Sign in to follow this  
Member-sol-

Civilians 'butchered' at mosque, market in Somalia

Recommended Posts

Civilians 'butchered' at mosque, market in Somalia

Story Highlights

At least 11 civilians killed in fighting, attacks in Mogadishu

 

Some killed preparing for prayers at the Abu Hureyra mosque

 

Market vendors fled for their lives during barrage of shelling

 

Islamic insurgents fighting Somali and Ethiopian soldiers for control

 

MOGADISHU, Somalia (CNN) -- Heavy shelling struck Somalia's capital city on Thursday, leaving pools of blood around a neighborhood mosque, a devastated market and 11 civilians dead, according to witnesses and a local journalist.

 

Many of the dead were preparing for prayers at the Abu Hureyra mosque, which was packed with worshippers, according to Sheikh Abdullahi Omar, whose leg was wounded by shrapnel.

 

"Body parts of the worshippers are scattered all over," he said.

 

Local photojournalist Hassan Ahmed Haji rushed to the the mosque after the apparent mortar shell blast and saw six bodies. He said it was a frightening scene.

 

Mogadishu'smain market also came under attack, as vendors fled for their lives amid a continuous barrage of shelling that left five dead, witnesses told Haji.

 

"Bakaraha market has turned into a human butcher house today," said Hawa Hamud Abdi, a meat trader who survived the attack. She said a mother and child were among those killed. She spoke as mortar shells and artillery fire rained down on the market.

 

Clashes between Islamic insurgents and Somali and Ethiopian soldiers also raged around Suuqa Holaha, a neighborhood in northeast Mogadishu. Fighting also continued in Folarensa junction, an intersection near the presidential palace.

 

Wounded civilians are pouring into Mogadishu's Madina Hospital, which is already struggling to cope with other war-wounded patients, a nurse said.

 

The latest fighting comes after a major United Nations-brokered peace deal was signed in the neighboring country of Djibouti by Somalia's transitional government and an alliance of armed opposition forces.

 

Somalia has been mired in chaos since 1991, when warlords overthrew dictator Mohamed Siad Barre and sparked brutal clan infighting. Somalia's transitional government is trying to maintain control of the capital, with the help of the better-equipped Ethiopian forces.

 

The lawlessness has extended to the country's waters, where three international vessels were hijacked by suspected Somali pirates who are demanding "large ransoms," an International Maritime Bureau official told CNN.

 

Ethiopia invaded Somalia in December 2006 to install the transitional government in Mogadishu after a decade and a half of near-anarchy. The invasion had the blessing of the United States, which accused Islamists of harboring fugitives from the al Qaeda terrorist movement.

 

But the Ethiopian troops quickly became embroiled in an insurgency led by the Islamists. And as guerrilla attacks mounted, efforts to replace the Ethiopians with an African Union-led peacekeeping mission faltered.

 

The conflict displaced hundreds of thousands of Somalis, further worsening a humanitarian crisis that dates back to the collapse of the country's last government in 1991.

 

The situation has been exacerbated by drought, continual armed conflicts in central and southern Somalia, and high inflation on food and fuel prices.

 

The peace agreement, signed on June 9 in Djibouti, calls for a cease-fire between Somalia's U.N.-backed transitional government and the Alliance for the Re-liberation of Somalia. If followed, it would pave the way for a withdrawal of Ethiopian troops.

 

The agreement calls on the Alliance to disassociate itself from any armed groups still fighting the government and for all sides to allow "unhindered humanitarian access and assistance" to all Somalis. A joint committee led by U.N. officials will monitor the agreement's implementation.

 

From Journalist Mohamed Adow Amiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Usheega Sheekh Shariif! " Diinkeyga anigaan ku gadan dabaqii Naareede.! WQ Y Baynax

"Niman yohow Damiinimada waa lagu duloobaaye

dadku wuxuu jecleystaa waxaan dux ka raaceyne

dagaalka nasaarada anaa daalib ku ahaaye

dalka malahid anaa ku iri dooro weynaha e

daliilkii nabiga anaa doonayoo heleye

anaa diidey maantuu lahaa, deeqan iga hooye

Diinkeyga anigaan ku gaden, dabaqi naareede…" Al Mujaahid Sayid

Mohamed Abdulle Hassan

 

Marka laga soo tago Axmed Gurey, Sayid Maxamed Abdulle Hassan, Saliid, Luuq, Helooye iwm , dadaalkii dheeraa ee loo galey in Somalia ay gasho gacanta xoriyadda iyo xukunka shareecada, halgankaas kiisii u danbeeyey wuxuu ahaa kii kacdoonka shacabka Soomaliyeed ee gar wadeenka ka ahaayeen Maxkamadaha lagu diirsadey.

 

Hadaba halgankaas Ilaahey noogama tagin ee waa na imtixaamey, dadkaana lagu kala saarey sidii sunaha aheyd kownkan.

