Sign in to follow this  
guraad

Breaking news :Faysal Cali WAraabe (UCID ) heading to kenya

Recommended Posts

guraad   

Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo sheegay, inuu ka qeybqaadanayoo hawlaha dib u heshiisiinta kooxaha Soomaaliya [News Category - Posted by Admin on Monday, 21 July 2003, 10:44:42 GMT]

--------------------------------------------------------------------------------

Hargeysa, Somalia (Somalihome Online) - Guddoomiyaha Xisbiga Siyaasiga ah ee UCID, Faysal Cali WAraabe, ayaa sheegay inuu xisbigoodu ka qayb qaadanayo hawlaha dib heshiisiinta Soomaalida Koonfureed, isla markaana tafaasiil ka bixiyey qaabka ay hawshaa u gelayaan, sidaa wuxu ku sheegay shir-jaraa’id oo uu xalay fiidkii ku qabtay Huteel Hargeysa Club. Madasha Shirka Jaraa’id waxa isna joogay nin la yidhaahdo Cali Dhoof Warsame oo ahaa xubnihii hoggaaminayey wefti reer Muqdisho ah oo dhowaan Hargeysa yimid oo uu casuumay Guddoomiyaha Xisbiga UCID. Warkan waxaa magaalada Hargeysa nooga soo diray Weriyaha Shebekada Somalihome Online, Mr. Mustafe Axmed Hirad,

 

Shirkaa Jaraa’id wuxu Faysal sheegay, in ujeeddada uu weftiga u casuumay ay tahay sidii uu ugala tashan lahaa arrimaha Soomaaliya, si buu yidhi aanu u fahano halka aanu arrinta ka gelayno, laakiin ugu horreyn waxuu hadalkiisa ku billaabay, “Maalmahan dambe waxa ila joogay nin aanu saaxiib nahay oo reer Xamar ah, ninkaas oo aan casuumad u fidiyey, waa nin aad u firfircoon, xidhiidho badan leh, waxaanan bishii January sheegay in haddii UCID nahay aanan faraha kala laabaneyn arrimaha Soomaaliya, taas oo aanu annagu cid kasta kaga habboon nahay, iyada oo aanu danta aan ka leenahay tahay, marka hadda laga billaabo waxaanu jecelanahay inaanu arrintaa rafatay ee baayacmushtariga laga dhigay, inaanu gacanta ku qabano, sidaa awgeed annaga oo taa ka duulayna ayaanu casuunay Cali Dhoof, si aanu ugala tashano wixii aanu arrinta u mari lahayn iyo halkii aanu ka abaari lahayn arrinta Sooomaaliya, arrimaha aannu doonayno waxa ka mid ah, inaanu qaddiyadeena ka iibino adduunka, sida Yurub, Afrika, IGAD iyo Shacbiga Soomaaliyeedba, kuwa meelaha ka yidhaahda Soomaaliya waa muqadas waa kuwa aynu ku tuhmayno inay carruurteenii laayeen, isla markaana burburiyey Soomaaliyadii hore ee jirtay, kuwaas oo mar kale doonaya inaay saacadda dib ugu celiyaan 60-kii, markaa maaha inaynu iska fadh-fadhino ee waa in arrimaha laga hortaggaa.” ayuu yidhi Faysal.

 

Faysal mar la weydiiyey bal in waxa ay doonayaan ay tahay inay qabtaan shir dib u heshisiin Soomaaliya ah oo uu xisbigiisu qabto, waa uu ku jawaabay, “Shir dib u heshiisiineed UCID ma qaban karto oo waa arrin ballaadhan, laakiin waxaan doonaynaa inaanu waddadii laga gelayey samayno, waayo arrinta Soomaaliya waa la marin habaabiyey, taas darteed waxaanu doonaynaa inaanu ugu horreyn nabad ka dhex dhalino beesha ****** -weyne oo ah halka ay Soomaaliya ka degi la’dahay, ka dibna waanu wax ka qabano Soomaaliya oo dhan, haddii aanu UCID nahayna waxaanu bilaabaynaa inaanu siyaasad cusub oo weerar ah u horseedno dalka, dawladda iyo xisbiyadaba.”

