Sign in to follow this  
General Duke

Puntland interior minister arrives in LA SOOL..

Recommended Posts

Laascaanood.jpg

 

W/arimaha gudaha Puntland oo gaaray Laascaanood iyo kulan balaaran oo ay yeesheen waxgaradka iyo Maamulka Gobolka.

 

Waxaa maanta kulan balaaran yeeshay Maamulka Gobolka Sool iyo Ganacsatada Gobolka iyadoo kulankaas ay ka soo qayb galen ganacsatada Gobolka iyo qaybaha kala duwan ee ururada bulshada kulankaan aya waxaa dib kaga soo biiray wafti balaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka arimaha gudaha Maxamed cabdixaabsade iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo maanta gaaray Magaalada Laascaanood

 

 

 

Waxaana ka soo qaybgalay shirkii maanta ka furmay hoolka dawlada hoose ee degmada laasacaanood dad isugu jira isimo, cuqaal , ganacsato, aqoonyahano iyo dhamaan qaybaha kale ee bulshada sida ururada dhalinyarada iyo kuwa hooyooyinka.

 

Waxaa sidoo kale kulankan ka soo qayb galay wafti dawlada ka socday oo uu hogaaminayey wasiirka arimaha gudaha iyo amniga mudane axmed c/ xaabsade, waxaana sidoo kale goobjoog ka ahaa gidoomiyaha g/ sool mudane ibraahin jaamac daad, iyo duqa degmada laasacaanood ee mudane c/raxmaan jaamac aadan iyo marti sharaf kale.

 

 

Waxaa shirka furay duqa degmada laasacaanood mudane cabdiraxmaan jaamac aadan, wuxuuna duqu si guud uga hadlay caqabadihii ay soo martay dawlada hoose iyo marxaladahay la kulantay, wuxuuna duqu taabtay in dawlada hoose ee degmada laasacaanood ay waxbadan ka qabatay arimaha bulshada ee degmada laasacaanood sida caafimaad , waxbarashada , amniga iyo hagaajinta jidadka magaalada.

wuxuuna ugu danbayntii duqa degmada laasacaanood mudane cabdiraxmaan jaamac aadan uu ugu baaqay dhamaan ganacsatada iyo bulshada ku nool magaalada laasacaanood in ay bixiyaan cashuurta dawlada hoose islamarkaasna ay ka qaybqaataan horimarinta bulshada isla markaasna ay la shaqeeyaan dawlada hoose.

 

Waxaa isna halkaas ka hadlay gidoomiyaha rugta ganacsiga ee g/ sool mudane faarax suugaal, wuxuuna tibaaxay hawsha wayn ee ay qabato dawlada hoose ee degmada laasacaanood iyo sida ay ugu heelantahay horumarinta degmada, wuxuuna intaas ku daray in ka ganacsato ahaan ay la shaqayn doonaan dawlada hoose iyo maamulkaba.

 

 

Waxaa isna halkaa ka hadlay gidoomiyaha g/ sool mudane ibraahin jaamac daad oo sheegay muhiimada ay leedahay wada shaqaynta dawlada hoose iyo ganacsatada, wuxuuna gidoomiyuhu ugu baaqay dhamaan ganacstada magaalada laasacaanood in lashaqeeyaan dawlada hoose isla markaasna ay bixiyaan cashuurta dawlada hoose lana shaqeeyaan maamulka.

 

Waxaa kale oo madaxdii halkaas ka hadashay kamid ahaa wasiirka arimaha gudaha iyo amniga mudane axmed cabdi xaabsade, wuxuuna wasiirku sheegay sida uu ugu faraxsanyahay waxabadka tayada leh ee dawlada hoose iyo shirka ay isugu yimaadeen ganacsatada iyo dawlada hoose, wuxuuna wasiirku uu dhiiri galin u soojeediyay dawlada hoose ee laasacaanood oo uu ku booriyey in ay uguntato oo u shaqayso oo u adeegto dadkeeda iyo dalkeeda, wuxuuna wasiirku ka codsaday dhamaan ganacsatada magaalada laasacaanood in ay cashuurta si wanaagsan u bixiyaan isla markaasna ay la shaqeeyaan maamulka,

 

Wuxuuna wasiirku intaa ku daray in wafdigoodu uu u yimid magaalada laasacaanood hawlshaqo oo uu ku kormeerayo waxqabadka maamulka g/ sool iyo dhamaan degmooyinka g/ sool, wuxuuna wasiirku intaa ku daray in ay u yimaadeen oo kale halo ciidamo qoris ah oo aydawlada federaalka ku meelgaadhka ah ee soomaaliya ay ka codsaty in ay ciidamo u soodiraan maamul goboleedka puntland wuxuuna wasiirku sheegay in magaalada laasacaanood laga qaadayo cidan gaadhaya laba boqol oo askari <200> oo looqaadaya magaalada muqdisho.

