Sign in to follow this  
Garyaqaan2

The native of lasanod are fighting back this moring inside laacaanood

Recommended Posts

the launched unprovoked armed aggression on the peaceful town of Las Anod today as we speak are fighting back inside lasaanood. a phone call that i made this moring i was told not even one soldier is in laaska. and that is good news.

 

 

Laascaanood (HRNet):- Rasaas goos goos ah ayaa caawa ka bilaabatay xaafado kamid ah magaalada Laascaanood, ee xarunta gobalka Sool.

 

Rasaastan ayaa ah kuwo ay tuurayaan shacab is hubeeyey kuwaasi oo kasoo horjeeda maamulka Somaliland, iyo waliba xubno kamid ah maamulkaasi oo la sheegay in ay magaalada soo galeen.

 

Isla caawa ayaa magaalada Hotelka kuyaal ee Xamdi waxaa lagu tuuray bambaano, ayadoo aan la xaqiijin wax khasaaro ah oo halkaasi ka dhashay, hotelkaasi ayay ku sugnaayeen xubno ka yimid magaalada Hargeysa oo kamid ah maamulkaasi.

 

Dhinaca kale xaafadaha magaalada ayaa maanta laga maqlayey iyo caawa rasaas ay ridayeen dhalinyarada lagu magacaabo Guuto 1aad kuwaasi oo ah koox shacabka kamid ah oo is abaabulay isla markaana kacdoon ka dhexwada magaaladaasi.

 

Dadkan shacabka ah oo qaarkood hubeysan halka kuwo kalena ay dhagaxaan tuurayaan ayaa maanta isku dayey in ay gacanta ku dhigaan labo gaari oo ay wateen maleeshiyooyinka deegaanka kasoo jeeda ee taageersan maamulka Somaliland, ayadoo la sheegay in gaadiidkaasi ay ka baxeen gudaha magaalada, balse qaar kamid ah ragii hubeysnaa ee ka dhaceen mid kamid ah gaawaaridaasi.

 

Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan, waxaana isa sii taraya dhaq dhaqaaqa ay wadaan shacabka oo kasoo horjeeda isbedalka magaalada ku yimid iyo sheegashada maamulka Soomaaliland in uu la wareegay magaaladaasi, ayagoo shacabku saxaafada ugu baaqeen in ay magaalada yimaadaan xaalada dhabta ah ee ka jirtana arkaan.

 

Magaalada ayaa kala go'an ayadoo lagu tilmaami karo cida gacanta ku heysa magaalada dadka shacabka ah oo ayagu si weyn maalin walba isugu soo baxan jidadka waaweyn ayagoo dhagaxaan la beegsada gaadiidka iyo shaqsiyaadka kale ee lagu tuhmo in ay qeyb ka yihiin kooxaha kasoo jeeda deegaanka ee la shaqeeya ciidamada Somaliland ee ayagu weli banaanka ka fadhiya magaalada.

 

Shacab badan baa magaalada Laascaanood horey uga qaxay ayagoo intooda badan degay deegaanka Tuka raq ee ah goobaha ay weli ku sugan yihiin ciidamada Puntland, waxaana hada magalada Laascaanood jidadkeeda si weyn uga muuqda rag iyo dhalinyaro kacdoon wada.

 

Kulan ka dhacay maanta magaalada Garowe ayey ku kulmeen issimada gobalka iyo maamulka Puntland ayagoo ka tashanaya tilaabada iyo go'aamada la xariira xaalada gobalka Sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jaaliyad ku dhaqan Sacudiga oo ka hadashay arinta Laascaano

--------------------------------------------------------------------------------

Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 22-Oktober-2007

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Waxaa taariikhdu markay ahayd 19kii Octobar 2007 isugu yimi shir odayashaa, culimaa’udiinta iyo wax garadka jaaliyada reer Puntland ee degan magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya kaasoo laga arinsanayey xaalada colaadeed ee ka soo cosbaanaatay degaanada Puntland. Falanqayn iyo gorfayn dheer ka dib jaaliyadu waxay soo saartay Bayaankan ka kooban afarta.

 

1. Waxaan si buuxda u taageersanahay Go’aankii Garaadada *********** ku gaadheen Laascaanood bishan Octobar 3, 2007, waxaan ku boorinayna dhamaan reer puntland gaar ahaan beesh *********** meel kastooy joogaan si aan kala hadh lahayn ay ugu istaageen hirgelinta qodabdiisa iyo difaaca dalka.

 

 

2. Waxaan Hanbalyo iyo Bogaadin u diraynaa Shacabka Laascaanood sida soomaalinimada iyo wadaninimada leh ee ay uga gadoodeen weerarka gardadarada ah ee lagu soo qaaday gobolkooda waxaanuna la garab taagan nahay taageero hiil iyo hooba leh, naf iyo maal.

