Sign in to follow this  
Juje

Why are they meeting in th dark?

Recommended Posts

Juje   

Madaxweyne Rayaale oo magaalada Addis-Ababa kula kulmay Ra`iisal wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi

 

Hargeysa, Jimco , August 24 2007 SMC

 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo booqasho rasmiya ku jooga Caasimadda Addis Ababa ee Dalka Ethiopia, ayaa waxa uu 06:30 fiidnimo ee caawa, ee sacada Afrikada bari, uu kullan la yeeshay Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia, Mudane Males Zenawi, kullankaasi oo ka dhacay Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia. Waxa Madaxweyne Rayaale iyo Ra’iisal Wasaare Males Zenawi ay ka wada hadleen arrimo dhawr ah oo ay ka mid yihiin, xidhiidhka saaxiibtinimo, ka ganacsi iyo arrimaha Siyaasadda ee ka dhaxeeya labada waddan ee jaarka ah, iyo sidii xidhiidhkaa loo sii xoojin lahaa, sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafdeed uu ku saxeexanyahay afhayeenka madaxtooyada Somaliland.

 

Kullankaasi oo qaatey muddo laba saacadood ah, waxa ku weheliyey Madaxweynaha JSL, Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Debedda, Mudane, Cabdillaahi Maxamed Ducaale dhinaca kalena Waxa Ra’iisal Wasaaraha ku wehelinayey kullankaasi, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Debedda ee Dalka Ethiopia, Mudane, Atto Tekede Alemu.

 

Waxa weftiga Madaxweynaha Maanta Qado Sharaf ugu sameeyay Huteelka uu deggan yahay ee Sheraton, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Debedda ee Ethiopia, Mudane, Tekeda Alemu.

 

Madaxweynaha iyo Weftigiisa, waxa u sii socda kulamadii ay ku lahaayeen, Caasimadda Ethiopia ee Addis Ababa.

 

 

Riyaale_Melas_1.JPG

 

Riyaale_Melas_3.JPG

 

'Caweyska hadi an wax ku jirin maxaa habenki lo ciyaara? ', so why are this guys meeting in the dark unless they are plotting something sinister?

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

To sett the mood nooh, I think I hear marvin gaye on the back ground.........lets get it onnnnnnnn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by me:

To sett the mood nooh, I think I hear marvin gaye on the back ground.........lets get it onnnnnnnn.

looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooolllllllllllllllll!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

 

Duf ku bax..... :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Hey am I the only one thinking someone is gonna get F***ed here? I see Zenawi is already making a move.

 

Look at the body language. Zenawi is feeling confident, Riyaale is all shut down.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by me:

I see Zenawi is already making a move.

 

Look at the body language. Zenawi is feeling confident, Riyaale is all shut down.

May be, Mudane Daahir Rayaale Kaahin is playing hard to get, to set the mood right...loooool ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

well, Jeneeya or Jinaabo as shes called in somalia, told them to do so. she told them that african brains function better when lights are off... damn mofos.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sanaawi Soomaali hal hal u qabtay, runtii.

 

For that, ninkaas gacan aan ugu taagay. You've to give credit where credit is cruelly due.

 

Ninkaan caadi ma'aha. Soomaali psyche ayuu taqsuus oo PhD ka heystaa. What is even worse and gutting is that this free thesis was freely aided and facilitated by Soomaali dowlad and Soomaali people, who wrongly thought he would one day pay back. Tan ha lagu tusaalo qaato. Nin abeeso korsaday ayee noqotay.

 

When will he write, taloow, a tell-all buug about Soomaali mentality and their naivety of succuming beentiis day in and out. Runtii dowladda shisheeye awood leh qaban waayeen ayuu hal hal u qabtay, haddana caabudo, oo u kala dhuumanaayo, naago la isla qabo camal.

 

You see within weeks, kii kale ka talinaaye Bari oo Adisababa u dhuumanaayo aala arki doonaa. Kuwii kalena, the two stooges, maba loo baahno inay u dhuuntaan xagaas iyo meel kale, oo junior ministers iyo Gaashaanlesare Gabre ayee warbixinta u wada siiyaan.

 

Shimbiryaaloow heesa, hees wanaagsan heesa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

MM Aqiyaar:

 

Time will indisputably decide about the fate of the current turmoil in the Horn but I think Zenawi is as a brainless like the rest of those African despots....and from all his thuggish achievements and criminality one could only gather that he, without an external hand, surely will unseat himself. This is the preview of shocking political things to come…

 

East Africa specially Ethiopia and Somalia are not as vital to OUR interest as one may assume wrongly...Zenawi is no more than an African dictator who found a unique opportunity to truly flex his muscle and expand his control through the horn but who is horribly failing himself coz he isn’t smart enough to exploit these unprecedented times wisely.. I gave him another 18 to 28 months before he flees into asylum in Zimbabwe…

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this