Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed attacks IndaCade Dahir Aways

Recommended Posts

Shiikh Shariif oo eedeyay Shiikh Xasan Dahir Aweyn iyo Yusuf Indhacade .

 

MAY20 2008 Radiofreesomalia.com

 

Sharq Awsad: Shiikh Shariif: Burburka maxkamadaha soo gaaray waxaa ka mas'uul ahaa Shiikh Xasan Dahir Aweys iyo Sh. Yusuf Indhacade , hadana bur bur iyo Cagajiid ku haya, siyaasadaana waa tan dalka Naga soo saartay umana dulqaadanayno.

 

Shiikh Shariif ayaa daboolka ka qaaday in bur burka siyaasadeed iyo militeri ee soo gaaray maamulkii maxkamadaha ee sanadkii 2006 mudo 6 bilood ah ka talinayay gobolada koofureed uu aabe u ahaa Xasan Dahir Aweys, uuna isaga mas'uulka ka yahay in aan maanta ku sugnaano dalka dibediisa.

 

Dagaaladii maxkamdaha iyo DFKMG ee sanadkii 2006 ayaa waxaa abaanduule ka ahaa Shiikh Yusuf Indhacade, inagoo aan maamul ahaan go,aan aan loo wada dhamayn , ayay awoodii ciidamada maxkamadaha ku baabi,iyeen dagaal aanan u tabaabushaysan oo aan la galnay ciidamada Itobiya oo taakulaynaya DKMG.

 

Intaa bur bur iyo talo Xumo Shiikh Xasan Dahir ayaa ka mas'uul ah , hadana doonaya in aan dagaal aan caqli, diin iyo cilmi ku dhisnayn ku layno ubad yar yar.

 

Uma dulqaadanayno shaqsi baabinaya danaha ummada Soomaaliyeed , ku dhaqmaya wax aan caqliga iyo diinta waafaqsanayn.

 

Xigasho Sharqi awsad - London - RFS

 

RFS _ Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiikh Shariif ayaa daboolka ka qaaday in bur burka siyaasadeed iyo militeri ee soo gaaray maamulkii maxkamadaha ee sanadkii 2006 mudo 6 bilood ah ka talinayay gobolada koofureed uu aabe u ahaa Xasan Dahir Aweys, uuna isaga mas'uulka ka yahay in aan maanta ku sugnaano dalka dibediisa.

At last the truth is coming out.. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sheekh Shariif waa macaan-jecel tuug ah. He has always been power-hungry and was the only one who gave himself up when the going got tough! He is hell bent on short changing the Somali reliberation cause for a throne. Tuug weeye!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

@Duke, where's the audio of Him actually saying this? The audios you posted are related to different matters?

 

Abtigis, Sheikha sida kada!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Abu Gel;

War sheekhani waa yare " Meel-san joog". Markii dagaalku ka socday Koonfurta Somaliya ee ragii isaga la mid ahaa la garaacayey, wuu xamili waayay dhibka. Qof aan dhibaato u dulqaadan karin inuu shaadka halgamaa qaato waa qalad.

 

Everybody likes to see peace negotioations succeed, but you know the TFG is a hostage of Ethiopia and there is no chance any discussions will produce results as long as Addis Ababa is on the driving seat.

 

If Sheekh Shariif feels it been too long and too boring, then let him resign. The whole charade of talks was intended to divide the opposition and this sanctimonious Sheikh has fallen in that trap.

 

Ma xili la isqilaafaan ku jiraa, Abu gel? Do you think the Sherif can deliver peace? Those who he is attacking are actually doing the work on the ground, and his lament will only add to the factions feuding in Somalia. It is unlikely anything of value will come out of it.

 

By the way, anigu mintid wax kasta dagaal in lagu xaliya raba ma ihi. Laakiin, nin baa laga hayaa:

"Xarshin reerahaa soo dagee xaraf ka soo guuri, xagee lagu wadaa saw aduun xaalkii garan maayo?!!"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Fabregas   

THat is all good bro, and Englishka noo badi, since some of us have difficulty making out classical Somali words!

 

Everyone has mistakes and errors, SHariff included. Lakin, I don't he deserves to be called a tuug.......He is a Muslim and you know if u call a Muslim a tuug, you have to evidence to prove He stole something. Plus, I don't the words that Duke pasted are accurate..........

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is clearly a make-beleive sheeko sheeko. Any interveiw Sheikh Sharif is always noted by all the Somali meadia and most times by foreign media so duqa instead making rumours tell us wehere u read this story aside from one obscure website.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

SHEEKH SHARIIF OO KA BIXIYEY JAWAAB KULUL HADALADII XASSAN DAAHIR AWEYS IYO JAALE YUSUF SIYAAD (INDHA-CADE)

 

Odey Hassan Dahir Aweys ayaa canbaareyntii ugu kululeed u jeediyay gudoomiyaha Maxaakimta ahna kan Isbaheysiga Sheekh Shariif oo uu ku tilmaamay nin ''Diktaatoori oo kale u dhaqma''.

