Sign in to follow this  
SOO MAAL

Ciyaartoy Soomaali ah oo aaday Sacuudiga

Recommended Posts

SOO MAAL   

Ciyaartoy Soomaali ah oo aaday Sacuudiga

 

Farxiya Ali Qaajo

BBCSomali.com

 

 

 

 

Waxaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho wafdi cayaartooy Soomaaliyeed ah, oo ay horkacayaan qaar ka tirsan madaxada xiriirda Isbortiga.

Wafdiga Ciyaartooyda, oo uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Kolayga, ayaa waxay ka koobnaayeen xulka Kubada Kolayga ee wiilasha, kuwa teeniska dheer iyo cayaaraha fudud ee qaranka.

 

Cayaartooyda wiilasha ee Kubada Kolayga iyo kuwa Xiriirka Ciyaaraha Fudud

iyo teeniskaba oo u ambaxaya dalka sacuudiga, ayaa lagu wadaa in ay ka qayb

galaan cayaaraha Olombikada ee wadamada muslimka ah, oo dabayaaqada

todobaadkan lagu wado in ay ka furmaan dalka Sacuudiga sida uu BBC-da u

sheegay Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Kolayga ee Soomaaliya, Aadan Xaaji

yabawoow Wiish.

 

Xaflad aad u balaaran, oo lagu sagootinayey Cayaartooyda maanta u ambabaxday dalka Sacuudiga si ay uga qayb qaataan cayaaraha wadamada muslimka ah ee ka dhacay halkaasi, oo ay soo qaban qaabisay shirkada xawaalada Global oo lagu qabtay hotelka Saxfi ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kula dardaarmay Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Kolayga Aadan Xaaji Yabarow (Wiish) in ay muujiyaan cayaar wanaag iyo aqlaaq sare, islamarkaana ay maanka ku hayaan cayaartooyda in ay yihiin kuwo xambaarsan magacii iyo calankii Soomaaliya.

 

Tan iyo markii uu burburka ka dhacay dalka Soomaaliya,ayaa uu ahaa isboortiga Soomaaliya iyo cayaartooyada xiriirda kala duwan qaarkood kuwo ka ka dhexmuuqda garoonada ciyaaraha caalamka qaarkood, hase yeeshee, marnaba ma dhibici in ay natiijo wanaagsan ka keenaan tartamada ay ka qaybgalaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haddad   

Originally posted by SOO MAAL:

They should not go...

should not go should be used when they haven't gone there. Perhaps, what you meant was; they should not have gone.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haddad   

Originally posted by SOO MAAL:

i am not sure if they reached saudi arabia

What about Ciyaartoy Soomaali ah oo aaday Sacuudiga? It says aaday, not aadi doono.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

^^lol do we have a grammar police in the house or what, no matter what the saudis did,or will do,somalis can not do nothing about it,if somalis decide not to go to saudi arabia,saudis will be happy because that will save them some money,plus this is not the first time saudis executed poor immigrants,you do not see pakistanis,egyptians,etc demonstrating,because simply beggers have no choice.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by bilan

^^lol do we have a grammar police in the house or what,

:D:D

 

 

the newly elected teacher in sol haddad

walaala yaal gacamo furan kusoo dhaweeya haddad

 

I was waiting a barve women like you to came out. please correct my grammer in thes line. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

I think that's a derogatory term.

loool@haddaad, now I admit that you are a TEACHER of SOL smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this