 

Faysal waxa kale oo uu sheegay inay arrintan bisleeyeen oo ay kala tashan doonaan axsaabta kale iyo dawladdaba, isaga oo yidhi, “Waxaan jecelnahay inaanu arrintaa UCID ahaan u bilowno, marka dambe ee aanu soo bislaynana aanu axsaabta iyo dalwadda kala tashano.”

 

Faysal isagoo ka hadlaya shir dib u heshiisiinta Soomaaliya ee hadda ka socda Kenya, waxa uu yidhi, “Shirka hadda socda waxa soo sameeyey dad danahooda gaar ah leh oo aan Soomaaliya iyo Somaliland, midna u danaynayn, mana aha inay marba qolo xaq-darro doonaysaa meel ku shirto oo tidhaahdo xaq darro ayaanu doonaynaaye gacan nagu siiya, waxaanu leenahay Soomaaliya arrinteeda faraha ha looga qaado.”

 

Laakiin intaa ka dib Faysal waxa wax laga weydiiyey xukuumadda uu dhawaan madaxweyne Rayaale soo dhisay, taas oo la weydiiyey sida uu arko, waxanu yidhi, “Baarlamaanka waa in la badiyaa, waayo waynu badanay oo masalan magaalada Hargeysa oo kale 60-kii waxay lahaan jirtay 6 (lix) kursi, laakiin maanta nus malyuunbaa ku nool , markaa beelihii hore u qaadan jiray lixdaa kursi mooyee, beelo kale ayaa yimid, kuwaas oo xaq u leh inay wax ka helaan kuraasidaa, markaa gogosha waa la balaadhinayaa, laakiin xukuumaddu ma aha wixii uu ballanqaaday, mana aha wixii shacbigu ka sugayey, mana aha wixii aanu anagu ka sugaynay, arrintaa iyada ah, ma aha waxaanu maqlayno ama ka raali nahay in 47 Wasiir la sameeyo, arrintaasi talo midaysan ayaanu ka yeelanaynaa oo imika hadli maayo, waayo cidina kama raali aha 47 wasiir oo aan dhinaca beelaha isku dheeli tirnayn oo aan tayo ku tiirsanayn, taasi wax la maqlayo oo soconaysa maaha.”

 

Dhinaca kalena Cali Dhoow Warsame, ayaa isna halkaa hadal ka yidhi, wuxuna yidhi, “Anigu waxaan ahay nin aan ku jirin dagaal oogayaasha, laakiin taladiisa la dhegaysto, dadka reer Muqdishana haddii aan u sheego ra’yi saalax ah u malayn mayo inaan ahay nin lagu diidayo, ta kale markii aan Hargeysa imid Guddoomiyaha UCID, wuxu ila kulansiiyey saddexda xisbi oo aanu ka wada hadalnay sidii Somaliland-na aqoonsi loogu heli lahaa, dhibaatada Koonfur ka jirtana loo xalili lahaa, waxaan anigu soo jeediyey in wallaalnimo la iskugu yimaado oo dadku isku furmo oo la wada noolaado, taas macnaheeduna ma aha in federaal la noqdo ama calan la wadaago ee waa in iyadoo la kala degan yahay wallaalo la noqdo oo nolosha la wadaago, Koonfurna waxaan u sheegayaa lixdan jirka iyo toban jirka Somaliland geeri ayay ka xigaan inay calankooda mar dambe cid ka gadaan (iibshaan).

 

Weriyaha Shebekada Somalihome Online,

Mustafe Axmed Hirad.

Hargeysa, Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I wonder what InaWaraabe of all people, an ex-mole of the military junta (Barre regime), a well known war and hatemonger for anything Somali which dates as far back to his dole days in Helsinki, means by this “ kuwa meelaha ka yidhaahda Soomaaliya waa muqadas waa kuwa aynu ku tuhmayno inay carruurteenii laayeen, isla markaana burburiyey Soomaaliyadii hore ee jirtay, kuwaas oo mar kale doonaya inaay saacadda dib ugu celiyaan 60-kii, markaa maaha inaynu iska fadh-fadhino ee waa in arrimaha laga hortaggaa.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

S-Warrior,

missed your contribution lately man, where have you been?

