Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Breaking News , Breaking News alomst the war is over

Recommended Posts

Al mujaahidiin xisbul islaam and alshabaab gain controll most of the city. Guusha ha raado xaq udirayaasha.

 

Dagaal xoogan oo xiligaan u muuqda mid soo gabagabooya ayaa waxaa dhamaan dhulkii lagu diriray la wareegay xoogaga Alshabaab kuwaa oo dhamaan ka wada taagan calanka madoow ee lagu yaqaano xarakadaasi

 

Mar aan baabuur ka soo bilaawnay Degmada dayniile aan soo marnay dhamaan wadooyinka ayaa waxaan indhaheena arkeen in dhamaan goobahaasi ay ka suranyihiin calamka madoow ee Alshabaab iyadoona halkaa horey u joogeen ciiidamada Maxkamdaha

 

 

 

 

Gaashaandhiga,Guulwa dayasha ,Saldhiga wardhiiglay ilaa isgooyska Foronso ee deegaanka xararyaalo ayaa dhamaan la wareegeen kooxa siban uga soo horjeeda dowla sheikh sharii garwadeenka ka yahay

 

 

 

 

Dagaalka oo u muuqda mid soo afjarmaayo ayaa la dhihi karaa dowlada waxay ku soo aruurtay goobaha ay joogaan ciidamada Afrika halkaa oo gaabaad ay ka dhiganayaan lamana yaqaano waxa xiligaan keenay in looga awoodroondo dagaalada socday maamahaan

 

Wax xabad ah lama maqlooyo xiligaan oo Muqdisho tahay 5 iyo 20 daqiiqa waxaana muuqda in leysku awood sheegtay oo dagaalka uu hadu yahay 3iyo 0 waxaase la sugaa ciyaar waa galin danbo waxii ku soo gordha dagaalada

Share this post


Link to post
Share on other sites

War goor dhaw naga soo gaaray aaga hore ee dagaalada Muqdisho ayaa sheegaya in 7 baabuurta dagaalka ah oo katirsanaa Ciidamada Maxkamadaha ee ku jiray Xarunta Xisbiga inay kasoo baxeen halkaasi isla markaana ay isku soo dhiibeen Ururka Xisbul Islaam.

 

Ilo wareedyo muhim ah ayaa u sheegay Markacadey.net in Sheekh Xasan Mahdi iyo saraakiil kale oo kamid ah Xisbul Islaam ay wadahadal ku qanciyeen saraakiishii ku sugneyd Xarunta Xisbiga taasi oo ka danbeysay in ay kasoo baxaan ayna isi soo dhiibaan.

 

Waxaanu ku helnay xogta in gawaarida dagaalka ee Xarunta Xisbiga kasoo baxday ay kala ahaayeen Gaari Zuu ah, Mid Teedhi Safan ah,gaari B10( Biiteem) ah, 2 Cabdi Bile dhashiikayaal ah, iyo 2 Cabdi Bile oo dul banaan ah isla markaana ay saarnaayeen Ciidamo.

 

Warar hoose ayaa sheegaya in Ciidamadaasi isku dhiibay Xisbul Islaam marki horeba ay xiriir hoose la lahaayeen Ururkaasi isla markaana ay hore u wada shaqeyn jireen, laakin lama oga waxa tallaabadaasi xigi doona.

 

Dhinaca kale xoogaga Al-Shabaab oo iyagu ilaa xalay dagaal ku hayay Xarunta Xisbiga ayaa dul fadhiya xaruntaasi oo ay doonayaan in ay qabsadaan, waxaana la sheegaya sidoo kale in ciidanka ku haray goobtaasi ay wadahadallo u socdaan iyaga iyo qaar kamid ah saraakiisha Ciidanka ee ku sugan Xarunta Xisbiga.