 

3. Waxaanu canbaaraynaynaa weerarka Gardarada ah ee maamulka Waqooyi Galbeed ee la baxay “soomaliland” ku soo qaaday gobolka Sool waxaan masuuliyada wixii ka dhisha falkaa gardarada ah dush ka saaraynaa maamulka soomalidiidka ah ee fadhiya Hargaysa, waxaana u sheegaynaa inuu si nabad gelyo ah uga baxo meelaha uu ka soo galay gobolka Sool.

 

 

ODAYASHAA SAXEEXAY BAYAANKA

 

1. Cali Axmed Tuuhe

2. Cali Ismaaciil Guraase

3. Maxamud Ibraahim Xabashi

4. Yasin Bare Cilmi (Dable)

5. Dr. Maxamed Ciise

6. Caaqil Ibraahim Jaamac Faruur

7. Dr. Gaarase Xaaji Khaliif

8. Caydiid I. Daldal

9. Yasin Warsame Weyne

10. Maxamed Jaamac

11. Cabdi Salaan Maxamed Hay-deyin

12. Daahir Cali Ismaaciil (Ciiro)

13. Dowalad Faarax Falaag

14. Maxamed Cali (Ooji)

15. Maxamed Muxiyadin (Abu-Camaar)

16. Sh. Cabdil Casiis Yusuf

17. Cabdiraxman M Sh. Cumar Xariri

18. Cali X. Xasan Shire

19. C/laahi M. Sh.Cumar (Case)

20. Yusuf Adan Cartan (Dibadyaal)

21. Maxamed Cilmi Xaashi

22. Jaamac Dheeg Maxamed

23. Maxamud Kudheji

 

Jaaliyada Puntland Ee Saudi Arabia - Jeddah

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dibad Baxayaal Gadoodsan ayaa shiid kala daalay hotel Xamdi

 

iyadoo ay guud ahaan magaalada laascaanood ay hadheeyeen dibad baxyo siweyn looga soo horjeedo ciidamada maamulka labaxay somaliland ayaa kooxo dhalin yaro ahi waxay shiid iyo dhagxaan kala daaleen hoteeelka caalamiga ah ee Xamdi....................

 

waxaa xidhan inta badan goobihii ganacsiga iyo suuqyada magaalada kadib markii ay kooxo banaan baxayaal ahi sameeyeen kacdoono ay kaga soo horjeedaan ciidamada somaliland.

 

sidoo kale waxaa xidhan dhamaan wadooyinka dhexmara magaalada haba ugu daraadee laamiga weyn ee halbowlaha u ah magaalada.

 

kooxaha gadoodsan ee kacdoonka wada waxay shaagag ama taayiro waa weyn ku gubayaan wadada laamiga ah ee magaalada.

 

waxay kaloo ay shiid iyo dhagxaan waa weyn ay la dhacayaan goobaha fadhiisinka u ah xubnaha jogooyinka loo soomagaacabay ee gobolka uga wakiil ka ah somaliland.

 

waxaa la arkayay taniyo shalay ilaa xalay dhalin yaro cadhaysan oo siweyn u shiidaya hoteel ka caalamiga ah ee xamdi halkaas oo ay dhalin yaradu ku tuhmayeen inay joogaan masuuliyiin uu horkacayo Fu'aad aadan cadde

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

Are the reer L.A who are supporting and providing the bulk of the "invading" army not considered "locals"? Or is this the only reserved for those that support PL milita?

Share this post


Link to post
Share on other sites

those one's your talking about are not considered native or locals. we called them traitor = who betrays one's country, a cause, or a trust, especially one who commits treason.

Share this post


Link to post
Share on other sites
^Did you once read waxa aa qorto. Traitor kulahaa, country hee ka wadaa? butland maa country noqotay, didn't know districts were considered a country, but warka sii wad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

^LOL, all the countries you see are a form of combined districs, the whole are parts of one as one is part of the whole... Perhaps that too hard to figure out :D

 

Garyaqaan thanks for the report, very encouraging to see the brave sons and daughters of LA people are rising the blue flag high resisting the Qatlanders militia under this unfortunate circumstance. Those who led the Somali nationalism and patritism, the people of L.A have now once again aired their voice anger and violent reaction towards the orphans of the British, the resident of that city deserve a medal and each and every1 in that whole SOOL region should get herioc medal for this.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by Fatah_Al_Soomaal:

Are the reer L.A who are supporting and providing the bulk of the "invading" army not considered "locals"? Or is this the only reserved for those that support PL milita?

:D

apparently not, term that is used against them is 'few and irrelavant'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Garyaqaan

 

another bogus news without a link ?

