Sign in to follow this  
Garyaqaan2

Breaking News , Breaking News alomst the war is over

Recommended Posts

me   

It was on Al Jazeera I was told.

 

If its true that the TFG forces are in the 15 May area then its almost over.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope and pray that this situation comes to a complete and sadden end. It's just unneccery and waste of blood and treasure.

 

Masaakiinta ku dhimatey Allaah ha u naxariisto inta dhawaca ahna Allaah ha caafiyo. Ameen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

quote:Originally posted by Garyaqaan*:

Col cumar xaai janaqoow shariif sheeq axmed and cumar cabdirashiid dhulkii waa iibsadeen marka isii umada ayaa heeyso. insha alaah dhalinyarada hadeey isku aqli celiyaan ay arinta dajiyaan iyagaa wadanka dowlada ka noqon doona.

:D:D:D

Maxaa habar alalas bananka ula so baxda markey wax yar maqlaan - hadhowna murugo meel la fadhista markey runta ka dabatimado.
Juje bro maxaa ku helay we are only re reporting what the media have said already. sxb is daji yuusan dhiiga ku kicin. siyaasada soo maalida waa wasaq. biyo cab ee naso ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Juje soo maadan maqlin oraahda Soomaaliyeed ee dhahaysa "Nin hal meeli u caddahay meelaha kalena u madow" Marka shakhsi dhiig qabyaalad cabsan oo adeerkay baa dowladdiisii(As inuu isagu dowladda Soomaaliyeed leeyahay) la diidey ee mid kalena shaqayn mayso leh adiga haka sugin inuu si rational ah u fekero cause qof dabbaal ah oo aan wax ogeyn oo duurka loo dirayo meeshaan ma joogo dadka noocaas u fekera dantooda waa la ogyahay.

 

I see askartii C/Yuusuf durbaanka u tumi jirtey oo maanta Shaar Shabaab iyo Xasan Daahir xiran, waxaysan ogeyn in Aweys iyo Shabaabku dowladda Shariif oo dhan ay ku diideen ku jiritaanka ay ku jiraan Baarlamaankii, Siyaasiyiinti iyo ciidankii C/llaahi Yuusuf la soo shaqeeyey marka amayba u roon tahay inay Shariif taageeraan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer Shariifka, Hassan Dahir iyo Alshabaab are all fools, waxay kasimanyihiin waa dowlad-nimo iyo kala danbayn nacayb, A-Yusuf iyo Ethiopia ayaad kumarmarsooteen hada meesha majoogaan, maxaa dowlad oo hirgalin waayay oo maxaa la isku dagaalayaa?

 

Hadii kale sidaadii odaga isaga marmarsoow....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Well ninkii qaxooti ku dambeeyey ayaa fool ah, although I agree in Xassan Daahir iyo Alshabaab aysan dan noo hayn haddana adigu haddii aadan C/llaahi Cabsanayn wax kale oo alternative ah maxaad u taageeri weysey?

 

Ka quuso C/llaahi soo noqon maayo ee hadda Shariif baad haysataa waxba fool ha dhihin ee dadkaaga dhinac ka raac, haddii kalena kaamamka Yaman adeer uga daba tag!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^Adeer I supported Sheikh Shariif, I still do If it makes any difference, but he's nothing but a mere spectator, he used to fuel this conflict and over used the Ashahado ladirir and foreign force factor against his predecssor and now he's facing the tunes, he's become the Ashahado ladirir and Gaalo kalkaal to Alshabaab, his ICU soldiers have lost the greatest casualty yesterday alone and lost more than 50 men... the guy is weak and clueless now amazingly waiting for FATWA lool... And the irony here is his front line defense is the soldeirs he inherited from Yusuf Yey while former friends Alshabaab and Mr Awayz Hizbul Islam are gearing up to slaughter him, and they will if they catch trust me... I don't dislike the guy I just pity him...

 

As for Yey being a refugee, arlight man, if it makes sleep in the night...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

^Adeer Shariifka, Hassan Dahir iyo Alshabaab are all fools, waxay kasimanyihiin waa dowlad-nimo iyo kala danbayn nacayb, A-Yusuf iyo Ethiopia ayaad kumarmarsooteen hada meesha majoogaan, maxaa dowlad oo hirgalin waayay oo maxaa la isku dagaalayaa?

 

Hadii kale sidaadii odaga isaga marmarsoow....

they believe emperor ama sharif ha imaado ama shamsudiin ha yimado shaqadooda maha nimankan waxay aminsanyihin tfg ba xaraan ah ciidi oo gashana wa murtad gaal ah. cabdilahi yusuf iyo waxa kuma xiidna iyo Ethiopian.

xassan daahir aweys said a few days back siyaasadi hore ayaanu waddana anagu sharifku siyaasad cusub buu la yimi kana yeelii mayno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this