Sign in to follow this  
Abwaan

Yey oo hanjabaaddii IGAD iyo Itoobiya ku khasabtay inuu waraysiyadiisa asluubeeyo.lol

Recommended Posts

Abwaan   

Odayga halka calaacal ah ee ka dhacaya...lol...

 

Waxaa iigu yaab badan siduu markii hore isku waalwaalayey iyo siduu hadda saaxiga u keenay. Markii uu arkay inuu gebi ka laalaado ayuu iska dhigayaa oday Soomaaliyeed.

 

Waxaan xasuustaa in markii Geeddi Itoobiyaanku dheheen is casil uu noqday the prime minister ay Soomaali u baahnayd oo sannadihii ka horreeyey shaqooyinkii uu gabay uu iska dhigay nin qabanaya sida inuu heshiis ka raadiyo muqaawamada inuu cambaareeyo dowlad-ku-sheeggiisa. Haddaba hadda ma mooddaa in C/llaahi uu jidkiisi hayo: mar uu cambaareeyo the entire baarlamaan, gole wasiirro iyo laf ahaantiisuba uu iska dhigo nin khaladkiisa arkay.

 

 

Waxaan la yaabay meesha uu Soomaali oo dhan u gefey oo leeyahay Soomaali oo dhan been iyo war baa ka soo haray. Generalization iga dheh.

 

lol...Halka calaacal ah aniga halla ii yeero ku lehe aan Jabuuti aadee...awal markii laga rabey muxuu u aadi waayey una taageeri waayey xalka heshiis lagu raadinayo?

 

 

Soomaali waaa ku taqaan dheh khayaanadaad wadatid!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodka,

 

I think you are correct on Ina Yey’s fate, but you omitted to mention that this political tsunami is about to engulf the whole Somalia, and shake things up in a big way. The powers that be are realizing that they can’t contain Somalia at the cheap. Certainly the pirate phenomenon is teaching them a lesson here.

 

The layouts are done, and I spotted Somaliland on it. Comment on that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

I don't know whether you all above that replied have listened to the actual audio posted or not, but I have gota tell Abwaan that link is not the right audio, it is talking about today's dagaal in Mogadishu and not Oday Yey's interview.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lool. They and the poster are just messaging their ego's each one trying to out do the other, Ooodweyne listened to the audio and from that made his long commentary. Fiction is their whole axis. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Somaliland will be at the table where big players will decide correct course of action to contain the rest of Somalia iyo shiddedeeda :D , ayyaan u gartay!

 

 

Oodweynwo waan carraabay awoowe, hase yeeshee enjoy the following dialogue between Ali Hussein and the Somalis of his time (in this literary genius, Fiin represents all Somalis)

 

 

Fiin yahay adaa ololayoo, oohin ciirsadaye

Haddii aan laguu imannin waad, aammusi lahayde

Maxaad aragtay waan kula qabaa, uurkutaallada'e?

 

Waxay tidhi "Ilaahay haddaad, aad u garanayso

Oo aad Islaam tahay iddaa, waa irdhaysnahaye."

 

Waxaan idhi "Qofkii i abhiyaa, wuu ammaan heliye

Ashahaadada iyo waan aqaan, aayaddii Nebiye

Hayeeshee ilmada kaa dhacdiyo, umalka guudkaaga

In yar iiga sheeg waxaan rabaa, inan ogaadaaye."

 

Waxay tidhi "Inkaar buu ku go'ay, odagi Soomaale

Awlaadduu dhalayna waa, sida adoogoode

Hadday ul iyo diirkeed yihiin, rag iska eegaaya

Afrikadan ma joogeen nimaan, aabbe ku lahayne

Ayax kuma dhaleen kaymihii, ubaxa weynaaye

Anna aydii aan joogi jirey, kama abaareene."

 

Waxaan idhi "Irdii nalaga qaad, aad ahaan jiraye

Waataa la kala iibsadaan, nala ogeysiine

Ooddaaba laga goynayaa, Idhankii Laasoode

Meeshaad ilmaa dhigan lahayd, uun kalaa degaye."

 

Waxay tidhi "Dhulyahow eheledaa, ma laha iimaane

Ilaaleeyey oo dunida waa, ugu il liitaane

Iyagaa ableyda isu sida, eebo xoog badane

Intey Ayro kala qaadayaan, aarsan mahayaane."

 

Waxaan idhi "Nin tiisaba anfacay, agab haddaad mooddo

Umal iyo adoo gaajo qaba, uu col ku eryaayo

Haddaad aqalka ugu soo gashoo, magan ku soo aaddo

Ul buu kaaga reebaa wixii, kaa itaal badane

Ha ka eegin doqon kaama rido, aar ku soo sida'e."

 

Waxay tidhi "Or beenaad waddaa, Ina Xuseenoowe

Ugaas iyo qabiilnimo kuwii, ubax ku faanaayay

Abtirsiimadoodii kuwii, lagu alhuumeeyey

Waataa albaabkii la yimi, agabtu noo tiille

Miyaan maanta aafaadkan dhacay, amarkan loo sheegin?"

 

Waxaan idhi "Ilaaq bay hayaan, edebna lays waaye

Afkuun bay ka tookhaan sidii, ooryahoo kale'e

Bootada ardaayada haddii, aad asali mooddo

Aduun baa awaaraha ku lumi, oo ilka caddayne."

 

Waxay tidhi "Ilaahay hadduu, duul arrin u diido

Oo uu Ibleys gebi ka rido, sooma ururaane

Qalbigii engegey waanaduu, orod ku dhaafaaye

Goormaa inkaartani heshey ee, lagu alhuumeeyey?"

 

Waxaan idhi "Arbiyo laguma oga, geesi aynaba'e

Iniinaha kelyaha iyo wadnaha, iini kaga taalle

Aanada tolkood bawga roon, uumiyaa kale'e

Maxaan ararta kaga daalayaa, edeg na loo gooye."

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looooooool.....Akhyaarta and sorry for the mix up...I used both links and I understand I did not use the right one here...

 

Thnx for the correction Emperor..

 

and Mr Oodweyne thnx for the correction too sxb.

 

And Duke hakugu taagnato-------> here is the link iyo odaygii adeerkaa calaacalkiisa:

 

http://www.bbc.co.uk/somali/meta/dps/2008/11/nb/08 1121_yusuf_au_nb.ram

Share this post


Link to post
Share on other sites
Emperor   

Odwayne thanx for posting the right Interveiw...

 

Abwaan naf kale meesha kuma haysid, Odayga waa isdhiibay ama waanu cayrsanay ayaan kaa sugaynay, mawaxay kaa maraysaa sifiican buu uhadlayaa :D , now that's the argument of the weak.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this