Sign in to follow this  
Abtigiis

Suldaankii Beesha ****** oo Hotel ku yaala Gaalgacayo lagala baxay

Recommended Posts

Abtigiis   

Suldaankii Beesha A.b.s.a.m.e oo Hotel ku yaala Gaalgacayo lagala baxay

 

Tuesday, 20 July 2010 13:57 ****** Online

Wararka naga soo gadhaya Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in Suldaankii Beesha ****** ee Puntland lagala baxay Hotel uu degenaa.

 

Sida warku sheegayo Suldaan Jaamac Xasan oo ka soo kicitimey Magaalada Boosaaso ayaa waxaa hotelka uu degenaa ku soo booqdey madaxa Puntland ee Gaalkacayo. Inkasta oo aysan cadeyn ujeedada uu Gudoomiyhu u soo booqdey Suldaanka iyo waxa laga wada hadley, hadana daqiiqado markii uu sii maqnaa ayaa waxaa Suldaanka u yimid Ciidamo Daraawiish a oo ka amar qaata Gudoomoiyha Gobolka Gaalkacayo, kuwaas oo Suldaanka kala baxay Hotel-kii uu degenaa.

 

Suldaan Jaamac waana ganacsade aad looga yaqaano Gobalada Bari, wuxuuna mudo badan ki noola Bari oo uu hanti badan ku leeyahay.

 

Suldaanka ayaa waxaa caan ku ahaa ka shaqeynta iyo Isfahanka dadka wlaalaha ah ee ka soo Jeeda ******iya iyo Gobolada Puntland.

 

Ilaa hada lama oga meel lagu hayo Suldaanka, dad badan ayaana ka walaacsan in falkan ay ka dambeyso xukumada Itoobiya, kuwaas oo ka cabsi qaba in Suldaanka loo gacan geliyo Taliska Addis Ababa.

 

Dhinaca kale, waxaa la sheegayaa in Suldaanka Xaaskiisa oo xanuunsaneysa ay ku sugantahay Gaalkacayo, sababta uu Suldaaku Gaalgacayo u soo booqdeyna ay ka mid ahayd isgaa oo xaaskiisa keeney Dhakhtar halkaas ku yaala.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

extradition is no more a problem.

He will be released in Jigjiga.

Arintaasi way dhamaatay.

Coping mechanisms are put in place by the Beesha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu iyo A&T:

 

Cabaadna ma Daayaan, Cidna iskama Celiyaan, taasuna waa Arin Caanobooreyaal lagu yaqaan!!

 

Horta aa'idin su'aalo: Caanoboore walba oo wax ku gaaraan gobollada Puntland ma dawllada ayaa kas iyo maag dhib u gaysatay, miyaa?

 

Runta marka laga hadlo; waanu wada ognahay, iney boqolaal tiftifiin-ah oo reerkiina u dhashay ey meel walba ehiopia u joogaan oo ey mar walba ka ugaarsadaan gobollada Soomaliya oo dhan, waana xaqiiq arintani-- laakiin cuqdada iyo caqli xumada idinka ka buuxda ayaa marna doonayn inaad xaqiiqada eegtaan.

 

Walaalayaalow, waxaan idin kula talinayaa beenta iyo cuqdada inaad ka hartaan ayaa fiican. Puntland makala jecla quuq-da iyo qaaq-da sidii dameeradii oo kale aad mar walba SOL lasoofadhidaan, ee walaalayaalow hadalladiina dib uhubiya intiidaan dad tol ah ka dhex shidin dab...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ Dabku wuu shidanyahay. Inta uu kaa soo gaari samir.

 

Caqli xumo. Cuqdad. Nasab xumo. Iyo diin daro adaa laguugu iman.

 

Bal murayada isku fiiri. Soqodhiyahow! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^

 

Ferguson, waxaan aniga aaminsanahay, adiga shakhsiyan xumaanta iyo cuqdada kaa buuxda caanabooraha ayaa kuugu wacan, horaana loo arkey-- hadana waad isku xaarteyoo waxbaa isku walaaqdey, waayo aniga af-xumo iyo booto waad ogtahay waxba iigama qaadaysidee, dhulka lagaa heestana kuma xoreynaysidee-- bal in yara is daji! :D

 

Tan kale: Nasab xumada iyo diin xumada aad ka hadlaysid waa dhaqanka la idinku yaqaan idinka, waayo labo boqol oo sano ayaad gumaysi Amxaara-ah weli ku hoos noolshihiin...war caaq-yahow, miyaadan ogayn, gobollada Puntland maanta, hadaad tihiin caanobooreyaal, si walaaltimo ah ayaa la idinku soo dhaweeyey iyadoo lagaa soo qaxiyey Jubooyinka iyo dhulkaaga Ogden oo aad wax walba ka qabsan kartaan. Teeda kalena, Maanta Puntland si rasmi-ah hadaad isku soo jeydisaan oo ey naxariista aanu idiin qabno ey baaba'do, idinka un baa ku dhib qaba oo intaad dhulkiini ku noolaan kari weydeyn ayaad Puntland ku soo yaacdeyn. Puntland xumaanta aad wadaan hadayna ka dayn-weydaan; wallee caanobooreyaalow, sidii Xabashidu madaxa idinka tunto si kadaran ayaa la idiin galayaa; wallee caanobooreyaalow holaca aad maalin walba lawareegeysaan idinka uun baa ku guban doona waana ka qoomameyndoontaan, daciifyahow aan caqliga lahayn.

 

Tan sadaxaad: intaas waxaa na daba wadaan "Puntland ayaa dadkeena Xabashi gacanta ugalisay oo lacag ku qaata"--war dowllada Puntland lacag kama qaadato Xabashida ee waxaa lacag ku qaata oo dadkiina mar walba iibsada waa kuwa idinka idinla dhashay oo reer caanoboore ah. Nacasnimo idinka buuxda darteednah, ayaad runta u qaadan la'dihiin.

 

 

p.s

WAR IDINKU HADAAD CAADA QAATAYAAL AAD WADA NOQOTEEN OO DAMIIRTII IDINKA WADA DHAMATAY OO DHULKIINI AAD XOREESAN KARI WEYDAYN-- MA ANAAGAA MAR WALBA NAGU MARMAR SIYOONEYSAAN? ? :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^Damiir laawe. Iska hadle. Adu inaad hadasho kuumaba furna! :D

 

Kuwiina Wardheer dega xornimo inay ka maqantahayna ogeyn ayaa wacdi kaa mudan.

 

 

Pirateland'ta aad ku faanayso waa maamul munaafaqad iyo booli qaran ku dhisan. Odeygii Abdulahi amxaar iyo Faroole ayaa madax kuu ah. Gumaysi noocii oogu xumaa ayaad ku jirtaa ( oo maskaxda ayaa lagaa guumaystaa). Hadaad xortahay maxaa yoomkan la joogo qaxooti kaa dhigay?

 

(Siyaasada Itoobiya ku hayso Somalia gaar ahaan Pirateland ayaa qaxooti kaa dhigtay. Isma ogid.)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

What do you expect from the pirate boys Melez zanawi is their daddy they will do everything he askes

:D:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

What do you expect from the pirate boys Melez zanawi is their daddy they will do everything he askes

You are right Xaji Xeyranow but add that your lalaland is #1 on this matter and P/L is trying to compete with you the metal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

A_Khadar, Haji Xandjuf is smart enough not to sell his bloodline group dee unlike pland, get the hint. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this