 

Dhinacyada dagaalku u dhexeeyo ayaa hore isku aqoon jiray sidaasi darteed waxay mar waliba sameeyeen xiriiro iyadoo xittaa ay dagaalamayaan, taasi oo keenta in ciddii dagaalku ku qaraaraado ay wacato dadki ay isku fiicnaayeen ee garabka kale kadibna ay kasoo baxdo aaggaasi.

 

Markacadey.net Isha ku haay

Share this post


Link to post
Share on other sites

War hadda nasoo gaaray ayaa xaqiijinaya in Xoogaga Ururka Al-Shabaab ay la wareegeen gacan ku heynta Xarunta Xisbiga halkaasi oo xalay ilaa saaka ay ku hardamayeen Al-Shabaab iyo Maxkamadaha Islaamiga ku biiray dawlada KMG ah.

 

Ciidamadi Maxkamadaha ee ku sugnaa Xarunta Xisbiga ayaa la sheegay in qaarkood xiriiro kala duwan ay la sameeyeen saraakiisha Al-Shabaab iyo kuwa Xisbul Islaam halkaasi oo ay si nabad galyo ah kaga soo baxeen isla markaana ay u kala galeen Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam.

 

Hadda waxaa dagaal adag uu ka socdaa agagaarka Ayaan daran iyo hareeraha Xarunta Xisbiga gaar ahaan xaafadaha Cali Kamiin, waxaana lagu soo waramayaa dagaalka hadda in uu yahay mid aad u culus oo xoogaga Maxkamadaha ay isku soo xoojiyeen.

 

Gudaha Xarunta Xisbiga ayaa la sheegayaa in lagu arkayo meydadka dagaaliyahano halkaasi looga tagay,kuwaasi oo qaarkood ay muuqatay in ay ku geeriyoodeen dagaalkii adka ee xalay iyo hoobiyeyaal si ba'an xaruntaasi loola dhacay.

 

Markacadey.net Isha ku haay

Share this post


Link to post
Share on other sites

che i belive this time the west will not interfere this . Col cumar xaai janaqoow shariif sheeq axmed and cumar cabdirashiid dhulkii waa iibsadeen marka isii umada ayaa heeyso. insha alaah dhalinyarada hadeey isku aqli celiyaan ay arinta dajiyaan iyagaa wadanka dowlada ka noqon doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I hope you so Saaxib. Hadee koonfur sugayaan and munaafinqiinta like Indhacaddena iska sarayaan God bless them. The only they need to understand is geopolitics of the region and the world so they could not be sucked into unnecessary complications!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Garyaqaan*:

Col cumar xaai janaqoow shariif sheeq axmed and cumar cabdirashiid dhulkii waa iibsadeen marka isii umada ayaa heeyso. insha alaah dhalinyarada hadeey isku aqli celiyaan ay arinta dajiyaan iyagaa wadanka dowlada ka noqon doona.

:D:D:D

Maxaa habar alalas bananka ula so baxda markey wax yar maqlaan - hadhowna murugo meel la fadhista markey runta ka dabatimado.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che it seems you guys are celebrating too soon, we saw these hit and run wars before, do you remember Dhuusamareeb, So lets not become emotional and cheer too early.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^LooooooooooooL..I guess we are thinking the same

 

Moonlight...You don't understand Saaxib-I just want one team to completely and comprehensively win this. Al-Shabaab seems to be in the position to do that. Let them finish off the Maxaakimta and TFG for good and without mercy. And let's hope they don't turn on each other when it's all over!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Che,

 

In Mogadishu no faction wins completelty and comprehensively. Ofcourse, I am not talking about temporary situations.

 

At the end of the day the conflict between the political/religious pretenders only results in the suffering of poor Somali families.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Poor Somalis are real victims, but all the more reason for one group to crush the other!

 

Apparently Indhaccade and Goobanle gave their weapons.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

"Apparently Indhaccade and Goobanle gave their weapons."

 

To whom?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Che,

 

Could be though LOL

 

Yusuf Indha Adde has been surprisingly quite while the battle was raging on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this