Sign in to follow this  
Ex-Xisbiga

ITS OFFICIAL! Riyaale is running in 2008

Recommended Posts

WAR DEG-DEG AH!!!

 

 

Madaxweynaha Somaliland Mdane Dahir Riyaale Kahin Oo Daboolka Ka Qaaday Markii Ugu Horeysay Inuu Isku Soo Sharaxayo Tartanka Doorashada Madaxweynanimada ee 2008-ka

 

P-riyale.jpg

(Madaxweyne Rayaale )

 

 

2007-02-14 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(VOA): Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md, Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii u horeysay ka dhawaajiyey inuu markale isku soo sharaxayo jagada madaxweynanimada ee doorashooyinka 2008-ka, sidaa waxa uu madaxweynuhu ku sheegey wareysi uu siiyey sacaado kaa hore idaaca ku hadasha Afka Soomaaliga ee Vioce of Amerika, kaas oo uu la yeeshay weriye magaciisa la yihaahdo Cali cabdi Xaraare. Waxaanu madaxweynhu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay xidhiidhka iyaga iyo Jabuuti ka dhaxeeyaa, iyo Somaliland iyo Jabuuti iyo Xaalada hada ka taagan Soomaaliyaa.sida waxa maanta daabacay wargeysaka Haatuf ee madaxa banana

 

Doorashooyinka madaxweynanimo ee Somaliland oo ay hada ka hadhsan tahay mudoo sanad ah ayaa waxa uu madaxweyne Rayaale ka sanqadhiyey inuu marlabaad isku soo taagidoono, doorashada sanadka soo socda, waxaanu yidhi “Xaq ayaan u leeyahay inaan mar labaad isa soo sharaxo sida uu dasduurku qorayo, wax iidiidayaana ma jiro waana caadi taas”

 

Su’aasha in la xuso mudan ayaa waxay tahay qaabkee ayey leegtahay kalsoonida madaxweyne Rayaale kaga adkaan karo dadka uu la tartamayo, isagoo arrintaa ka jawaabayana waxa uu yidhi “Kalsoonidu waxay ku xidhan tahay dadka, anigu markastaaba markaan doorashada hore galayey inaan aniga uun helayo kumaan talogelin”

 

 

Weriye, Mustafe-janaale

Reporter Hadhwanaagnews.com/Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ You sure you want to see Faisal as a leader?

 

I think neither of them will win, it's probably going to be Silanyo.

 

However, I wish I could see people like Dr. Gaboose as a leader. He would be a perfect fit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ It was conducted in 2003, so yeah it almost is 5 years now.

 

Waqtigu wa sidaas, we are getting closer to death every minute of it, and the universe is approaching its finale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Originally posted by Shucayb:

^ You know what, this isn't the first time I thought about this, but I am all for it.

 

What to name it?

Xizbullah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^ Wallee inaadan ku dhicin.

 

not Faisal either.

 

Northerner, Xizbullah? that is good, but let us be original and keep the names in somali.

 

brainstorm for more...

Share this post


Link to post
Share on other sites

that was a tough one right ??? ,,,,,,,, :D

 

 

for da moment i don't know someone who is better than Rayaale ,,,,,,, the rest are just iimaanlaawayaal to me ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this