 

Mr Ooodweyn,

what is this, your nationalist's are taking the conference seriously. Well for UCID to little to late, the government is coming boy.

 

Weither you run to the warlords in Mogadishu or go on peace trips to kismayu, surely the North West is becoming engaged once again to SOMALI WEYN.

Share this post


Link to post
Share on other sites

My dear SmithNWestern – good of you for the kind words. The feeling is mutual my man. Time required to partake in these never ending discussions unfortunately has not been quite a commodity on my side. Besides, one could never compete timewise with the UB40 lads and lasses of Europe. On top of that if it is intelligent dialogue we are to have, one could be tempted to contribute and perhaps learn from one another, but if it all comes down to “elementary level common sense, uninformed opinions, uneducated narratives, and drivel of homegrown balderdash”, not only does it pollute the spirit, but it also soil the mind, thus one is better off abstaining, or simply observing for the occasional line or two.

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Samuria

 

Pleasee spare us the BULLSHIT!

 

They only reason you staying shuhhhh is because of the state of your so called "Puntland" is in (turmoil to say the least here!) and worse more the state of the collapsed talks in Kenya.

 

BASICALLY MR SAMURIA HAS FINALLY (PERHAPS) RUN OUT OF FABRUICATION/LIES/PROPGANDA'S---SO MUCH SO HE STEEPed AS LOW AS BOOSTING ABOUT A MERE 2000+REFUGEES OF PUNTLAND BEING REPATRIATED HOME IN ANOTHER THREAD--I FEEL SORRY FOR THE OLD CHAP.

 

SMITH WEST-still the dreamer! dee Somaliland doesn't fancy Somalia- on what ground shall we be engaged if the sight of Somalia is a turn off??

We practice democracy not "arranged marriages" my friend.

 

Brother Odewyne--it is true the only solution left for Somalia is for Somaliland to step in before they wipe each other out. We have already begin to show them they way with Hadraawi leading the way with the "peace" march. Don't you just admire the man- brave, wise and talented. See what they fail to realise is this top-down approach of thiers is not workable. How can you have talks when you dont even have the same vision???

 

Obviously we can teach them a thing or two about constructing a nation. But I dont wish to see this happen at the expense of Somaliland-No offence.

 

Dusty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Angel dear, as much as you would have enjoyed my reaching for the ugly brush of resorting to repulsive mannerism and vulgar language in kind, I wish to remind you of a note in an earlier post of mine in which I mentioned to no longer engage lads and lasses from Northwest regions of Somalia in a dialogue. Or were you asleep or perhaps sucking on a lollipop at that time round? My reasoning preventative in principal then which were along the lines of “averting emotive, ugly outbursts similar to the one you have just demonstrated, tribal sentiments and young feelings” remains and is very much applicable at the present.

 

Interesting how you consider the repatriation of 2,000 people a mere thing? My God how young you are.

 

By the way, why the continuous cussing and cursing? Did not Papa and Mama tell you never to display your unsightly side in public?

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

Indeed mummy and daddy did teach me good manners. I can always play the "age" card--WHAT IS YOUR EXCUSE? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Angel dear forever the pessimist, Somalia is not ugly how dare you say such a thing LOL.

 

Again you seem to think Puntland is in disarray them why would the UN say it’s an economically booming area who gave them such ideas was that mischievous Samurai Warrior?

 

Dear the Mgathi meeting is going so well its starting to unnerve the real secessionists up in the North West such as Mr Warrabe, he might even go To Mogadishu in order to hold his now famous press conferences however if he ever came to PUNLTLAND we would deport his sorry self back to Finland.

 

How about old man HADRAWE travelling in a peace march reminds me of Mahatma Ghandi. Oh well he would probably be arrested once he lands in Hargaysa because in Somaliland democracy means that you have no right to hold your own beliefs let alone express them. Gulwade Kahin will arrest you and deport you and then have it on the BBC in order to inform the world that he has a democratic state running.

