Sign in to follow this  
Ibtisam

'I'm not afraid of al-Shabab'

Recommended Posts

Kool_Kat   

^Kumaba dambaabi karo kuwaan...Diinta waxa kudheelo hadaan wax kasheego ma dambi baa habaryaroow?

 

Norf, No. What I meant by Shaydaan or Cadow is that Shaydaan madaahiro, while cadowgaaga aad la heshiin karto, no?

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Kuwa aad shaydaan ku sheegaysid have their problems BUT waxa ka darnaa cadowga wadanka laba sanadood dadka ku dilaayey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Same difference! Balse ani waxaa ila daran kii walaalka ah oo isku dhiig aad tihiin isku diin tihiin, siduu rabo intuu diinta ufasirto and uses Diinta to carry out their crimes...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Habo, shabaabka marka ay noqoto waa jamac waana shaqsiyaad badan oo isagu jira ku saxsan oo daacad ah iyo ku leexsan oo falka uu qaado aan cilmiyeysneyn, waa umad badan oo nooc walba lahaan kara.

 

Adi uun maaha ee dad badan oo culumo iyo caamo leh aya fikirkooda is waydiiya hadh iyo habeen, sax iyo khalad.

 

Sidooni ha ahaatee, habbo, adi ma kuu fiicno in meeshaad magacooda ku aragtoba budh dhumuc weyn la taag naato. :Dicon_razz.gif

 

Aabaheed la janee, wiilasha ka ganbiso haddii lagu dhahay ma inaad ku sii dhagtaa sidii xanjo camal smile.gif ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Al shabab is all over the place, on the one hand they are politically assassinating people, stoning young girls and other hand because of them kismaayo is a free and peaceful city and is no longer riddled with warlords and isbaaro(checkpoints).

 

But in the long term, al shabab has no place in a peaceful somalia, their existence depends on the instability of somalia, that's how they get their support. Not to mention because of the global world we live, no western world will allow a designated "terrorist" group to run a country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Farancab:

Habo, shabaabka marka ay noqoto waa jamac waana shaqsiyaad badan oo isagu jira ku saxsan oo daacad ah iyo ku leexsan oo falka uu qaado aan cilmiyeysneyn, waa umad badan oo nooc walba lahaan kara.

The same excuse could be used for any group, mabeenbaa? A criminal is a criminal...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ before you suport Al-shabaab oo aad difaacdid, horta si fiican usoo baro oona usoo fiirso. Alshabaab iyo falka ee wadaan waa waxa ugu xun oo somalia ku dhacay. Mooriyaantii wax leyn jirtay ayaa hada isticmaalaya diin iyo caruur dhasheen 93 and after. Caruur aan wiligood arkin doolad iyo xukun daacad ah, caruur aan heysan education kale aan ka aheen tan mooriyaanta bartay, caruur drugs iyo qaad baabah loogaga dhigay.

 

Ilaahoo umada Somaliyeed Al-shabaab ka qabo. I personly don't like this group because of their jaahil ways of using the sharica law. When I saw that video of them killing a young and cuting his head of sidii xoolihii with mindi aan af laheyn, thats when I said these are not Humans walaahi...

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

the bbc is running anti al shabab articles recently.

 

some eithopian traitor was executed for treason in somalia for supporting eithopian occupation in kismayo.

 

guess what the bbc said.

 

they said the man was executed for leaving islam.

 

what a bunch of jokers. The same bbc who refuse to put the gaza appeal.

 

 

al shabab is welcome in baidoa. people are safe and happy

Share this post


Link to post
Share on other sites

by the way,

 

 

al shabab has done what no somali movement has done in xamaar since the islamic courts.

 

ensuring peace and stability.

 

go al shabab. all true somalis love and applaud the muqawama. Because of you no hiv eithopian is running around in our country

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this