Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Dadka Yaan La Iska Hor Keenin

Recommended Posts

u_2d_2007-11-27-10-4-36f_dsc08411.jpg

 

 

hadhwanaag 2007-11-27 (Hadhwanaagnews) Hargeysa (HWN)- Nadoon Cabdilaahi X Xirsi Binaw,oo ka mid ah duqeyda wax-garadka Gobolka Sool,ayaa uga digay Isimada iyo madax-dhaqameedka gobolka Sool inay ridaan,isla markaana ay joojiyaan colaada iyo dagaalada ay ka dhex hurinayaan beelihii soo doortay ee nabada ku degen.

 

Sida waxa uu nabadoon Cabdilaahi X Xirsi Binow,oo ka soo jeeda dhalasho ahaan Gobolka Sool,ku sheegay war-murtiyeed,uu maanta ka soo saaray Magaalada Hargeysa,isaga oo dhameystirana waxa uu u dhignaa sidan:-

 

“Isimada *********** ee Boocane ku shiray waxay doonayaan in Dhul-bahante gudihiisu is-dilaan. ma jiraan isimo ka shaqeeya dagaal,ee waxa u caado ahayd inay nabada ka shaqeeyaan.

 

Saaka ayay u ambo-baxeen Gobolka mudug, oo ay kula kulmayaan Cabdilaahi Yuusuf, waxana aanu uga digaynaa inay colaad ka dhex abuuraan beelaha Dhul-bahante, baaq nabadeed,ayaan u jeedinaynaa *********** meel kasta oo uu joogo.Haddii ay jiraan wax ay isku hayaana si nabad-gelyo ah ha lagu dhameeyo.

 

Waxaanu xusuusinaynaa Isi-mada dagaalka abaabulaya, ee u dhashay gobolka Sool, inay raacaan raadkii boqorkii nabada ee marxuum Garaad Cabdiqani Garaad Jaamac.

 

Gobolka Sool wux uu ahaa Gobolka kaliya ee aanu dagaal ka dhicin dagaaladii , waxana fadligaa lahaa Ilaahay ka sakow Garaad C/qani Garaad Jaamac, waxa nasiib-darro ah iyada oo Gobolada kale ay dagaaladii ka sii dhamaanayaan in uu Sool ku dambeeyo.

 

Isimada waxaan leeyahay, cahdigii Ilaahay aad la gasheen iyo ummada islaamka ah ee idin boqratay miyaad kaga baxdeen cahdigii, waxa iga talLo iyo waano ah in aydaan axdigii la idiin doortay aydaan ka bixin”

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Nabadu way fiicantahay, but I think it might be too late now. I wish the secessionist clique thought about nabad before they attacked peaceful cities.

 

There is still a chance for a peaceful resolution if the secessionist militia withdraw. If the intention of the secessionist clique is not to withdraw then this is nothing more then their usual dacar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

why is it that all the things you post about Sool are from hargeisa. is it your opinion that no one is left in Laascaanood, buhoodle, ceerigaabo, taleex or hudun? start quoting those people and stop quoting people in hargeisa, last time i checked, hargeisa was not in the SSC regions.

as for "dadka yaan la isku hor keenin" isn't that what you are doing by writing these lies about rer SSC?

Share this post


Link to post
Share on other sites

First, i'm glad you are not reer sool.

 

Second, dadka aan sheegay are all reer sool

 

 

Third, reer Laascaanood iyagaaba xidhay odayaashii qaar ka mid ah ,,,

 

 

I hope that is enough for now

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol, first if am not reer sool you are not a somalilander

 

second, they are hargeisawis and not rer sool like you

 

third, the third day is up, no garaads arrested

so stop with all your predictions unless you have miss cleo on speed dial

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by me:

^Its not your choice to make who comes in the place. Its the SSC peoples choice.

Cali Sandulle is from SSC isn't he?

Ahmed Qaybe is from SSC isn't he?

Ahmed Xaabsade is from SSC isn't he?

 

Xaabsade was in gorowe yesterday and many refered him as nationalist, he switches sides and he is a 'traitor'.

 

Also I like to commend the people of Afnugaal.com for saying like it is. Those who are filled with cuqdad iyo iskudir like jidbaale and Alcayn will die because of it.

 

Somaliland has taken big bold steps thus far to and make some efforts to help build sool, I hope they win the hearts of the people. Puntland had the chance to show if they ever had to offer anything, and in more than 4 years they were unable to.

 

bye bye Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^I expected you would say this in your first post. You dissapointed me and your guru. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

I dont need to. The rightful representatives of the people of the SSC already did that :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this