Sign in to follow this  
MoonLight1

..........HOW COULD THEY DO THAT?.........

Recommended Posts

Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed C/laahi Oomaar oo loo diiday aaska aabihii oo ku Geeriyooday Magaalada Hargaysa

 

Tuesday, 09 June 2009

Dayniile.com

 

Marka hore waxa aan si gaar ah tacsi ugu dirayaa dhamaan qoyskii iyo eheladii Allaha u naxariisto Marxuum Cabdillahi Oomaar Cawaale,oo lagu aasay Magaalada Hargersa,waxaan si-qaas-ah taci oogu dirayaa saaxiibkay Raage C/laahi Oomaar oo ka tirsan Bahda Teleefishinka Caalamiga ee Aljazeera iyo walaalkiis Wasiirka arimaha dibada ee Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Maxamed C/laahi Oomaar oo loo diiday inuu ka soo qeyb-galo aaska aabihiis (Cakuye-ciil-badanaa Somaliland dambe la igama maqli-doono)

 

Waxaa arin la-yaab-leh igu noqotay markii maamulka Somaliland ee Daahir Riyaale hor-boodayo ay u diideen Wasiirka Arimaha dibada ee Dawlada Federaalka Soomaaliyeed Maxamed C/laahi Oomaar inuu ka soo qayb-galo aaska Aabihiis,waxaana arinta ku-dhacday Wasiirka si-weyn ooga xumaaday dadka aaminsan waxa loogu yeero Somaliland,iyadoo inta badan Beesha uu ka dhashay Wasiirka ee (*****-Habar-Awal-Sa cad-Muuse)shir ay ku yeesheen Hotel-Almansuur ee magaalada Hargeysa isku-raacay inay xaqdarro iyo arin sharaf-dhac-ah ku-kaceen maamulka la magac-baxay Somaliland.

 

Islaanimooy ku aawey? Insaanideey ku aawey? Dadnimooy ku aawey? Naxariiseey ku aawey. Banu-Aadamnimooy ku aawey? Muslinimooy ku aawey? Caddaaladeey ku aawey? Sharciyoow ku aawey? Xaq-suuroow ku aawey? Xeer-beegtaay ku aawey? Xurmooy ku aawey? Caqliyoo ku aawey? Xishoodoow ku aawey? Baroor-diiqeey ku aawey? Wada dhalashooy ku aawey? Waddaniyadeey ku aawey? Xornimo doonoow ku aawey?

 

Xaq miyaa in qof loo diido ka qeyb-galka aaska waalidkii dhaley?

 

Siyaasaddu waa siyaasad. Qofku mabda’ wuu yeelankaraa. Qofku wax ayuu rumeysnaan karaa. Qofku wax ayuu aamminsanaan karaa. Qof qarsada, sida kuwa inagu dhex-jira. Qof caddeysta, sida kuwa inaga maqan. Qof laba wajjiila ah, sida kuwa marna inala joogga marna inaga taga. Intuba waa ay jiraan. Waa aaney jiridoonaan. Horeyna waa ay u soo jireen.

 

 

Somaliland diidmada iyo Somaliland taageeristu shaqsi kuma xidhna. Jiritaanka Somaliland qof kuma koobna, mana aha wax sida xabbadda beedka ah la jabin karo. Waa mid soo jireen ah, mabda’eeda leh, siyaasaddeeda leh, oo shacabkeeda leh.

 

Haddeynaan laheyn ajandihii, caddeymihii, sharciyaddii iyo qodobadii aynu ku ilaalin lahey. Ku diffaaci laheyn. Wax micno ah sameynmeyso, hebel yaanu noo iman iyo heblaayo yaaney dalka soo caga-dhigan. Waxa aan rumeysnahey qofku meel kasta ha jooggo, jagga kasta ha u hayo cidda uu doono e, in aan la dooddi karo oo aan xaqqiqada tusi karo, oo aan qaddiyaddeyda taabsiin karo.

 

Maxamed Cabdilaahi Oomaar yaan loo diidin in uu tacsida aabihii ka soo qeyb-galo. Laakiin ha loo diido in uu shirar iyo kulamo siyaasadeed ka sameeyo gudaha dalka inta uu joogo. Baroor-diiqda aabihii yaan laga horjoogsan. Inna qarxin maayo, inana qaadi maayo; WAA HADDEYNAAN INAGU ISQAADEYN

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well he is part of dawlada koonfurianska he has chosen to be part of that there for he can’t access Somaliland but the other kids of aun abdilahi omaar where present raage omaar and raqiya omaar. ..

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

It just shows how even these ppl have not even compassion for each other, let alone compassion for others...another proof of the incompetence of hargeisa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

He should have never asked nor wait for a permission. That would have really shown their bluff. I doubt whether they could have halted ina Omaar from attending the burial of his father. They cant take such risk with a Lander.

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

Juje, it's totally devastating when you have an administration in sland that is even not caring about it's own ppl..waxaan oo kale waa ceeb.

 

Rageh Omar is probably the only person i hold a bit of respect for in that god forsaken region, and to see his own ppl treat his family in such way is disgrace and their should be heads rolling in hargeisa for this disgraceful action..

Share this post


Link to post
Share on other sites
ADNAAN   

Juje bro, they arrested & exiled Jaamac yare before him and in fact there was a shoot out in which some of his supporters were killed. I don't think it was a bluff. Ilaahey ha u naxarissto aabihii nin fiican buu ahaa oo qabiyaalad neceb.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes indeed adnaan Jamac Maxammad qalib was arrested and put in jail by ina cigaal.. because isagu xata shirrarki koonfurianska ayuu ka qayb gallay hada wax ba kamu noqon waba kan oo wasiir ah lol.. Somaliland is very clear on this hadaad naga tagiid oo aad koonfurta oo shaqo tagtiid oo aad muufada salaad cali jeele la soo cuntiid.. nugu ma soo noqon kartiid wa very clear..

Share this post


Link to post
Share on other sites
osman_nz   

Xaaji he is wasir because 95% of his population are not partaking on it, if they were im sure it would be different story all together.

 

I personally have respect for ppl like that, they know their roots and they know that africa being africa without unity their is no chance for survival. Infact african union is trying to unite all africa so they can become powerhouse in world politics and not divide it.

 

Anyways smart ppl like rageh family are what is more needed in hargeisa and not wishful thinkers who have been sitting there for 17 years unrecognized and recieving no access to international organizations to benefit it's people.

 

PPL like rageh family are infact a blessing in disguise for hargeisa and u need more of them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

In America even the worst serial killers when their close relatives die, they let them attend the funeral and pay their respect.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well we are called somaliland and not America..

Thats not the point, the point is Mr A.OMAAR is not worst than a serial killer. If they deserve compassion so does he and his family.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Caagane   

I was suprised when I heard the news, SL refused him to enter SL. It is political reason, I don't think it has to do personal. Yet I dont trust somali websites specailly Dayniile, is Dabshid #1. So Allaha u naxariiso, Inuu nin Somali ahaa oo qabiil aqoon waxaad ka arkaysaa Soomaalinimadda ka buuxda caruurtiisa. Good example and true Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this