily mortar attacks, suicide bombings and ambushes.

 

SOURCE: AP, Friday, November 28, 2008

Share this post


Link to post
Share on other sites

Crunch time-Hang them high

Sanca: Males Zenawi oo ka hadlay ka bixitaanka ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya

28. November 2008

 

 

 

Sanca(AllPuntland)-Ra'iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Males Zenawi ayaa ka hadlay arrimaha dalka Soomaaliya xili uu booqasho ku joogo dalka Yeman, isagoo sheegay in Dowladdiisa ay wado dadaal ay ku dooneyso iney ciidamadeeda kala baxdo gudaha dalka Soomaaliya.

 

Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in xukuumadiisu ay bilowday qorshaha ciidamadooda ay ugu baxayaan dalka Soomaaliya, isla markaana aysan jirin sabab ay u sii joogaan gudaha dalka Soomaaliya xiligan.

 

Males Zenawi oo Madaxweynaha dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax kala hadlaya arrimaha dalka Soomaaliya iyo sida wax looga qaban karo xaaladda muragada leh, gaar ahaan waxay labada mas'uul isla soo qaadeen arrimaha burcad badeeda, wuxuuna Males Zenawi uu shirkiisa jaraa'id ku sheegay in dhibaatada adag ee soo korortay ay tahay burcad badeeda Soomaaliyeed ee ka qowleysanaya xeebaha gacanka cadmeed, taasoo uu tilmaamay in ay tahay dhibaato ku soo korortay Geeska Afrika, ayna saameyn ku yeelan doonto guud ahaan caalamka.

 

Mr. Zenawi ayaa ka digay dhibaatooyin hor leh oo ay horseedaan burcad badeeda, isagoo carabka ku dhuftay in ay keeni karto sii baahida burcadda Sicir Barar baahsan iyo Ganacsiga Aduunka oo istaago hadaan wax laga qaban baahida burcad badeeda.

 

Waqtigii heshiiska Isbaheysiga dib u xorreynta iyo Dowladda KMG ay ku gaareen Jabuuti oo dhigayey in ay ciidamada Itoobiya ka baxaan goobaha rayidka ay degan yihiin ayaa waxaa ka soo gudbay maalmo, iyadoo ay goobo hor leh ay ku sii fidayaan, waxaana barbar socda weeraro kaga imaanaya kooxaha mucaaradka.

 

AllPuntland, Sanca

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ethiopia will never withdraw from somalia until we fight harder and kick them out vy sheer brutal violenec and force.

 

We also need to arrest the traitors that collaborated with the brutal ethiopian army.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooooL@Deputy. We get to make Duke shower Al-Shabaab with praises, and have JB say way biibeyn or duulay for hime.

 

Hassan..I don't think they have much of choice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Itoobiya oo sheegtay in ay Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadkan

 

Jimco, November 28, 2008(HOL): Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay dhammaan Ciidamadeeda kala baxeyso Soomaaliya inta uusan dhamaanin sanadkan, iyadoo sheegtay in ay taasi uga gol leedahay fulinta heshiiskii ay Jibouti ku gaareen Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya garabka Jibouti iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

 

Wahade Belay oo ah Afhayeen Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa sheegay in Dowladdiisa ay arrintaas la socodsiisay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-moon iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika Jean Ping.

 

Wahade Belay waxaa uu sheegay in Dowladdiisa ay taageersan tahay heshiiskii ay Jibouti ku gaareen dhinacyada isku haya Soomaaliya, wuxuuna intaas ku daray in nabad ka dhalata Soomaaliya ay dan ugu jirto Itoobiya oo Soomaaliya la deris ah, xadna la leh.

 

Dowladda Itoobiya ayaa kumaan Ciidamadeeeda ah waxay u dirtay Soomaaliya sanadkii 2006 xiligaas oo ay Dowladda Federaalka Soomaaliya khatar geliyeen xoogag Islaamiyiin ah oo awooddooda ay ku sii baaheysay deegaanno badan oo ku yaalla Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

 

Tan iyo xiligaasna Ciidamada Dowladda Itoobiya waxay dagaallo kula jireen Xoogag Islaamiyiin ah oo ka soo horjeeda siyaasadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo joogitaankooda dalka Soomaaliya.

 

Ugu dambeyntiina, Hadalkan ka soo yeeray Dowladda Itoobiya ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan ay dalka Jibouti ku gaareen Dowladda Federaalka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta garabka Jibouti heshiis awood qeybsi ah oo ku saabsan in la dhiso Baarlamaan Soomaaliyeed oo xubnahiisa ay gaarayaan 550, kuwaasi oo soo dooran doona Guddoomiye Baarlamaan, kadibna madaxweyne isna soo magacaabi doona Ra’iisal Wasaare.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

LOL^Amin rageedii iga dheh.

 

Ciyartu hadda ma xuma.

 

Kuwo waa ku daayeen oo gebi ayey iska la dhaci rabaan.

 

Kuwo kalena waa dhaawac oo in qudha kaaramardha markay marayaan lagu dhaawac tiro ayey u badantahay.

 

Kuwayowga golahan sol sidaydoo kale ka dhow-dhow leeya iyagu inta roob mayra nusqaanta uu ka da'aayo sariirtooda diiran ha iskaga jireen , ku jira sariirta aabayaal idinkoo oday xiin warsan ka sugi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mogadishu Sunday, 30 November 2008 SMC

 

Members of Ethiopian soldiers based in Baidoa have abandoned from that city which is away from the capital Mogadishu 245 KM, inhabitants told Somaliweyn.

