Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Thread about Regional State Flags

Recommended Posts

Kamaavi   

Originally posted by Meiji:

quote:Originally posted by UZTAAD:

so what is your purpose of posting Ethiopian regional flags

Monkey see, Monkey do.
:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Provinces and Territories of Canada

 

1.Flag of Ontario: 125px-Flag_of_Ontario.svg.png

 

Coat of arms of Ontario: 85px-Coat_of_Arms_of_Ontario.

 

2. Flag of Saskatchewan: 125px-Flag_of_Saskatchewan.svg.png

 

Coat of arms: 85px-Coat_of_Arms_of_Saskatchewan.svg.pn

 

3.Flag of Quebec: 125px-Flag_of_Quebec.svg.png

 

Coat of arms of Quebec: 85px-Coat_of_arms_of_Qu%C3%A9bec.svg.png

 

^^^The same is true for Australia, India, Brazil and Germany plus many other countries who have their own state flags, anthems and coat of arms but the issue here is not why Puntland is getting one but is deep seated envy towards the state and its pursuit in resurrecting Somalia again that makes people spew out the most ridicules things and pursue fictitious arguments that are based on intellectually fraud mindsets in its highest order.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The flag and symbols of a state are important issues, the President needs to develop the states image and this is an important aspect of that, the problem the Young Turks had with Faroole is that he was dragging his feet with regards to the Oil deal and was trying to make a deal with a dead Donkey in the case of Sharif Hotel’s ludicrous admin. Now he has realized the truth and is moving in the right direction. Puntland needs to stand in its own two feet and not wait for anyone least of all a man who does not control a single district in all of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

True Duke.

 

Puntland is the envy and pride of the Somali nation and people and I said it long time ago.

 

The Envy and Pride of Somalia: Puntland State of Somalia!

 

Puntland, my beloved Puntland

The one and only true star

From Hurdiyo Town to Highlaan

How Beautiful you're

 

From the Prairie Plains of Cayn

To the top of Raas Casayr

You're the much envied one

And the Somali Masayr!

 

Between the two seas

The grace of our race

The Indian and the red

Who can compete with the said?

Share this post


Link to post
Share on other sites

4174048535_a4bd214d66.jpg

 

^^^Long Live the Buluugley designed by Maxamed Cawaale Liibaan a Somali Patriot and a Puntlander at that.

 

And Long live Puntland State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sxb anigu calan la iguma ibtileeyninee keliya nin Puntland jecel baan ahay sidaba adigu ONLF u jeceshahay oo intaa dab iyo baaruudka u sidatid maadaama shan nin oo reer tolkaa ahi lagu qabtay Boosaaso iyyagoo rabo inay u sii gudbaan meeshay u socodeen kowdi marba, markaa reer haaruun iyo wixii ay ahayeenba waanu kaa tacsiyeeynaynaa ninkii dhintay laakiin ogow in ragii kale oo la maxbuusay iyaguna la soo maxkamadayni doonoo oo maalintooda la keeni doono maxkamad oo ay qareen iyo weliba legal counsel iyagoo haysta u cadayni kareyo maxkamad caadil ah inay yahiin bilaa dambi sidii aad adiguba sheegtay laakiin dhinacayga waa ka eedanasyaal waana la maxakamadayni doonaa inshallaahu.

 

Intaa iyada ahi laga gaaraayo bal adiina intaad yara iimaanaysatid bal shaydaanka yari kuu lulinaahaya iska naaro iyadaa maalinta ah sug.

 

Ogoowna inayn jabhadiina imaani karaynin dhulkayga oo wixii sharci iyo nidaam inoo yaala uu yahay in Puntland tahay dhul ka caagan jabhado hubaysan iyo wax kasta oo qaadicu dariiq ah ama danteena ka turjumanynin anigaa leh anaana samaystay oo dejiyey xeerkaa markaa inna kala badbaadi raggi la qabtayna ONLF bey ahayeen oo adigaaba qirtay markaasi anaga waxba ha inoo sheeginee adiguba nin xabashi ah oo la soo dhaqmay baad ahaydee oo aad dantaada ku ilaalshani jirtayee maxaad aniga iga doonahayasaa?

