Sign in to follow this  
Naxar Nugaaleed

Puntland building local councils in southern Togdhere or ayn

Recommended Posts

Wararkii Ugu Danbeeyay ee degmada Horufadhi

 

(Horufadhi}19.10-06

Waftigii Uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka cayn keyse Cabdi Yuusuf oo haatan mudo laba maalmood ah ku sugan magaalada horufadhi ee gobolka cayn ayaa haataan ay howshoodii ay si dardarleh ugu socotaa waxaana laguwadaa in wakhtiyada fooda inagu soo haysaa ay soo dhisaan golayaashii deegaanka waftigan oo horay ugu soo guulaystay inay udhisaan goloyaashii deegaanka deegaamada buuhoodle iyo widhwidh........................................

 

Odoyaasha dhaqanka iyo masuuliyiinta degmada horufadhi ayaa si habsami leh u xaliyay dhowr qof oo maleeshiyo ah oo lasheegay in duleedka degmada horufadhi ay fadhiisteen si'ay u fowdeeyaan masuuliinta puntland ee uu gudoomiyaha gobolka cayn uu horkacayo ee kusugan degmada horufadhi.

 

Warkan ayaa intaas ku daraya in waftida uu horkacayo gudoomiyuhu ay haatan si derdar leh ay ugu jiraan hawshoodii isla markaana y siweyn usoo dhoweeyeen bulshada iyo dhalinyarada degmada horufadhi.

 

waftiga haatan ku sugan degmada horufadhi ayaa waxaa kamid ah Gudoomiyaha Gobolka Cayn keyse cabdi yuusuf xildhibaano ka socda maamul goboleedka puntland iyo waliba masuuliyiin ka socota magaalada buuhoodle.

 

Waxaana lasheegay masuuliyiintaas inay yimaadeen degmada horufadhi kadib markii ay dalab ka heleen odoyaasha dhaqanka iyo wax garadka deegaanka horufadhi sidii loogu samayn lahaa goledeegaan oo ay udhan yihiin bulshada degmada horufadhi

 

Widhwidh Media Center

 

Degmada Horrufadhi

both administrations have named a new region called Ayn or Cayn but are they both the same?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

Dhulka maa la isla dego intii dhiig si micna la'aan lagu daadin la'aa. Horta somalidu reer guuraa ahaan jireenee goormee bilaabeen inay dhul sheegtaan?

 

Reer waqooyi hal wax ku fiican yihiin. Afka lee ka dagaalamaan dhiigna ma daadshaan si xoolaha dadku isku sheegaya oo koonfurta ku nool. Dhiig walaalkaa daadineeso geesinimo ma aha yaa u sheego dadkaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^^ Hahahahah reer Waqooyi ayaadan aqoon. War markay is dilaan waxba iskama reebaan. Hanoo saadin dagaal.

 

Mr. Red Sea, Ciid Mubaarak.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Temujin   

War markay is dilaan waxba iskama reebaan.

I heard that is what happened during the somaliland civil wars. Waa dibi weeyraxe camal malaha haye? lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

^^ war iska ilaali kuwa aan kaftanka aqoon baa meesha joogee. Oodweyne yuun dooxadii kugu aasin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

it must be th hunger but anyways, we know Ainabo is part of sool and part of the former region, nugaal, that Sool was curved from but that is not what confuses me. The puntland region Ayn is mostly the district of buhoodle. Is Somalilands Ayn region also the some region as that of puntland?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Here is closer look of how things are set up. Apparently Caynabo is part of Sool district, while Ayn is considered Buuhoodle, this kinda also got me confused now.Apparently it's saying that Caynabo and Ayn aren't the samething,Cayn is Buhoodle, part of Togdheer, while Caynabo is a district in Sool. So perhaps, Buuhoodle,Balidhiig,are considered as Cayn by Puntland.

 

http://en.wikipedia.org/wiki/Togdheer

http://en.wikipedia.org/wiki/Sool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan iyo soon wanaagsan iyo habeen qadar wacanba.

 

Horta, can we differentiate between what is a city, town, village and hamlet. Soomaalida aad iyo aad ee ugu wareersan yihiin marka laga hadlaayo gobollada iyo degmooyinkooda.

 

Before the war, Soomaaliya has one official city: Xamar. Inta kale degmooyin ayee ahayeen, inkastoo ay kala weynaayeen.

 

Soomaaliya today, however, unofficially, has few cities [magaalooyin], such as Xamar, Hargeysa, Baydhabo, Kismaayo iyo, lately, Boosaaso. [These cities is believed to populated by generally more than 100,000 people today, mostly increased by internally displaced people.]

 

Waxaa ku xigo degmooyinka [towns] sizable considerable populations, such as Gaalkacyo, Beledweyne, Baraawe, Burco, Marko, Boorame, Afgooye iyo dhowr kale. [Towns have less than 100,000 people living at any given time.]

 

Hadana waxaa ku xigo tuulooyinka [villages].

 

Hadana waxaa ku xigo buulooyinka [hamlets].

 

Wareerka waxaa keenay buulkii ayaa tuulo laga dhigay, tuulooyinkiina laga dhigay degmooyin, degmooyinkiina magaalooyin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

^maya runtii sheekh,idinku hadaad tihiin reer koonfureed, maxay ku dhacday in aad moodaan in ay magaaloyinku tuulo wada yihiin.

 

Gabiley way ka dad badan tahay Kismayo taa lasoco.Lana soco dad badan ayaa Gabiley u haysta tuulo yar uu xun, laakin waa magaalo wayn.The same can be said of Qardho as well,it's not very well known, yet I it's very large city and not a village.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

MMA,

 

Ma markii hore, mise hada. Hadalkaagu wuxuu sax ahaan lahaa 1991kii kahor.

 

Maanta Magaalooyinka 100 kun kabadan degan yihiin waa> Xamar, Hargeisa Bosaso, Las Anod, Galkacayo, Baydhabo and Kismayo.

 

Magaalooyin waxaa jira 1991 aaney kunooleen 50 kun, laakiin maanta ay kunool yihiin 200+ kun plus; Las Anod and Bosado will be good examples.

 

Gabiley, waa dego kismaayana uma dhowa. MMA, waxay kutaalaa hargeisa duleedkeeda :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this