Sign in to follow this  
General Duke

Baardheere: Huge demo against clan courts....

Recommended Posts

Dibad bax ka dhan ah qabsashada Maxaakiimta ee Kismaayo oo ka dhacay Baar Dheere.

 

 

Bardhere:-Dadweyne aad u fara badan ayaa maanta isugu soo baxay magaalada Baardheere ee gobolka Gedo,iyagoo banaan baxaasi ku cadeyay in ay ka soo horjeedaan qabsashada Maxaakimta ee magaalada Kismaayo.

 

Dibad baxa oo ahaa mid aad u weyn ayaa waxaa kasoo qeyb galay dhaman dhinacyada Bulshada gobolka Gedo,iyo Culimaa'udiinka kuwaasi oo siweyn u dhaliilay qaabkii Maxaakiimtu ay ku tageen magaalada Kismaayo.

 

Dibad baxayaasha aya socod kusoo maray wadooyinka magaalada Baardheere iyagoo ku dhawaaqayay halku dhigyo ay kaga soo horjeeda Maxkamadaha.

 

Dibad baxaasi oo lagu waday in uu kasoo qeybgalo Wasiirka Gaashaan dhigga dowladda FS Barre Hiiraale ee lagasoo saaray Kismaayoa ayaa ka baaqday iyadoo sababtana lagu micneeyay in Wasiirku uu aad u daalan yahay kadib maalmo dhowr ah uu socod kusoo jiray.

 

Mid kamid ah Dibad baxayaasha oo hadal jeediyay ayaa sheegay in Maxaakiimta ay taageersanaayeen isla markaana ay rumeysnaayen in Diin ay wadaan balse haatan ay u cadaatay in meesha diin uusan jirin balse ay tahay dhul balaarsi qabiileedkii lagu yaqiinay Somaliya.

 

Waxaa dadweynaha ay si weyn u canbaareeyeen sababka Maxaakiimta ay u tagi la'yihiin gobolka Sh/Hoose.oo uu ka jiro maamul aan Islaami aheyn isla markaana xoog lagu heysto dhulal iyo beero ay dad masaakiin ah leeyihiin.

 

Dibad baxyada is xig xiga ee ka dhanka ah Maxaakiimta ayaa wiiqi kara dadaalada Maxkamadaha ay ku doonayaan in shacbiga Somaliyeed ay kalsooni kaga raadsadaan iyadoo shacbiga Somaliyeed ay si weyn ugu farxeen isbadalkii Maxkamadaha ay ka samyeen magaalada Muqdisho.

 

Jibril Nur

Waayha-Bardheere-Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

^^reer Bardhere would choose wadaada over thugs in a heart beat. Il general kafiirso meeshad warka aad kaxigsaneysid. BTW, waa bil ramadan, easy with the qurafadka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

^^ I couldn't help but comment on the so-called report, becasue of the apparent political/tribe afiliation that is being displayed here. Il generale, that kind of report is an insult not only to me and the like minds, but also to your intellect. Marka naga nafisi bahasha, Il generale

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^I am sorry, is there any report from Somalia that does not contain clan refrences or some clan based angle in its delivery?

 

For exmple Seeraar & Goobanle handed their wepons over to the courts. The wepons and fighters went to an officer of the courts named Adan Xashi Cayrow. What does that tell you?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Seeraar and Goobaale's combined mere 16 battlewagons were symbolic in their stay in the Jubbas and they are symbolic now in their "turning over" to Maxkamada.

 

Shaar Diin baa lasoo hogaansaday baa lagu badbaaday. Had it been an outright tribal agenda, we would not be talking about any of this.

 

Inshallah waa loo soo socdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bakar   

^^^ For exmple Seeraar & Goobanle handed their wepons over to the courts. The wepons and fighters went to an officer of the courts named Adan Xashi Cayrow. What does that tell you?

It tells me, they made the right choice unlike.... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Inshallah waa loo soo socdaa.

but the man will be back and not with a large loss to his people.

HornAfrique, with all due respect, lets be honest here, and forget about the "clan card" we know and you know that Col Barre Hiiraale will never come back to Kismaayo even if the TFG or Melez Zanawi provide him with everything he needs to make quick counter-attack, he won't, miyyirkiis waa qabaa Odeyga!

 

Kismaayo is gone, as it was gone from the hands of Morgan, and from the hands of Cumar Jees, and from Gabyoow.

 

So, billa calaykum, naga dhaafa ha nagu saadaalinina dagaal ka dhaca Kismaayo, magaaladu wey xasiloontahay, weyna dagantahay, Good tactic by Barre for sparing people's lives, let him stay that way and not counter-attack the city.

 

Baardheere ha iska joogo Barre, 7 sano ayuu ku raaxeestey Kismaayo as was done by previous warlords as well, so let the ICU enjoy their moments too.

 

We all know back 7 years ago, not all the people of Kimsaayo wanted to be ruled by Barre or Isbahaysiga, and they captured Kismaayo by force at that time from Morgan, the same thing happened now, Barre was forced out by force, it is the ICU turn now, be it Islamic agenda or clan ideology doesn't matter, Kismaayo caado ayey u leedahay in la iska qab qabsado ay qolaba marba qabsadan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Nuune wrote "Kismaayo is gone, as it was gone from the hands of Morgan, and from the hands of Cumar Jees, and from Gabyoow" What is the uniting factor of these three men? Nuune is on to something as he has not mentioned other who lost Kismayo's possesion after temporary rule. :D

 

Horn, walaalkiis; why are gathering the clouds of war! Miyaadan ogeyn dadka dhiman doona iney walaalahaa Soomaliyeed yihiin?

 

War Rabi halaga cabsado dhalinyaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waryaa Sophist, I am not hiding anything smile.gif

the list is long of those who ruled the city, Morgan, Jees and Gabyoow all three used the name SPM to rule the city, though the three had big differences, Gabyoow saw himslef as the true leader of SPM, while Jees one time was a veteran SPM, the other time SNA-USC, I heard he even aligned with the RRA, the guy is Seen-Geel I heard smile.gif

 

ok, thaat is enough :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haashim   

Seeraar and Goobaale's combined mere 16 battlewagons were symbolic in their stay in the Jubbas and they are symbolic now in their "turning over" to Maxkamada.

Yesterday's friend today's FOE :cool:

 

That's Somali Politic

 

Waa siyaasadda Soomaalida :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

demonstrations are useless. if they are against the occupation of kismaayo by the people of mogdishu, then they should take arms and kick the invaders out. no point in yelling and throwing stones like a palestinian.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this