Sign in to follow this  
General Duke

A/Qaybdeed pushes courts further back, limited Puntland support..

Recommended Posts

Dagaal maanta ka dhacay agagaarka magaalada Galinsoor iyo Mudaharaad balaaran oo looga soo horjeedo gudmoomiyaha baarlamaanka oo ka dhacay Baydhabo

Posted to the MOL November 6, 2006, 6:04 am

 

 

Galkacyo:- Waxaa maanta markii ugu horeysay intii uu burburay shirkii Khartuum fooda isdaray ciidamada Puntland iyo kuwa Cabdi Qaybdiid oo dhinac ka soo wada jeeda iyo kuwa maxkamadaha Islaamiga Muqdishu. Dagaalkaan oo ka dhacay meel aan ka fogeyn tuulada Galinsoor ayaa la sheegay inay isku heleen ciidamada Maxkamadaha oo halkaas ayaamahaan dambe fariisimo ka sameystay iyo kuwa Puntland oo sahan ahaa.

 

Wararka laga helayo dhinaca Maxkamadaha ayaa xaqiijiya in ciidamada Puntland iyo kuwa Cabdi Qaybdiid ay hub culus huwiyiin ciidamada Maxkamadaha. Iyadoo aan wali la ogayn qasaaraha dagaalkaas. Madaxa amaanka ee Maxkamadaha islaamka Sheekh Yuusuf Indho cadde ayaa ku eedeeyay ciidamada Puntland inay soo weerareen ciidamadooda.

 

Dhinaca Maamulka Puntland ayaan wali wax wara ka so bixin iyadoo dhawr maalin ka hor uu madaxweynaha Puntland Cadde Muuse ka sheegay magaalada Gaalkacyo oo meesha maanta dagaalku ka dhacay u jirta 90km in maxkamadaha Muqdishu yihiin qabiil gashaday shaati diimeed una socda inay qabsadaan Puntland isagoo wacad ku maray inaysan cag soo dhigi doonin deegaanada Puntland. Cadde Muuse ayaa intaas ku daray in 16-kii sanno ee dagalka sokeeye socday la isbartay, Puntlandna awood buuxda ay ciidankeedu u leeyihiin inay iska difaacaan maleeshiyo beeleedka ku soo bahoobay maxkamadaha Muqdishu.

 

Waxaa jira cabsi laga qabo in Somaliya oo dhan ka dilaaco dagaalo faraha looga gubto oo dhex mara Maxkamadaha Islaamiga Muqdishu iyo Dawlada KMG ah oo kaashanaysa maamulada taageera.

 

Dagaalkaan maanta ayaa ku soo beegmay iyadoo maalintii shalay uu muqdishu soo gaaray gudoomoyaha Baarlamaanka Somaliya SHariif Sh. Adan oo isagu si shaqsiyan ah u yimid Muqdishu isagoon wax wada tashi ah iyo kalsooni ka wadan Baarlamaanka Somaliya. Arintaas oo ka caraysiisay dad badan oo awal horey u taageersanaa gudoomiyaha Baarlamaanka. Maanta ayaa waxaa magaalada Baydhabo ka dhacay Mudaharaad looga soo horjeedo tagida Muqdishu ee gudoomiyaha Baarlamaanka. Iyadoo dad badan oo isugu soo baxay halkaas ay ku dhawaaqayeen kalsooni xumida ay u hayaan gudoomiyaha oo diiday xitaa inuu wada tashi ku yimaado Muqdishu haduuba u socdo inuu la hadlo qolyaha Maxkamadaha oo horey shirkii Khartuum u diiday inay nabad la galaan dawlada KMG ah.

 

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

GALLINSOOR: Dagaal aad u xooggan oo ku dhex Maray saakay Maxkamadaha iyo Cabdi Qaybdiid Deegaan ku dhow Gallinsoor

Posted to the Web Nov 06, 13:30

 

 

Gallin-soor (PP) - Dagaal saocday in ku dhow 30-daqiiqo oo ahaa mid aad u xooggan ayaa wuxuu saakay dhex maray Ciidammo ka tirsan kuwa Col. Cabdi Qaybdiid ee ku sugan Deegaanka Bandiiradley iyo kuwa Maxakamdaha ee ku sugan Deegaanka Gallinsoor.

 

Wararka ka imaanaya Deegaanka Gallinsoor ayaa waxay sheegayaan in dagaalkaas uu ahaa mid ka billowday halka lagu magacaabo Far-caano oo 15-km u jirta Degmada Gallinsoor, waxaana la sheegay inay foodda isku dareen markii hore laba Malleeshiyo oo sahan ah.

