Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Thread about Regional State Flags

Recommended Posts

^Saaxiib inagu qaanuun caalami ah baa inoo yaalo Puntland siyaasad bey ku socotaa oo ah inaynan ku biiraynin wax ka soo horjeeda qaanuunada iyo sharciyada caalamiga ah markaa xeerarkaas ayaan ku gowracanahay oo responsible state Soomaliya ka tirsan baanu nahay mana ogolin in dariska lagu duulo ama ururo jabhado haku dhisnaadeen qabiilo ama diimo inaynan Puntland imaani karaynin ayna ka howlgali karaynin.

 

Eritreana kuma xiranin oo iyadaa fondgareeyso falaagooyinka bariga iyo geeska afrika ka jirro markaasi wax innaga maqani majirtee maxaan siyaasada caalamiga ee xeerarka ku xiranyahiin ugu soo horjeedsanayaa maxaa faaiido ahan aan ka halaynaa?

 

Ethiopia waa dal jaar inala ah waana ixtiraamaynaa sida wadama kalleba Soomaaliya la jaar ah waana tan siyaasada TFGdu ku dhisantahay iyo maamulada dhan ka jiro dhulka hooyo markaa hadii aan diidnay inaan fallaagoobno ma kilil itoopiya ku biiray baanu noqoni?

 

Dee in la isku been guureeya ma aha anagu xeerkaa baan ku gawracanahay siyaasaduna waa tan federalisimku ku dhisan iyo inaanu noqono responsible parter iyo state lala tashani karro lana kaashani karro.

 

Markaa maxaad kallo baad nagu haysataa? Caawa waa kala bixiyee raggu ha wadda garaamo waa geed maxkamadeede.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Qaanuunkani ma ku uun hadda aynu ku baraarugnaa, mise when SSDF were in Ethiopia, in Dire-dhabe lagu mirqaamo unbay u joogeen?

 

Midda kale, Guddomiyaha Gobolka Mudug kolka Ethiopian security agents ay intay Galkacyo ka kexeystaan Wardheer ku xidhanayaan ma national law buu noqdaa?

 

Kolka se Ethiopia qa'biilo kale dakane loo qabo loo adeegsado ee lagu duulo Muqdisho ma International law baa jira?

 

Anyway, Ethiopia adiga waxba kuguma falayso, iyadoo fadhiday far ugu yeedhaa Faroole iyo Cadde Muuse. Ma inaynaan iska warhayn baad moodaysaa, soomali-ceebays yahow!

 

And the cheek of you, idinkoo noocaas ah ayaad Somali sharfteed iyo midnimadeed baan ku maqanahay dhahaysaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Saxiib Ethiopia adigaaba u shayqasidee xulufana la ahee lana dhintee maxaad aniga oo keliya igu leexinaysaa ina Cumar Jees iyo SPM yeey ahayeen markay Ethiopia ka imaanayeen?

 

Mise Soomaalida kalle ayaan ka xigaa tigreegu baad ileedahay?

 

Hadii aan ku iri fallaagada caalamiga ahi ma soo dhaweysanayo oo ay ONLFtu ka mid tahay ma waxaan noqoday ninka keliya oo Ethiopia u shaqaya Soomaalida? Cajiib walle.

 

Ninyahow wax kalle aad sheekto miyaad weeyday? Soomaali dhan baa jabhado soo wada noqoday dhamaantoodana Ethiopia bey ka wada yimaadeen oo taariikhda dib ugu laabani maayo reerka waxaad ku leexanysid anigu waxay ila muuqdaan anaynu ahayn sida aad wax u dhigayso markaa runta ka sheeg wixii aad innagu haysatid adigoo ethiopia iyo meela kale ku dhumanin goorba inoo soo bandhig iyadoo sii waafaq ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this