 

Great democracy, unrecognised fragmented and now run like a police state.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Smith, stop believing your own hipe dear child. You putting too much faith into people who do not trst each other to meet in their own country. How many weeks are we going to listen to your barking at Somaliland? Unless Mbagathi figures out a way of making us fall in love with Somalia, it ain't gonna work. When we say NO we mean NO and not NOH, if thats what causing confusion.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ayoub Shiekh,

 

You do protest to much friend smile.gif And you exagerate way too much your importance LOL

No one was talking about you, and no one wants you to fall in love with anything. Its your life son. The point was that we are moving along quite smoothly thank you.

 

mY HYPE, you seem to give me too much credit to much respect. I created the federal map and now I have created the hype surrounding the meetings.

 

Fact

 

1)Puntland as a whole is in the meeting oppositiona and government.

 

2) The TNG or ART is there

3) HIIRAAN and all their leaders are there

4)Mohamed Dhere and JOWHAR are there

5)Hussein Aydeed, Osman Ato, Qaynyare, Musa Sudi Yalaxow, Hillowle Iman Omar, AND all the USC are there

5) The SSNM and the Dir Grouping are there, C/lahi Shiekh Ismail and Abdi warsame Issaq.

6) The RRA are there all two factions and splinter groups.

7) Reer XAMAR, Jareerweyn and all the southern groups are there.

8) Somali religious griups are there.

9) Women groups are there

10)The NGOs and parties concerned with Somalia are there.

11) Alot of NW ppl are there, General Ghalib, BUBA, KALLUN and countless ones.

 

Full reprsentation of The North Esat

Central, South East and South West are there, and this is ulike any of the 13 other meetings.

 

SO IS THIS MY HYPE OR FACTS ON THE GROUND?

Share this post


Link to post
Share on other sites
India   

LOL@@@Ayoub.

 

Walaahi that must be where the confusion lies- SOMALIWEYN it is NO not NOH! I laughed so hard when it finally hit me icon_razz.gif .

 

Smith and Co( primarly Mr Nacamle himself:Horn)===something tells me you all be eating your words soon. :D:D:D

 

Do you even know what Federalism means? How can you even entratain the idea of bringing federalism to a illitrate nation? DO you have the capcity to fund such large adminstrations? Do you have the instituations and or the labor to implement these systems cohesively? Common Somalia THINK!

 

Damn

Dusty.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dusty,

First and foremost you must understand what it is you are talking about. You must be able to analyse the situation correctly not believe that everything will play out as it did before.

 

In Somalia today people ARE NOT DIVIDED ON CLAN LINES ANYMORE.

People are ready to work for the restoration of the country.

Look at this meeting in Niarobi , it has taken more than nine months but it has survived for nine months and that in itself is success. It is in a neutral country and the whole world is supporting it, this is also an important so take note.

 

With the regards to the administrations, have you heard of Puntland? Who created it Somali people did, those you call “Illiterates”. It has a capital, parliament and administrative districts it even has this in LAS ANO and BUHUDLE. It has hospitals, university and a large Police force. My dear it is self funded by its people and not by any donor nations.

What is suggested is not a miracle but that 3 0r 4 other states similar to Puntland be formed. These would be unites as GEORGIA is to NEW YORK in a UNION. This federal government would establish embassies and missions through the world and this would gain funding and investment for the country as a whole.

 

Those who suffer from illusions of grandeur will not understand any of this, as they are to concerned with forever messaging the ego of their clans.

The benefit of this for Somalia is to create states which can best meet the local priorities of the people and give them direct democracy.

 

My dear ANOTHER FACT

THERE IS NO FACTION OR REGIONAL ADMINSTRATION WHICH IS ABSENT FROM THE MEETING. 80% OF SOMALIA IS PRESENT TODAY, FOR THOSE WHO DON’T KNOW, THIS IS THE FIRST TIME SUCH THING HAS TAKEN PLACE, NOT EVEN IN ARTA DID THIS HAPPEN. So take it easy people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Smith

There is no argument here about who's meeting in Nairobi,we all know that but the million dollar question here is are they willing to bring an end to the war.Will people like Abdillahi Yusuf,Cato,Shaatiguduud,Morgan and Suddi be willing to reach a compromise for the sake of seeing a united Somalia?

 

And Smith for once ANSWER THE QUESTION puhleez

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this