 

Dagaalkaan ayaan la sheegin khasaaraha dhabta ah ee uu geystay balse dhanka Maxkamadaha ayaa waxay sheegteen inay ka gaareen guul isla markaana ay ka dileen kuwa Cabdi Qaybdiid 3-ka mid ah Malleeshiyadiisa.

 

Malleeshiyooyinka Col. Cabdi Qaydiid ayaa iyaguna waxay sheegteen inayu ka gaareen dagaalkaas isla markaana ay ka saareen deegaanka Far-caano kuwa Maxkamdaha, waxaana ay sheegteen inay ka dileen dhanka Maxkamadaha laba qofood isla markaana ay ka dhaawceen ugu yaraan 6-qofood oo kale.

 

Sheegashooyinkaas labada dhinac marka laga soo tago ma jiraan war madax bannaan oo sheegaya khasaaraha halkaas ka dhashay ee dhimashada iyo dhaawaca ah sida ay yihiin iyo cidda si dhab ah haatan dagaalka ugu gacan sarreysa.

 

Warar cusub oo ka imaanaya deegaanka Bandiiradley iyo Gallinsoor ayaa waxay sheegayaan in labada dhinac ay wadaan abaabullo dagaal oo xoog badan, isla markaana aysan jirin wax cid isku dayaysa inay qaboojiyhaan colaaddaas.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com

Saaxiibkaa u ***

Daabaco Qormadan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The clan courts are trying to say it was Puntland that launched the attack. Some are trying to mention Ethiopia. The truth is coming out though. People are getting ready to defend against tribalism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahmed Guree, Col Qaybdeed is fighting those who fought him in Mogadishu, this is personal. As for Puntland here is the states view.

 

Gaalkacyo : Maamulka Puntland oo beeniyay in ay weerar ku qaadeen deegaanka Galinsoor.

Isniin, November 06, 2006

 

 

Gaalkacyo (AllPuntland)- Maamul goboleedka Puntland ayaa waxa ay shaaca ka qaadeen in aysan wax weerar ah ku qaadin magaalada Galinsoor iyo agagaarkeeda.

 

Wasiirka dawladaha hoose iyo horumarinta reer miyiga Cali Cabdi Awaare oo saxaafadda la hadlayay ayaa waxa uu sheegay in ciidamada mamulka Puntland aysan wax dhaqdhaqaaq ah ka samayn deegaanadaasi.

 

Waxa uu sheegay in ciidamadu ay ku sugan yihiin meelihii ay hora u sugnaayen.

 

Hadalkani ayaa waxa uu soo baxayaa iyada oo dhowaan xubno maxkmadaha ka agdhow aysheegeen in ciidamda Puntland ay weerar gaad mo ah ku soo qaadeen deegaanka Galinsoor.

 

Goobo badan oo ku yalla gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxa isku hor fadhiya ciidamada Puntland iyo ciidamada maxkamadaha magaalada Muqdisho.

 

Mahad Jama Koronto

AllPuntland

 

 

 

 

 

 

 

Related Articles

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ahmed_Guree:

So know C/Qaybdiid is fighting USC?????

No saxiib he's not usc or anything like that he's mujriim and will be captured soon insha alla

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^By who Indacade's clan? I doubt they can capture him in his own country when they could not in Mogadishu, remmeber this man gave them the biggest nose bleed so far.

 

Also the fact that he is outside Galinsoor highlghts the fact that the courts have no leg to stand on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowlada Puntland oo beenisay in wax dagaal ah ay ku qaadeen Gelinsoor

Last Updated::2006-11-06 15:04:02

 

Gaalkacyo:- Dowlada Puntland ayaa si adag u beenisay in ay wax weerar ah ku qaaday magaalada Gelinsoor.

 

Wasiirka Dowladaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Md.Cali Cabdi Awaare oo Saxaafada kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa beeniyey in Puntland ay wax dagaal ah ku qaaday maleeshiyooyinka Maxaakiimta ee xaruntoodu tahay Gelinsoor.

 

Wasiirka oo la hadlay Saxaafada Caalamiga ah iyo waliba kuwa maxaliga ah ayaa shaaca ka qaaday in been abuur ay tahay wararkii ay faafiyeen Maxaakiimta Muqdisho oo ay ku sheegeen ciidamada Puntland ay weerar ku qaadeen magaalada Gelinsoor.

 

Dowlada Puntland ayaa sheegtay in Ciidamada Puntland aysan marnaba weerarin deegaanada xaduudka ay la leeyihiin, isla markaana ay ku sugan yihiin goobihii ay horey u joogeen.

 

Difaac

 

Dowlada Puntland ayaa sheegtay in aysan ku jirin wax duulaan ah balse ay ciidamadeeda yihiin kuwo is difaac u diyaar ah, aana cidna ku xad gudbeyn.