 

Many Ethiopian troops based in the former Hassey industry have started leaving from there earlier on Sunday” Mohamed Ali told Somali weyn.

 

Ali who is a dweller also confirmed us that these troops with their armed vehicles went out from the city to the southwest and thinks they will go to their homeland.

 

Ethiopia said on Friday it will be leaving out from Somalia by the end of this year.

 

Still some Ethiopian troops stay the city, Ali added.

 

On the other hand 4 people including policemen have been killed others wounded after simulations explosions erupted in that town, where the Somali legislators seat.

 

Shortly after the attacks police hae arrested different people including well-known businessmen those are being questioned by the police, police officer Aden Bariyo Said.

 

No body claimed the responsibility of the attacks.

 

 

Jamal Osman

jamaloves@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Seddex Qarax oo ka dhacay Magaalada Baydhabo iyo Ciidamo Itoobiyaan ah oo Magaaladaas ka baxay

 

Axad, November 30, 2008(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta u ah Gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ay maanta magaaladaas ka dhaceen seddex qarax oo khasaare dhimasho iyo dhaawac ah geystay.

 

Seddexda qarax oo ahaa nooca bambooyinka gacanta laga tuuro, isla markaana loola dan lahaa in lagu waxyeeleeyo ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugnaa gudaha Suuqa weyn ee Baydhabo ayaa waxay geysteen dhimashada 3 ruux oo isugu jiray Ciidamadii qaraxa loola dan lahaa iyo dad rayid ah, iyadoo sidoo kalena ay ku dhaawacmeen dad kale oo gaaraya 20 ruux, kuwaasi oo dad rayid ah u badnaa.

 

Qaraxyadaas oo magaalada Baydhabo si weyn looga dareemay ayaa markii ay dhaceen kadib waxaa goobta soo gaaray Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka, kuwaasi oo rasaas ku riday dadkii ka dhawaa halka qaraxa ka dhacay, waxaana lagu soo waramayaa in ay rasaastaas dad ku dhaawacmeen.

 

Qaraxa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ayaa wuxuu ku soo beegmay iyadoo dorraad qarax kale oo ka dhacay magaalada Baydhabo uu geystay dhimashada afar ruux iyo dhaawaca 15 ruux oo kale, kuwaasi oo iyana isugu jiray Ciidamo iyo Dad rayid ah.

 

Dhanka kalena, wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo waxay sheegayaan in ay maanta magaaladaas ka amba baxeen qaar ka mid ah Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa, kuwaasi oo la sheegay in ay u amba baxeen dhinaca Gobolka Gedo, halkaasi oo la sheegayo in ay uga sii gudbi doonaan dalka Itoobiya.

 

Ciidamada maanta ka baxay magaalada Baydhabo ayaa bixitaankooda wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo madaxda sare ee Dowladda Itoobiya ay sheegeen in ay Ciidamadooda kala baxayaan Soomaaliya inta uusan dhammaanin sanadkan.

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Mogadishu, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamo Ethiopian oo sahay wada oo xalay soo gaaray Magaalada Baydhabo, iyagoo aan wax dagaal ah la kulmin

 

 

Ciidamo Ethiopian oo fara badan, isla markaana wata ku dhowaad 30 gaadiidka ayaa xalay soo galay Magaalada Baydhabo, kadib markii ay habeen hore ka soo kicitimeen Deegaanka Luuq ee Gobolka Gedo, waxaana Ciidamada inta ay soo safrayeen wadada aysan la kulmin wax dagaal ah sida horay u dhici jirtay.

 

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamadan oo sahay sida laga yaabo inay usii gudbaan Magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin dhowr Kun oo ciidamo, kuwaasoo xarumo kala duwan fariisimo ku leh.

 

Ciidamada ayaa markii ay soo gaareen Magaalada Baydhabo waxay hakad geliyeen dhaq dhaqaaqa Magaalada Baydhabo, waxaana saaka Magaaladaas ay ciidamada isugu kala gudbinayaan sahay kala duwan.

 

Degmada Bardaale oo marin istaarijiyadeed ah ayaa Ciidamada Ethiopia waxay shalay ku soo mareen si nabdoon, bedelkii ay weeraro kala kulmi jireen Xoogaga Islaamiyiinta oo wadada ugu gali jiray agagaarka deegaankaas, taasoo dhowr goor qasaare xoog badan Ciidamada ka soo gaaray.

 

Dhinaca kale ciidamo kale oo Ethiopian ah oo tiro ahaan ka yar kuwa xalay soo gaaray Baydhabo ayaa saakay waxay soo gaareen degmada Luuq, kuwaasoo la sheegay inay fariisin ka samaysteen isla goobtii ay shalay ka soo kicitimeen ciidamada xalay gaaray Baydhabo.

 

Lama garanayo sababaha ka dambeysa soo gelitaanka ciidamadan ee gudaha dalka Soomaaliya iyo meesha ay rasmi ahaan ku wajahan yihiin ciidamadan Ethiopianka ah ee soo gaaray Baydhabo iyo kuwa kale ee ku soo fool leh, waxayna soo gelitaanka ciidamadan ee gudaha dalka Soomaaliya imaanayaan xilli ay xukuumadda Ethiopia shaacisay inay ciidamadeeda kala baxayso dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^aadyaraa huuno. Nimanka dhagaha ayaa laga raacay aabahood ayaa fuudka lacabsiiye.

 

Diiradiina wasee alleylahe. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this