Sign in to follow this  
Gar-haye

RUMEYSO WAA RUNE.

Recommended Posts

Gar-haye   

video

 

ladies and gentlmen the men you see in the video who considers himself the president of the so called kilil administration, who finds amusement at the suffering he help but threw the mom in that video, who has done everything at his disposable to help torture the people of ******ia, is going to jail. why, simply he has no more use for the ethiopians so to the Dungeons he goas and inshallah to the bottom of hell.

 

 

web page

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Garhaye, saaxiib waa runtaa laakin ma waxaad fiaysaa ninkaas odayga ah ee la eryay inay dadkan dhibaataysan xal u tahay, eeg waxa soo scoda mid ka daran uun baa iman marka wax add loogu sii riyaaqo ma hayo, waa dameer iyo labadisi dhagod.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saaxiib, where are the Sons of kilil 5? Why dont they do anything about this genocide? Oh, I forgot...they are more concerned about what happens between sheikh sharif and AY... :confused:

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^Saaxiib, where are the Sons of kilil 5? Why dont they do anything about this genocide? Oh, I forgot...they are more concerned about what happens between sheikh sharif and AY...

Here are the sons of Western Somalia

And

 

 

Now, tell me what you, Mr Qarqarneyn, are doing to free the rest of Somalia from the Ethiopian invasion?

 

P.s. There is no such name as Kilil. Don't use the Tigray Terms.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^ Dhagta dhiiga haloo daro markii xabsiga laga soo saaro si ay kuwa kale ugu tusaala qaataan.!

 

 

Wiilasha Somali Galbeed are looking like well trained soldiers - Ilaahay ha u siyaadiyo hangankooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by The Zack:

URL=http://tinyurl.com/3p7eeq]Here are the sons of Western Somalia
[/url]

And

Waa cajaaib walahi!

 

Ma dhaantaa dal xoreynayso?

Ma dhaantaa dal quudineyso?

Ma dhaantaad halgan ka dhigateen?

Ma dhaantaa xabashi looga saarayaa?

Ma dhaantaa hormar lagu gaaray?

 

The Xabasha are starving the population, and your answer to that is dhaanto inaad tumataan. Tha's bloody ridiculous walahi.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by dhulQarnayn:

The Xabasha are starving the population, and your answer to that is dhaanto inaad tumataan. Tha's bloody ridiculous walahi.

And what is yours sxb? To detain the descendants of this region and repatriate them to the Xabashi, right?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dulqalbeyn,

 

Did you even listen to what they are saying?

If you did, did u understand it? And its funny that you didn't comment on the first video lol.

 

You are full of negativity ninyahow. One thing you and the Ethiopians have in common is when someone mentions Western Somalia, you respond with negativity, when someone mentions Southern Somalia, you respond with negativity, when someone mentions Northwestern of Somalia, you respond with negativity. For some reasons, you still have that mentality of my region aka my sub-clans is superior to the others. That's 20th century mentality. Let's wake up and support the brothers and sisters in the entire country of Somalia ( no matter what region they are at ) who are fighting and working on kickcing this Ethiopians out of the country. Again, It should not matter what region they are from!

 

P.S. I don't know if you are aware but Every region in Somalia is under the Ethioian occupation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ilax   

Originally posted by The Zack:

Dulqalbeyn,

 

Did you even listen to what they are saying?

If you did, did u understand it? And its funny that you didn't comment on the first video lol.

 

That's 20th century mentality. Let's wake up and support the brothers and sisters in the entire country of Somalia ( no matter what region they are at ) who are fighting and working on kickcing this Ethiopians out of the country. Again, It should not matter what region they are from!

 

P.S. I don't know if you are aware but Every region in Somalia is under the Ethioian occupation.

Zack,bro, good advice but directed to the wrong person. I see mismatch between the message and the intended recepeint.Dhagahii ilaaahay waaniyaa waan saama bay Somali ku maahmaahdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

Saaxiibyaal, runta hadii loo hadlo, anigu halgan qaran baan kujiraa, idinkuna; ku dhaanto iyo orr leh waxbaan ku xoreenayaa, iyo mid bililiqo iyo boob rabo wax inuu ku xaliyo ayaad wada tihiin.

 

Marka hadii dhegi wax maqleyso, qalbi wax qaadana idin ku yaal, waanadii faraha badneed oo aan idiin soo tabinayey ayaad wax ku qaadan laheedeen, laakin waxaa meeshaan iiga muuqatay-- qaarna qalbigoodi iyo quluubtoodi caanoboore yaa ka buuxsamey oo waa tan markey qaras baxeen boodboodayaan. Qaarka kalena, wali biliiliqada iyo boolidii yey weligood rabaan iney ku waaraan. Taasina maskax caqli leh waa wax eyna qaadan karin.

 

Marka ruux haduu waano u baahanyahay idinkaa wareersan oo dantii qaranka guud kaleexday ey ilaahay qalbiga ha idiin furo. Wabilahi towfiiq!

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by dhulQarnayn:

^^^

Saaxiibyaal, runta hadii loo hadlo, anigu halgan qaran baan kujiraa,

^Oo xagee ka halgantaa? Bal noo faah-faahi?

 

Ilax, Sxb waa runtaa oo waano abuur baa ka horreeyay lakin kan yar eegga sidii hore wuu ka jilcay sidaan waanada ugu wadnay lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaa Zak Caanoboore, :D

 

Ma waxaa hada keentay inaad sidii caruurtii u hadaaqdid markii runta farta lagaa saaray. Anigu wixii qaranka burburkiisa kanaxayah oo qaranka inuu luguhiisa ku istaago rabo ayaan wax la qeebsadaa, ee kuwo qeela quutayaal ah oo wixii qurun oo dhanba qoryaha u sido, isku darajaba manihin ee nagu kala kaxeeya meesha nimanyahow.

 

Anigu badaha iyo birigaba waan ka halgamaa ee adigu dhaanto mooyee, wax kale oo aad heesaa ma ii sheegi kartaa?

 

Awalba meesha naf kumaad heyninee caanoboorahaaga iska shushubo, inta aan kaaga imanayo oo aan qaranka kugu soo dabaalayo.

 

dhulQarnayn :cool:

Republic Of California

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by dhulQarnayn:

Anigu badaha iyo birigaba waan ka halgamaa

dhulQarnayn

Adigoo ayo ah? Ma ninkaagan ceyrta ku qaata California baa bad iyo barri ka dagaalama? Midda kale give us some details who do you fight against and what for?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this