 

Dowlada Puntland ayaa ugu baaqday Maxaakiimta Muqdisho in ay joojiyaan Xiisada ay abuurayaan iyo wararka been abuurka ah oo ay u gudbinayaan saxaafada Caalamka.

 

Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse iyo Golaha Wasiirada ee Puntland ayaa ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

 

Madaxweyne Cadde ayaa horey marar badan u sheegay in ay jiraan kooxo doonaya in khal khal la geliyo amniga Puntland, Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale sheegay in jiraan warar caalamka la siinayo oo la rabo in sumcada looga dilo amniga ka jira deegaanada Puntland oo ay hada ka socdaan mashruucyo kala gedisan oo horumarineed.

 

Cabdifutaax Shirwac

HorseedNet.com - Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Duke how come you guys formed an alliance with C/Qaybdiid wasn't he responsible for the death of 1000's of Puntlanders in the Haydays of USC in the 90's?

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

We will see how strong cade Muse and abdi qaybeed be in the comming month . C/qabdiid will be dealt with inshallahi in the comming weeks you see and watch with or without puntland with him. C/qaybdiid people are shame of him and will lead offensive againts this shaydan.Big offensive is under way word C/shaydan will be dismantled his people disowned him and cade mus is gonna face disaster if he cross the border this internal fight no need for puntland to interfear , Icu tried to advise cad muse the best way they can he refused , his troops will face disaster you see soon time .

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Is Hobyonet ashamed of him, since they must be one of the people you are speaking for....

 

hobyonet...

Iska hor imad ay rasaaas isku weydaarsadeen Ciidamada Col. Cabdi Qeydiid iyo Maleeshiyada Maxkamadaha ayaa ka dhacay Tuulada Labiga Cargeyga oo u dhow degmadda Galinsoor.

 

 

Hobyonet. Muqdisho. Sabti,Nav 04,2006

 

Iska hor imaadkaas ayaa waxaa la isku weydaarsaday rasaas xoog leh oo ay labada dhinac isdhaafsadeen .

 

Goobjooge lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in ciidamada labadaasi dhinac aysan imaan jirin deegaankan, oo ahaa mid labadoodaa ka caagan ciidamadooda, waxayna aheyd goob u dhexeysay labada ciidan.

 

Saraaakiil labada dhinac u hadashay ayaa si kala gaar ah u sheegay in kooxda kale ay soo weerartay.

Ciidamadan is dhafsaday rasaasta ayaa ahaa kuwo sahan ah oo labada kooxood ka socday waxaana dadka deegaanka oo aanu la xiriirnay ay noo sheegeen in ay dhibaato weyn ku qabaan Ciidamada isku horfadhiyo deegaankooda.

 

Dadka deeganka ayaa sheegay haddii halkaasi dagaal ka dhaco ay eediisa dusha u ridanayaan Ciidamada Maxkamadaha oo duulaan cusub ku yimid goobta .....Thats from the mouth of the local website............

 

 

 

Hobyonet

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

^Wouldn’t you love it if there were a showdown?

 

Qaybdiid is nothing more than a bloodsucking warlord, you support him because he serves your interests. Everyone also knows what hobyonet stands for.

 

You really are so transparent it’s embarrassing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ So Qaybdeed is wrong, Hobyonet is wrong and you are right. Qaybdeed is worse than Yusuf IndaCade, I guess not, your hypocracy is breathtaking.

 

Stop being so reightous you do not hold the moral high ground and never did.

 

The clan courts are built on power, they will soon learn to take many steps back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by General Duke:

^^^By who Indacade's clan? I doubt they can capture him in his own country when they could not in Mogadishu, remmeber this man gave them the biggest nose bleed so far.

 

Also the fact that he is outside Galinsoor highlghts the fact that the courts have no leg to stand on.

Come on now buddy,don't give me that bull crap,are we talking about different Qaybdiid than the one who ran for his life in Xamar?

 

With or without Puntland's help,this man is really not much force to reckon with,but I do blame the ICU for being too kind with this guy,they should have captured him and then should have thrown his butt behind bars. icon_razz.gif

 

I will volunteer to answer your question,yes Qaybdii is wrong,and yes Shiekh Maxamed Ziyad "indha dahable" is better than him.How do you like to chew on that, miskiin waaxid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^lol, it took the "mighty courts" three whole days to stop him and he only had 300 fighters and killed more of their fighters than all the warlords put together.

 

Qaybdeed now is in his home turf the man is more dangerous than any other fighter from Mogadishu including those in the courts...

 

PS: This is Mr Black Hawk down himself. Even Xasan Dahir Aways praised him for fighting the Americans and his role in toppling Barre regime.

 

But Red Sea what would you know since your knowledge of the south is built on what you read from clan court media....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this