Still promotin animosity and hate among the same people of Somaliland .

 

I suggest you find something useful for your own time , the people of Sool is happy and free today in qaranimo.

 

 

-----------------------------

 

I really dislike people like yo carrying something else under somalinimo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Emperor:

^LOL, all the countries you see are a form of combined districs, the whole are parts of one as one is part of the whole... Perhaps that too hard to figure out
:D

 

Garyaqaan thanks for the report, very encouraging to see the brave sons and daughters of LA people are rising the blue flag high resisting the Qatlanders militia under this unfortunate circumstance. Those who led the Somali nationalism and patritism, the people of L.A have now once again aired their voice anger and violent reaction towards the orphans of the British, the resident of that city deserve a medal and each and every1 in that whole SOOL region should get herioc medal for this.

Emperor you welcome sxb. yes iam trying to fill in for Duke ;) . As you can see sxb is hard for some people to hear the vioce of those Wadaniyiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

Fighting back against what exactly? From what I know the SL forces were never inside the city making there presence felt to begin with, secondly a sincere question. Are things really that different now than they were a few weeks ago in Lascanood? my instincts tell me no.

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is a big difference Lander, two Admins have swaped roles, is that not significant in the eyes of the pple locally and nationally across the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

you instincts is abustly wrong. please do yourself a faver and read this news. I am spurised dayniile wrote this. to add that why are allthe Business place are still closed.? that should give you Red flag dear.

 

Dagaal Muqaawameyn ah oo markii ugu horeysay ka dilaacay Laascaanood, weerarana ka geystay

(Bam gacmeed xalay lagu tuuray Hotel ay degan yihiin mas’uuliyiinta Somaliland)

 

Kooxo kacdoon wada oo ka soo horjeeda ciidamada Somaliland ee dhowaan kuwa Puntland ka qabsaday deegaano ku yaala gobolka Sool ka dib dagaalo dhexmaray ayaa markii ugu horeysay lagu arkay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool, kuwaasoo falal qarbudaad ah ka bilaabay gudaha magaaladaasi.

 

Bam gacmeed ayaa lagu soo waramaya in habeenimadii xalay lagu tuuray Hotel ku yaala magaaladaasi Laascaanood, kaasoo ay geysteen kooxo hubeysan oo aan la garan heybtooda, inkastoo uusan wax qasaare ah geysan, waxaana hotelkaasi oo lagu magacaabo Xamdi degenaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland ee halkaasi socdaal ku jooga, waxaana qaraxaasi ka dib howlgalo baaritaan ah ka bilaabay agagaarka hotelkaasi iyagoo ka baadi goobaya kooxihii ka dambeeyey bamkaasi.

 

 

Isla xalay ayaa iska horimaad hubeysan waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kaasoo u dhexeeya ciidamada taabacsan Somaliland ee halkaasi jooga iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda, waxaana iska horimaadkaasi ay labada dhinac isku weydaarsadeen rasaasta ka dhacda qoryaha fudud, lamana soo sheegin cid waxyeelo ay ka soo gaartay, waxaana arimaha ay ku soo beegmayaan xili labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland ay ku jiraan diyaar garow dagaal oo aad u xoogga badan, iyadoo Puntland ay dooneyso iney soo ceshato Laascaanood halka Somaliland ay sii adkeyneyso difaaceeda

 

 

Xafiiska wararka ee Muqdisho, Soomaliya

dayniilecom

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

^As I see it like all peoples including reer Lascanood are in charge of their own destinies. If one faction is vehemently opposed to Somaliland and another supports it, and those factions will not come to any agreement as to what is the best course of action for their town as a whole than ultimately they have themselves to blame for garnering the support of two opposing forces. Is the instability coming from the fact that one military force has replaced another? don't think so.

Share this post


Link to post
Share on other sites
LANDER   

One more thing, I forget the exact date, I think it was in 2004 sometime when the Puntland militias took over the town and kicked out the representatives of Somaliland administration. At that time if I remember correctly there were no military forces of any side in Lascanood, however Somaliland and Puntland had their representatives in the town. Why didn't reer lascanood keep the status quo and even perhaps profit from it by making the two sides compete for contributions to their town. Let each side do their work and try to convince people that their best interest lies with their respective admins, I suppose this is a far too civilized way to handle these matters considering the fact we are talking about somalis here. Either way, it would have been a way to avoid this current fiasco which I must say doesn't seem will end anytime soon given the posture of both sides. Disapointing to me is the fact that I don't see a clear strategy on the part of Somaliland as far as Lascanood, nothing proactive really, rather there actions are reactive as to whatever is going on in the town. So these folks who some where former Puntland agents are now siding with Somaliland, how long before they decide to switch coats again?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this