Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland troops searching for terorist in lasqoray

Recommended Posts

TACSHIIRAD KA DHACDAY DULEEDKA MAGAALADA LAASQORAY

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Laasqoray:- Wararka haatan soo gaadhaya warqabadka LaasqorayNet ayaa sheegaya inuu dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Laasqoray warka ayaa intaasi ku daraya inuu dagaalkaasi socoday ilaa dhawr saacadood kaasi oo aan ilaa haatan la ogayn khasaarihiisu intuu gaadhsiinsanyahay, dadka deegaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen duryanka rasaasta.

 

Tacshiiradaasi ayaa la xaqiijiyay inay u dhexayso Dadka deegaanka iyo Malayshiyaadka Somaliland kuwaasi oo rasaas xoogan ku dhex martay duleedka Degmada Laasqoray,sida la xaqiijiyay dagaalkaasi ayaa ku belawday ka dib markii ay u hanqaltaageen Ciidamada Somaliland inay gudaha u soo galaan magaalada Laasqoray.

 

Ciidamada Deegaanka ayaa aad isaga difaacay inay malayshiyaadka Somaliland ay qoobka soo galiyaan gudaha magaalada Laasqoray, warar dheeraad ah oo kale ayaa sheegaya inay ciidamada deegaanka Sanaag ay difaac xoogan ka xidheen dhamaan hareeraha magaalada Laasqoray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Known knowns of SMN gang organization spokespersons are established patterns of habitually excess use of the borrowed catch phrases. Somalis from Sool and Sanaag areas are the protective virtual wall of Somali unity. Because of them the Somali Republic will always appear in the official world atlas however bad shape the country is in....

Share this post


Link to post
Share on other sites

nayruush keep telling your self that at the end run babaad moodii

 

the terorist are thos people from puntland who suport those burcad badeed eeh dadka afduuba

masakiinta

Share this post


Link to post
Share on other sites

xaajidd?a so are you saying your boys represent President Yey who is the current head of Somali Republic to fight the budhcadka? Amazing development...

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Paragon:

Wax sidaa u sii weyn ma ahan, waanu eryeynaa ciyaalka calanka SL inoo soo qaatey..
:D
.

ahahahaha :D .

 

lool@terrorist.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nayruus we dont suport t f g and there Ethiopia alies in bay******

 

we the somaliland people we want to save the those tourist that came to sanaag somaliland and where kidnaped bye this puntland terrorist

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this