Sign in to follow this  
Taako Man

Upwards of 4000 Somali troops trained and ready for work!

Recommended Posts

I certainly do. everybody knows these guys are only out for one thing. they wantto kill anyone who opposes them and whether that be for a clan warlord or a clan government there aim will remain the same.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xargaga   

b]lol. The troops are getting trained in Bali-doogle of all places. The impossible is now not so. Remember the Clan Courts used to own Bali-doogle it was IndaCade's turf, no more saxib, its TFG turf much like Mogadishu, Kismayu and so on.
[/b]

Woow It seems You are so excited General tesfaye. So the glorious times is back again. I bet Oodweynes' famaous reteric "The defeated lot of yesteryears" Is on its way to be rephrased.Yet I blieve its too early to celbrate.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Saxib that made no sense to me at all.

 

MUQDISHO: Ciidammadii tababarka loogu soo xiray Balli-doogle oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho

 

Posted to the Web Mar 10, 12:10

 

Muqdisho (PP) – Waxaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ku dhawaad 4-kun oo ka tirsan Ciidammada Dowladda oo shalay tababarka loogu soo xiray Saldhigga Ciidammada Cirka ee Balli-doogle.

Ciidammadaan ayaa ka soo galay Muqdisho labada waddo ee dhanka Koonfureed iyo midda dhanka Waqooyi, waxaana cidammadaan ay wataan gawaarida dagaalka oo aad u fara badan.

 

Ciidammada ka soo galay dhanka Degmada Afgooye ayaa la sheegay inay ahaayeen ku dhawaad 2-kun oo Askari oo la sheegay inay sugayaan ammaanka Muqdisho, waxayna wataan ku dhawaad 40-gawaarida dagaalka ah.

 

Sidoo kale ciidammada iyaguna ka soo galay dhanka Degmada Balacd ee Waqooyi ka xigta Muqdsiho ayaa waxaa la sheegay inay gaarayaan 2-kun oo kale oo wata iyaguna ku dhawaad 45-gawaarida dagaalka ah, waxaana lagu wadaa inay Muqdisho nabaddeeda sugaan inta aan la gaarin 16-ka bisha April ee sannadkaan oo lagu ballansan yahay in shirka dib u heshiinta Qaran lagu qabto Muqdisho.

 

Ilo wareedyo ku dhow-dhow dowladda ayaa waxay sheegayaan in ciidammadaan lagu wado inay la kaashadaan sugidda ammaanka Muqdisho ciidammada Nabad ilaalinta Afirkaanka ah ee soo gaaray Muqdisho oo ay ugu horreeyaan Ugandese-ka.

 

Maxamed Xuseen Jantiile

Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu

E-mail: jantiile@puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this