Sign in to follow this  
MoonLight1

Run Alhabab Run, the Macawis wearing commandos are coming.

Recommended Posts

Jacpher   

^I'll take their khuraafaad at any moment for it's not sending kids into isqarxis operations.

 

Say it with me. Huwaayaa huwaa.....huwaa yaa jaliil huwaa yaa jamaal. Peaceful religious ritual.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Meiji   

Mr.Red Sea,

 

Since you support the extremist warlords, heed the message of one of its leaders:

 

Sheekh Muqtaar Roobow “ Calan aan aheeyn Kan Madow ee Towxiidka Alle ku qoranyahay mayeelayno in meelka mid ah Soomaaliya uu ka taagnaado”(

 

 

Drop the blue flag in your avatar and change it to a Black flag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Meiji:

Mr.Red Sea,

 

Since you support the extremist warlords, heed the message of one of its leaders:

 

Sheekh Muqtaar Roobow “ Calan aan aheeyn Kan Madow ee Towxiidka Alle ku qoranyahay mayeelayno in meelka mid ah Soomaaliya uu ka taagnaado”(

 

 

Drop the blue flag in your avatar and change it to a Black flag.

ka daa odayga.

 

 

PS, labadoodaba waxba isma dhaamaan, Ahlu Suna wado dheer ay ku soo jirtaa. ayadana another shabaab with Macawis waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Cawaale, waxaad tiri: 'PS, labadoodaba waxba isma dhaamaan,...'

 

Saas maaha Walaal, wax la is barbardhigona maaha, waxaa la yiri: 'kafaa bissayfi muhaanatan an tuqaarinahu bil-casaa', kuwan aad 'Ahlu Suna' leedahay dadka waxay ku gaaleeysiiyaan Tawxiidka, meesha Khawaarijtu dadka dembi kabiirah ah ku gaaleysiiyaan!, culimadii Tawxiidka & Sunnada dadka bari jirtay (een shabaab xataa taageersaneyn)ee degaanka qaar & dilaan & qaar ay garaacaan & qaar ay soo musaafuriyaan ayay ka dhigeen!, waa baadhiniya dadka qubuuro kula wareega, shirkina ugu yeera.

 

Ps. Al Shabaab meelaha ay ka taliyaan weli waxa jooga Qaadiriyada oo sidoodii u xadreeya, kaliya waxa laga mamnuucay iney microphone ku baahiyaan xadradooda, 'hal yastawiyaani mathalan'?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this