Sign in to follow this  
General Duke

Sharif Ahmed attacks IndaCade Dahir Aways

Recommended Posts

Abtigiis   

^ :D:D

 

War warba isuma haysidee gabayga laguu tiriyay akhri. Go to Daabkii Masaarta thread. Waxoogaa baad naga maqnayd ma nap baad ka soo tuurtay. Laguu fadhiyi mayoo haddaa ee waa inaan cararoo.

 

Wakii xogsadee lahaa kolkol buu geer gashadaayee!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^I checked the other thread and I saw a tragic suugaan homicide :D. Haddaan lagu xirin baad faa ido joogtaa adeer...

 

But I must inform you that it does not please me to see the premature expulsion of your literary bullets. The miscarriage could’ve been avoided if you had the patience to sit on it a bit more, and we would’ve all appreciated it. Instead of celebrating the traumatic death of your verses, I decided to compose a heartfelt eulogy for the potential that has been squandered!

 

Abtigiis markuu yiri

aqri erayadaan qoray

waa iniggii intaan naxay

is iri bal soo eeg

wuxuu qoray abwaankani

**********

 

Meeshaan asraar iyo

ka filaayey unug culus

afarray fashilantoo

intay dhicisay dhimatto

engagtoo an noolayn

ayyaan meeshi ugu tegay

**********

anfariir gadaashii

abitgiis maciin biday

oo iri adeerow

waxay eraygan liitaa?

aaway tookhii weynaa?

**********

intii aamus ciirsaday

oo yara ilmeeyuu

yiri xiin adeerow

afartani na dhaaftaye

alla-bari inoo mari :D

**********

anigoo ilaaq iyo

eray iyo warkale gelin

ajib weeye baan iri

waxaan iri Illaahow

adigaa addunyada unkayyoo

abuuroo kuligeen na uuntee

wixii lumay ilaahow

miisanka aakhiro

abitigiis Casiisaw

iimaan kasiiyo

kasawaabi ehelkii

**********

inkastoo u liittoo

Abitigiis nin-xume yahay

markaan erayga khayrka leh

adciyiyo iyo eedaan

Illaahay la tuugsaday

ilamadii intuu tiray

aamiinsay ducadii :D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ :D

For the avoidance of doubt, when I wrote my last reply I had no idea of the war of words you two have been having for the past few threads. Needless to say, I'm not in agreement with either of you here. There is a third way, but lets talk about it when you're done with this entertaining tussle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

^Ameen! Ilaahay janadii ka sawaabiyo waxan buraanburka, batarka, baroorta iyo qasiidadii haweenkee ee odhan jirtay "cadceedii wataa dhacdoo la soo celin maaya ee,...." aan loo kala garan eed is daba dhigtay.

 

Awoowe, meel xun bay kaa gaadhaye iga raali ahow. Anigaa gardaran. But you haven't showed why the afareey was a homicide. You merely chanted a decree of its death!

 

Ngonge

Enlighten as walaal on the alternative we seem to have failed to see. You are welcome. Like the Roman emperors, don't rejoice the cat fight. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Don’t doubt my fathering adeer! This is a Hadrawi style; it’s a style that served very well one of my literary heroes.

 

NGONGE, share your third way adeer. I will welcome it. Unless of course aad lasoo shirtagtid character assassination is a permissible tactic in politics. To which I would retort, hus iyo qad :D baa lagu yiri! Or just hus :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Xoogsade:

When I first joined Xiin said I looted his home. After he noticed I may have read Fatxul-Majiid, he slowly backtracked.

:D:D

That's a classic line Mr. Xoogsade. Even better than your legendary "Are you Muslim marka hore?" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jabuuti: Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo Xukuumada Casmara ku eedeeyay in ay wado qorshe ay ku kala qeybineyso Mucaaradka

25. maj 2008

 

Jabuuti (AllPuntland) - Gudoomiyaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta ee lagu unkay Magaalada Casmara Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa ku eedeeyay Dawlada Casmara in ay wado tallaabo ay ku kala qeybineyso Isbaheysigooda Mucaaradka ah.

 

Shiikh Shariif oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Jabuuti ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay mad madowga soo gala dhex galay Isbaheysigooda.

 

Waxaa uu muujiyay sida uu uga xun yahay hadalada ka soo yeeray Xubnaha Isbaheysiga Dib u Xoreynta, kaasoo ku sheegay inuu muujinayo kala jab soo kala dhex galay Isbahesiga.

 

"Waxaan moodaa in maalmahan ay Eritrea bilowday tallaabooyin ay ku kala qeybineyso Isbaheysiga, anagoo uga mahad celineyna, Qaabilaadii ay inoo sameeyeen"ayuu yiri Shiikh Shariif oo ugu baaqay Xukuumada Isaias Afwerki in ay faraha kala baxdo arrimaha Isbaheysiga.

 

Shiikh Shariif ayaa u jeediyay Xubnaha Isbaheysigiisa in ay ka feejignaadaan Hadalada keeni kara kala fogaansho soo kala dhex gala Isbaheysiga, wuxuuna u jeediyay in ay ilaaliyaan dareenka shacabka soomaaliyed.

 

Kooxaha Mucaaradka Dawlada ayaa horay ugu kala qeybsamay shirka dib u heshiisiinta Jabuuti, waxaana garabka Shiikh Shariif hogaaminayo dib u heshiisiinta u muujiyeen dabacsanaan, hase ahaatee xubnaha kale ee uu ugu horeeyo Shiikh Xasan Daahir Aweys waxay qaadaceen shirka, waxaana ay ku eedeeyeen Ragga Shiikh Shariif hogaamiyo in ay si xaaraantinimo u saxiixeen qodobka muhiim u ah masiirka soomaaliya.

 

Hadalka Shiikh Shariif ayaa ku soo aaday xilli Xukuumada Casmara sheegtay in aanay dalkeeda soo geli karin Shiikh Shariif iyo xubnaha ka qeyb galay shirkii Dib u Heshiisiinta, waxaana moodaa Hadalka Shiikh Shariif inuu meesha ka saarayo saldhigashada Isbaheysiga ee Magaalada Casmara.

 

Cabdicasiis Maxamed

AllPuntland

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this