 

Qaarbaa xabsiyadaa loo dhigey, qaarna madaxnimo iyo aduunyaa la hor dhigey, qaarna si kalaa dabcan loo imtixaaney, marka laga reebo inta shahaadada qaadatey Ilaah ha ka aqbalee, Hadaba Ilaahey ninkuu sugay waa sugay qaarbaa Markey xabsiyada kasoo baxeen xaga kala kasoo jeestey, qaarbaa jaajusnimo iyo iney halganka lugaha gooyaan u qalab qaatey, hadaba maxkamadahaan dugsaneyney labadii hogaan ee ugu sareeyay, Ilaah waa ka badbaadiyay diyaaradihii lagu gaaraacayay markay joogeen Jubooyinka ee ujeedadad aheyd in mar lala helo madaxa maxakamadaha gantaalahaas sida Xafiduhulaah SH Hassan Dahir iyo Sh shariif , oo ahaa labadii hogaan ee u sareeyay.

 

Hadaba halkaas markaan soo gaarney waxaa ilaah barakeeyay dadaalka mujaahidiinta Soomaaliyeed, waxaa Ilaah wiiqey cadowgii Soomaaliyeed, waxaa rucbi iyo kala orod ku dhacay maqaarsaarkii ka ganacsanayay dhiiga Soomaliyeed ee dowlad ku sheegta. Waxaa Ilaah nooga xoreeyay guud ahaanba dhulkii Soomaaliyeed intisii badneyd cadowga Soomaliyeed marka laga reebo gudaha magaalada Beydhabo iyo laba xaafadood oo muqdisho ah.

 

Intaa markii la marayay ayaa imtixaankii mar labaad soo noqdey oo nalagu dayay in dahab iyo dinaar iyo madaxtinimo iyo aduunyo nala horkeeno oo dhaafsano hadafkii iyo dhiigii mujaahidka Soomaliyeed. Waxaan ogaadey xigmada Rabi in mar labaad nakala miirayo Ilaahey ha nagu daree kuwa sawabkiisa. Sujuud ayaan la dhacay Ilaahey ugu xamdinayo islamrkaana Ilaahey ka baryay inuu I sugo markaan shaashada ka daawadey ragii dhiiga Muslimiinta cabayay iyo ragaan ka fileyn iney wax wadaagi karaan ayaan is weydiyayay, malaha inaan riyoonayo iyo in kale ee ragas maahan ragii.

 

Waxaan ogaadey inaan riyooneynin ee sax tahay ee dahabkii iyo diinaarkii iyo madaxtinimo ay gashey meeshaas, hadaba waxaan jecleystey inaan Sh Shariif u sheego iney raga uu fadhiga uga kacayo ee salaanta kal iyo laabta dhax mareyso xasuusiyo waxay yihiin ee u sheega Sh Shariif.

 

U sheega Sh Shariif raga boga aad isa saarsaareysaan sow maahan ragii ka ganacsanayay dhiiga Soomaliyeed, sow maahan ragii laayay culimadii iyo wax garadkii, sow maahan ragii daadiyay dhiigbadan oo mujaahidiinta Soomaliyeed , sow maahan ragii ashahaado la dirirka sow maahan ragii aduunyada ka qeylisey (warlords next door), sow maahan ragaan maxkamadaha u diyaarineyney, sow maahan ragii hooyada soomaliyeed ilmada ka qubey, sow maahan ragii ogoomeeyey sabiga Soomaliyeed, sow maahan ragii kaa ganacsanayay, sow maahan ragii surey Muqdisha calankii Tigreega, sow maahan ragii garwadeenka ka ah isticmaarkii Soomaliyeed. Alow na sug!!!

 

U sheega Sh Shariif. Sanadkii 1912 markii Sayid Maxamed loo sheegey in Ingiriisku rabo waanwaan iyo heshiis la dhigto Sayidka iyo daraawiishta ayaa wadaadadii qaarkood ay heshiiskaas u riyaaqeen oo yiraahdeen waa banaantahay inaan gaalada xiriir la yeelano. Markaas ayuu Sayidku tiriyay gabaygan ay kamidka ahaayeen:

 

Niman baa shareecada siroo gaalka saacidaye (maanta waa UN)

Oo shalay safkii nagaga baxay, saymihii dhacaye

Oo saarashada ferenjiga, saanjiguu xilane

...

Oo sahwidey culimadii, sahal-mariikhowdey

Saxariirkii aakhiro hadday, sax u ogaan weydo

 

Saqiir iyo kabiir waa la geyn, saqara naareede

Soon iyo salaad iyo sakada, sadaqadii iida

Sawaab kama helaayaan waxay, camal sameysteene

 

Saasna waxaa ugu wacan waa kufriga, saab lala leeyahay

Saaxiibkaa wuxuu kugu furaa soohdintuu dego e

Iyagaan kaa saahidin wallee, saamax baan jirine…..

Sayid Mohamd Abdulle Hassan

 

 

Waxaa qorey

Yassin Baynax ali

Qaahira, Masar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this