 

 

Ugudanbayntii waxaa isna halkaas ka hadlay garaad abshir saalax oo ku hadlayey afka isimada oo soo xidshay shirkii ka socday halkaas, wuxuuna garaadku ugu baaqay dadka ku dhaqan guud ahaan puntland in ay wax wada qabsadaan oo ilaaliyaan midnimadooda, ugu danbayntii wuxuu garaadku halkaas ka soo jeediyey kalmado duca ah wuxuuna soo xidhay shirkii ka socday xarunta dawlada hoose ee magaalada laasacaanood.

 

 

Axmed Maxamed Yuusuf.

hanad2_2@hotmail.com

Allmudug.org Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland controls Xudun,Taleex, Lascaanood districts. Only caynabo is not in puntland control.

 

The people ofBuhoodle of togdheer district pledge support for puntland just like the greater majoirty of reer sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taanko you love to talk about how somaliland is claiming other regions land but yet if i am not correct is not Buhoodle a area within togdheer, i strong region with vast population in support of Somaliland mmmm i sense a double standard here, to your other the majority of people in Sool is spilt between the puntland via somaliland issue, everyone in somali polticis no this. Eastern sol is more towards puntland while western sol is more towards somaliland thats a political reality on the ground. so to answer the pervious question if puntland controls full control of Sol and Sang the answer is still No.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caynabo is the only pro Somaliland region. Suprise suprise who lives there? LOOOL

 

 

The demarcation of whether Buhoodle is in Togdheer or if it was in Bari Makes no difference. It is continous land sxb.

 

 

So going by your standards Somaliland controls only Waqooyi Galbeed, Since there are pro puntland people in Sanaag Sool and Toghdeer? LOOOL you have a flawed concept of reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taako, i just love your hidden attacks on as you put it the suprise suprise people who live there" we both no want you are refering to here. Getting back to your points, you still failed to prove Puntland controls all of SOL and Sang, (lol). I love how you wish washed the issue i put of the double standard of the Buhoodle issue, i just love your comment of "Buhoodle is in Togdheer or if it was in Bari Makes no difference. It is continous land sxb" So in your reality continous land would mean what please clear it for me cause somaliland can make the same claim with certian regions of Sang and Sol. Your last claim that somaliland controls only Waqooyi is funny you and i and most people in somaliland politics knows somaliland controls Awdal, Saaxil, Togdheer, Waqooyi, Sanaag majority of it, and Western Sol. If my math is right thats 4 strong regions under somaliland control while two are disputed with sol being half controled and sang with large areas under somaliland control, this my friend weakness your claim of only Waqooyi as the only area under somaliland control.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Back to the topic:Puntland interior minister arrives in LA SOOL.

 

Puntland is making it's presents felt just what is needed in that part of Puntland State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saxiil is a region created out of the former waqooyi galbeed. Its like dividing Bari region into Bari and Karkaar. Sxb you are delusional. Wester sool is one district of the former Sool also known as caynabo. Riyaale Kahiin ran out of the capital of sool district. Do you really think he could make it to xudun or taleex the birth place of a great anti somali division campaign against the british and their friends? LOOOL.

 

Sanaag region is divided and buhoodle district is a no go zone for anti somalia people.

 

Somalia Controls

 

Bay

Bakool

Gedo

Galgaduud

Hiraan

Mudug

Jubbada hoose

Jubbada dheexe

Shebellaha hoose

Shebellaha dheexe

Sool

Sanaag

Cayn

Bari

Nugaal

Banadir

and the people of Awdal also want to join there brothers. The only way to do that is through Hargeisa LOOOOOL. Inshallah the people of awdal shall join there brothers in Somalia against those same people grown up on british tea and biscuits.

Share this post


Link to post
Share on other sites

again taako you never answered my question, lol you can have thousands of regions if you like but that wont change the fact on the ground people for the people in somaliland and for those four strong regions i pointed to. I would like to also point another double standard that you just did by saying saxxil is made out of another region, i could say the same thing about buhoodle being recently made up (lol) but regress the issue here again is that Sol and Sang is not in control of Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland controls Xudun,Taleex, Lascaanood districts. Only caynabo is not in puntland control.

 

The people ofBuhoodle of togdheer district pledge support for puntland just like the greater majoirty of reer sool.

 

Puntland controls the majority of SOOL, SANAG & CAYN which are part and parcel of Puntland State which is part and parcel of the Federal republic of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Claims are claims i can say the samething but we will be going around in circle, as i stated before and i state again The full control of both those regions are not in puntland control thats a fact like it or not, and cayn is created region which again opens up a can of warms about what is border what is line, does one cross it due to ethnic reason or through legal reasons thats the questions my friends.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this