 

Malaha markii aad iska dhex arki weyday ama aad lacago soo xaday oo lagu maxabuusi lahaa baad ka timidee waatii aad ku faanaysay kormeero ayaan ku mari jiray dhulal fara badan oo maamul baan ka soo shaqaynayeey garani maayee ma dowlad ONLF ah baa jirtay? Gadaal baad kala dirirtay oo ONLF iyadu xitaa iska xabashi bey ahayeen markaa nin dan reer OG wada matihidee adeer caadifad xum baa ku wadee inna kala badbaadi oo ina kala daa maandhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waa tallo fiican, insha-allah sidaa unbaynu yeeli.

 

Laakin, tan wixii rer-hebel ah PL ma iman karaan ah in sidaa loo caddeeyo unbaa fiican. Khayaamadan yar ee 1900 style ah ee dhinacna xabsi lagu dili, dhinacna waanu ka xunnahay laga odhan unbaa daran.

 

Col iyo nabad midkii la isku ogaado waa fine.

 

Hadda NGO loo shaqeeyaa oo wax kormeeraana gobolka way jiraane la soco Fiqi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Suaal aan ku weydiiyo markaasi. ONLF miyeey imaan kartaa magaalooyinka Jigjiga, Dhagaxbuur iyo Godey?

 

Hadaynan imaan karaynin maxaa u sabab ah oo hor istaagan?

 

ONLF ma mid danta reer OG ka wada taliso baa mise waa mid ka tarjunta reero gaar ah oo ka tirsan bahweynta OG oo dega Qabridaharay, Qoraxay iyo inta u dhaxaysa Gobolka Dhagaxbuur?

 

Haday jiraan reero qoonsan maxay ku diideen ma soo dhaweyn ayeey ka waayeen mise waxay arkeen inay tahay meel shufto lafo yar ahi danahooda ku ilaalshadaan oo ahayn meel ka turjamaysa tolweynaha Ab ee dhulka Soomaali Galbeed.

 

Maxaa sababay in wiilasha qaarkii ay subixii iskoolada axmaarada ka qoslaan oo ka ciyaaraan habeenkiina ay baadiyaha ku baartaan dadka wax magaysatada ah ee socotada ah ay jidka u galaan dabadeedna waxay haystaan ka furtaan?

 

Imise basaasiin iyo jawaasiis baa ku dhex jiro ONLF? Iyadana waad iga soo jawaabaysaa inshallaahu.

 

Mise ma jiraan dad idin ka mid ah oo har iyo jeer u taagan inay ilaalshaan dalnimada, qaranimda iyo degnaanshaha dalka ithoopiya naftoodana u huraan.

 

Shacbigase yeey raacsanyahiin? ONLF iyo wiilasha raamaha leh ee reer Qabridaharay ma dibadjooga brobagaanda loogu sameeyo ayeey libaaxyo ku yahiin mise dagaalkiinu waa mid aad guulle hor leh ka gaarteen?

 

Maxaase ka jiro inaad dishiin haddii aad tahiin falaagada ONLF intii macalimiinta, dhakhatiirta iyo indhagaraadka ahi ee bulshada ay ku dhisantahay?

 

Maxaadse ka oran lahayd jabhada kale ee ka ag dagaalamaya sida Jundullaahi, Alitixaad iyo WSLF?

 

Eedaynta inaad shufta dadka furta aad tihiin oo manaxayaal ahi oo aad shacbigiina brutalise garaysaan sida alshabaabku maxaad ka orani lahayd iyaduna?

 

Wada hadalada idinka iyo Ethiopia idin dhexmaray labadii sanno ee la soo dhaafay oo bilaa natiijadii ahaa oo rag badani u dhinteen maxaad ka orani lahayd?

