Sign in to follow this  
General Duke

Puntland election 2009 final thread

Recommended Posts

puntland_map.jpg

The main contenders.

 

Gen Mohamoud [Cade] Muse Hirs

 

Gen Abdullahi Ahmed Jama [ilka Jiir]

 

Prof. Muxyadiin Ali Yusuf

 

Prof. Umar Sheikh Ali [Farjac]

 

Abdirahman Mohamed Mohamoud Faroole

 

Col. Hassan Abshir Farah

 

Nurudin Diriye

 

Said Mohamed Raage

 

There are many others, and they will be added to the list as the threads gets updated.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo: Musharax Nuuridiin Aaden Diiriye oo noqday Musharaxii ama Siyaasigii ugu horeeyey oo Puntland ah lana kulma Madaxda Galmudug State ee Koonfurta Gaalkacyo.

 

25. november 2008

 

Nice move from the man.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another candidate anotehr visit.

Q4.jpg

Musharah xilka madaxtinimada puntland Xasan Nuur Faarax ayaa manta si weyn loogu soo dhaweeyem Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar.

Talaado 25. 11. 2008

 

source

Share this post


Link to post
Share on other sites

Prof Fajac oo ka tirsan Murashaxiinta ugu Cad Cad xilka Madaxtinimada Puntland oo Saagaarey Galabta Gelinkii Dame Magaalada Bosaso Ee Xarunt G/Bari

 

Bosaso:-Waxaa Galabta si Diiran loogu soo DHowayey garoonka diyaaradaha Ee Magaalada Bosaso Murashaxa madaxtinimada Puntland Mudane Prof farjac oo ka mid ah Masuuliyiinta u tartamaysa xilka Madaxtinimada Puntland ,Waxaan ku soo Xaadiray Garoonka Diyaaradah Magaalda Bosaaso Malaayiin Ruux oo si daacada u taageersanayd Murashaxaasi u tartamaya xilka Madaxtinimada Puntland Prof Farjac waxaana si diiran uga qayb qaatay soo dhowayntiisa qaybaha kala duwan ee Bulshada Ururada dhalinyarada iyo Guud ahaanba Qaybaha shacabka Reer Puntland oo ay ugu Horayaan isimada iyo Culimaa udiinta Magaalada Bosaso.

 

Prof-Farjac ayaa galabta Markii uu ka soo Degay garoonka diyaaradaha magaalada Bosaso Hadalkooba ka siiyey Weriyaasha isagoo sheegay inuu dilka u yimid sidii uu uga qayb gelilahaa Hogaankiisa isla markaasina diyaar u yahay inuu la shaqayo Hadii xilka Madax timimada ay ku guulaysto cid kale oo ka tirsan Murashaxiinta Reer Puntland.

 

Prof Farjac ayaa ****olka ka qaaday in loo baahanyahay in la siiyo Murashaxiinta Reer Puntland Gobolada Sool iyo Sanaag Madax waynaha Puntland taas oo uu ku macneeyey Baaxada Puntland inay qayb ka tahay isla markaasina ay dadka Goboladaasi degani Xaq u leeyihiin in Markooda la siiyo Madaxtinimada Puntland .

 

Farajac ayaa sidoo kale sheegay in Xukuumada Puntland looga fadhiyo Sidii wax looga bedeli lahaa Maamulka Haatan hagraday Dad waynaha Daacad ah iyo Waxqabad la,aanta baahsan ee ka jirta Degaanada Puntland.

 

Farajac ayaa waxa uu wacad ku maray inuu hadii uu hanto xilkan talaabo sharciga waafaqsan ka qaadayo kooxa Burcad Badeeda ah ee ka qowlaysta Xeebaha geyigha somaliya gaar ahaan Xeebaha Nugaal iyo Bari Ee Dowlad Goboleedka Puntland.

 

Maxamed Axmed Ciise

Share this post


Link to post
Share on other sites

I predict a very bloody war worser than anything the former Somalia has witnessed over the owernership of Sanaag and Sool. Will see how it goes.

 

Ps. How come Erigavo is not included in that map?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^

 

My prediction is building up as we communicate. You expect this to be resolved peacefully? Think about it and use your head.

 

Ps...Next time post an "accurate" map for your region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this