Sign in to follow this  
Juje

Garkayga oo kale deysta

Recommended Posts

Juje   

Garkayga oo kale deysta

 

Xassan_Yacquub.jpg

 

KN: Maamulka Kismaayo ayaa ragga ku amray in ay deystaan garka iskana jaraan shaaribta, kaasina uu yahay amar islaami ah oo nin kasta ay tahay in uu fuliyo.

Amarkan ayaa laga baahiyey idaacada Andulus ee codka maamulka ku hadasha, Madaxa Dacwada islaamiga ah ee maamulka Kismaayo ayaa dadka idaacada uga sharaxay , iyadoo dadka ay su’aalo weeydiinayeen.

Lama oga ciqaabta ay raga mutteysan doonaan hadii ay u hogaansami waayaan amarkaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Adeer Garku diintuu ka mid yahay, haddii aad neceb tahay diinta qaybteed ayaad neceb tahay, qaybaha kalena sidaad u jeceshay ma naqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

It is part of Islam but you can't force the religion upon someone. They have to make that decision for themselves.

Share this post


Link to post
Share on other sites
sahal   

Juje ma garkaad ka baqday mise sheekaa kalaa jirta?

 

Shalay markay C/laahi Yusuf ka soo hor jeedeen waad la jirtay maanta maxaad ku nacday Ma Gadhka mise wax kale :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by sahal:

Adeer Garku diintuu ka mid yahay, haddii aad neceb tahay diinta qaybteed ayaad neceb tahay, qaybaha kalena sidaad u jeceshay ma naqaan.

Sahal,

 

I like the way you think saaxiib. But please, don't bring diinteena into this trifle and irrational discussion, or we'll get nowhere even faster.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this