 

Doolaalse yaa dilay?

 

^Fadlan suaaalahaa dhan iga soo jawaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Runti Fiqikhair, inaad intaad dhaanto ayaan ku moodayey'e dood badan maynaan yeelaneen if you are asking such questions.

 

Like asking me why there are spies and pro-government guys, why there are internal divisions etc. As if the history of all struggles is new to you.

 

Anyway, waxaan kaaga jawaabi hal su'aal oo aan kaaga jawaabi sida aad rabtid. Dolaal Yaa dilay?

 

Dolaal waxaa dilay Admiral Maxamed Cumar Cusmaan, oo ciidamada Godey talafoon satellite ah u diray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^A&T waan iska garanaayeey inaadan ka soo jawaabaynin maadaama ay arrimaha daakhilkiinu u gudubtay waana kuu garaabayaa.

 

Laakiinse waxaan rabaa inaad ogaatid inay failure ku ahayn meelo kalle oo keliya haddii ay dadka ilma-adeeradooda ahi dhiibayaan ama basaasayaan maxaad dad kale oo distant cousin ahi ooga fili inay kuu arxamaan adigoo weliba shirqoollo guracan la damacsan?

 

Teeda kalle dhibka waa 'disunityiga' aan sheegay sidii aad adiguba diiday in la idin kala saaro ha oran qabiilka asalka ee Puntland adigoo reero gaar ahi ku durayo.

 

Inta aad iska soo horjeedaan oo wiilal OG ah ka dagaalamayaan badme idinkuna dhexdiina idin dhex holci walle iniidan guul gaaraynin.

 

'Internal divionska' aad sheegtay aniguu waxaan ku leeyahay dadkii baa isku dan noqoni waayey oo dad baa u arkay inay dani u tahay amaba ugu jidho inay dowlada ku biiraan kuwana wey ka soo horjeedsadeen oo hub beyba u gurteen markaa is ilaali inadeer addunka sidii aad mooday ma ahee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Suáalaha in badan ayaan ka jawaabay, and I can't repeat it anymore.

 

Markay shalay SSDF dagaalaysay sideed jaho ayuu reerku u kala socday, sidoo kale SNM, sidoo kale Tigreegu, Sidoo kale Palestinians, sidoo kale Chechens.

 

By implying all people from one area will have similar opinion about a struggle, you are challenging the basic human nature.

 

Su'aal aad garan karto jawaabteeda oo muran loola jeedo lagama jawaabi karo.

 

kun-kun-la-miina,

 

Sh.Ibrahim Cabdalla ayaa uga horeeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Saxiib waxa aad diidayso inaad ka jawaabto waa inay jiraan divisionadaa waxaan aniguna ku leeyahay xumaanta anaga uun hanagu soo leexinin adigoo dadkii kugu dhowaa ay ONLFtu xirxirayaan oo ay dilayaan anaguna waxba hanagu sugine maadaama raggina eritrea ka soo gudbo yemen inooga yimaadaan markaa waxaad rabtiin inaand balaayadiina inoola timaadaan anaguna waxaa leenahay inooma imaan karaysaan oo meeshiina innaga jooga. Markaa hadalka gunaanadiisku intaa ha noqdo.

 

Wixii aad kalle nagu haysatid soo bandhig arrinkaa dhamaadyee leexleexshadaadan u jeedaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Kuwa anaga naga midka ah ee ONLF xidhxidhaya waxaa xukuma MELES. Kolkaa Faroole'na ma halkaa unbuu ka amar qaataa? Haday sidaa tahay, de inaan ka cabbano ma aha , oo hadalkaagu waa gar.

 

Laakin, kolkaa dee calanka xun ee dhawr todobaad ku dhafriyey maxaad ku fali? Kaa geelu ku sawiran yahay ee Kililka uun qaata. :D:D

 

By the way, many people agree with your points about Faroole being the head of kilil 6.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this