 

Wareysi gaar ah oo uu siiyay Odey Xasan Daahir farisinka Internet-ka ee Aljazeera ayuu kaga digay wadahadallada u dhexeeya isbaheysiga Xoreynta iyo xukuumadda Federaalka in ay kala qob qob keeni karaan ayna wiiqi karaan Wax iska caabinta.

 

Sheikh shariif ayuu waxa uu ku eedeyey inuusan la tashan cidna xitaa Golaha dhexe ee Isbaheysiga ee leh go'aanka ugu danbeeya ee qaraarada sida uu Odey Xasan Sheegay.

 

Waxaa uu ka dalbaday Sheekh Shariif in uu arrimaha dib ugu soo celiyo Golaha Dhexe ee Isbaheysiga si la iskula heshiiyo istiraatiijiyada mid ah oo ku aadan hanaanka wadahadalka lala yeelanayo beesha Caalamka iyo dawladda Federaalka,markaasi kadibna uu sheegay in si toos ah gudiga fulinta wadahadalada shaki la'aan uu u gali karo.

 

Odey Xasan Daahir waxaa laba maalmood kahor uu kashifay in Sheekh Shariif warqad qarsoodi ah uu la saxiixday Wakiilka gaarka ah ee QM ugu qaabilsan Somaliya Ahmedou Oulad-Abdalla,taasi oo lagu ogolaaday wadahadallo toos ah oo Isabheysiga iyo Xukuumadda dhex mara kahor inta dalka aysan ka bixin ciidamada Itoobiyaanka.

 

Odey xassan Daahir Aweys oo aan ka mid aheen xubnaha sare iyo hoose ee isbaheysiga Asmara ayaa waxa ay dad abadani ka careysiisey shakina galisey eedeymaha uu u jeedinayo gudoomiyaha golaha sare iyo gudoomiyaha golaha dhexe ee isbaheysiga Asmara.

 

HADABA SHEIKH SHARIIF AYAA ISAGUNA KAGA JAWAABAY EEDAYNTA KAGA IMAANEYSA ODEY HASSAN DAAHIR AWAYS IYO YUSUF INDHACADE.

 

"Burburka maxkamadaha soo gaaray waxaa ka mas'uul ahaa Shiikh Xasan Dahir Aweys iyo Sh. Yusuf Indhacade,hadana bur bur iyo Cagajiid ku haya, siyaasadaana waa tan dalka Naga soo saartay umana dulqaadanayno"

 

Shiikh Shariif ayaa daboolka ka qaaday in bur burka siyaasadeed iyo militeri ee soo gaaray maamulkii maxkamadaha ee sanadkii 2006 mudo 6 bilood ah ka talinayay gobolada koofureed uu aabe u ahaa Xasan Dahir Aweys,uuna isaga mas'uulka ka yahay in aan maanta ku sugnaano dalka dibediisa.

 

Dagaaladii maxkamdaha iyo DFKMG ee sanadkii 2006 ayaa waxaa abaanduule ka ahaa Shiikh Yusuf Indhacade,inagoo aan maamul ahaan go,aan aan loo wada dhamayn,ayay awoodii ciidamada maxkamadaha ku baabi,iyeen dagaal aanan u tabaabushaysan oo aan la galnay ciidamada Itobiya oo taakulaynaya DKMG.

 

Intaa bur bur iyo talo Xumo Shiikh Xasan Dahir ayaa ka mas'uul ah,hadana doonaya in aan dagaal aan caqli,diin iyo cilmi ku dhisnayn ku layno ubad yar yar.

 

Uma dulqaadanayno shaqsi baabinaya danaha ummada Soomaaliyeed,ku dhaqmaya wax aan caqliga iyo diinta waafaqsanayn.

 

Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Webmaster@carmooyin.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Intaa bur bur iyo talo Xumo Shiikh Xasan Dahir ayaa ka mas'uul ah , hadana doonaya in aan dagaal aan caqli, diin iyo cilmi ku dhisnayn ku layno ubad yar yar.

 

Uma dulqaadanayno shaqsi baabinaya danaha ummada Soomaaliyeed , ku dhaqmaya wax aan caqliga iyo diinta waafaqsanayn.

WAAW, Thats very strong statement, Hassan Dahir laftiisa waa utiryay Shariifka, Xaqu feeraha uu kadilaacaa miyaan maqli jiray!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gar-haye   

abtiigis, keep you cool man. the sheikh is well respected man and his record shows. i applaud him for his effort and hopfully his good judgement will come threw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this