Sign in to follow this  
General Duke

Baidoa: TFG takes over Diinsoor Bur-Hakabo...

Recommended Posts

here is another Mogadishu portal report..

 

Inta uu la eg yaha y qasaaraha ka soo gaaray dag aalada labada dhinac

 

Dec 21 .2006 Radio Free Somalia (RFS)

 

Dagaalo aad u qaraar oo faraha lagaga gubtay oo aysan cid u gurmanaysaa aysan jirin ayaa ka huraya degaanka Buur Hakaba iyo inta u dhexeysa labada Gobol Bay iyo Sh. hoose.

 

Dagaalada oo gaystay qasaaro isugu jira Naf iyo maalba , haba u badnaadeen xoolo nool iyo dad reer guura ah.

 

Dagaaladaan oo u Maxaakimiinta Islaamiga iyo Dowlada Kmg , dagaaladaa oo socda ku dhowaad mudo 3 cisho ah ,iyadoo aana muuqan qaab ay dagaalada ku hakan karaan.

 

Hogaamiyeyaasha dagaalada laba dhinac oo sheegaya iney guulo ka soo hoyiyeen dagaalada huraya , inkastoo wararka laga helayo goobaha dagaalka ay sheegayaan in Ciidamada Maxkamadaha ay ka soo durkeen goobihii ay horey ugu sugnaayeen.

 

Qasaaraha la og yahay ee ka soo gaaray labada dhinac ayaa kala sheegaya in ay dhanka Maxkamadaha ay kaga geeriyoodeen dagaaladan tiro gaareysa 125 iyo dhaawac aan la qiyaasi karin maadaama loo kala qaaday cusbitaalo iyo goobo kala duwan, dhanka DKMG ayaanan weli sheegin tiro cayiman ee la ,og yahay inkastuu uu iyana qasaase soo gaaray.

 

Xeeladaha dagaalka ayaa ahaa kuwo la isu adeegsaday xeelado militery iyo aqoon isticmaalka qariidada, ciidamada Dowlada oo leh tababar ciidan , iyo iyagoo ay hogaaminayaan saraakiil leh qirad dagaal . halka ay dhanka Maxkamadaha ka hogaaminayaan Macali Xaashi, Shiikh Adan Cayrow iyo Shiikh Shucayb Maalik oo ah taliyaha Ciidamada dhanka Shiikh Xasan Turki.

 

Dagaalada oo ay hore u iclaamiyeen Maxkamadaha Islaamiga , oo ay mudo 7 casho ah ay ku dhowaaqeen iney dagaal ku qaadayaan Dowlada Kmg ah , ayaa dad badan waxay moodayeen inuusan dagaal dhacayn oo ay baajinayaan dagaaladaa ay iclaamiyeen Maxkamadaha Islaamiga.

 

Dagaaladaa oo dib u sii cusboonaanaya ayaa waxa ay labada dhinac sheegayaan in aysan joojinayn dagaalada oo ay sii wadayaaan dagaalka ilaa ay guusha inoo soo hoyanayso.

 

Dhanka Maxkamadaha iyo Dowlada oo gurmad deg deg ah kaga imaanayo Magaalada Baydhaba iyo Muqdisho.

 

Radiofreesomalia.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brown,the cities were captured and the courts were pushed.For now the TFG controls the mentioned cities and the war will probably be continuing. awkeey cilmaamadle madiiga laka dhawi.Roorki uyuga rooreen hamer ee kusii socdan.So chill mate,more news is on its way.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bay iyo Bakool: Dawladda oo sheegtay in ay la wareegtay gacan ku haynta degmooyinka Buur hakaba iyo Diinsoor.

 

Bay iyo Bakool (Carmooyin)- Dagaallo aad u kharaar ayaa waxa ay ka soconayaan agagaarka deegaanada Diinsoor iyo Buurhakaba.

 

Dagaaladaasi oo la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan ayaa waxa laga soo sheegayaa in uu gaystay khasaare aad u ballaaran.

 

Afaheen u hadlay madaxtooyada Soomaaliya oo lagu magacaabo Maxamed Deeq C/qaadir ayaa waxa uu sheegay in dagaal maanta ka dhacay degmada Diinsoor ay kula wareegeen gacan ku haynta degmadaasi.

 

Waxay sidoo kale xukuumadda dawladda Soomaaliya sheegtay in dagaal ay malayshiyooyinka maxkamadaha magaalada Muqdisho ku la galeen deegaanka Buurhakaba ay guulo ka soo hooyeen.

 

Xildhibaan Xasan isxaaq Yacqub oo ka tirsan golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya ayaa waxa uu cadeeyay Shabakadda Warbaahinta Ee Carmooyin in uu ku sugan yahay deegaanka Buurhakaba oo ay dawladdu gacanat ku hayso.

 

Waxa ay maxkamadaha magaalada Muqdisho cadeeyeen in ay sii wadi doonaan dagaalkaasi, ayna ku khasaare soo gaarsiiyeen ciidamadii ka soo horjeeday.

 

Mar aynu la xiriirnay qaar ka mid ah dadka deegaanka ee degmada Diinsoor ayaa waxa ay inoo xaqijiyeen in uu jiro dagaal magaalada ku dhex maray ciidamada dawladda iyo kuwa maxkamadaha magaalada Muqdisho.

 

Faarax C/qaadir Max'ed

 

Xaafiiska Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Lieutenant Xalane:

Brown,the cities were captured and the courts were pushed.For now the TFG controls the mentioned cities and the war will probably be continuing. awkeey cilmaamadle madiiga laka dhawi.Roorki uyuga rooreen hamer ee kusii socdan.So chill mate,more news is on its way.

I did not see anywhere in a major news that showed the above hadal.Therefore I will conclude as a partisan nacnac. The only thing resembling a news was the one duke talked about,and that had 4 contradictory statements on a single wirefeed,hardly a credible news,NO?

 

 

I also hear from the otherside that

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brown, even if the news which Duke and co posted is correct, still in the big scheme of things the mere fact that Ethiopia is involved tips the balance of this war.

 

Historical prepective: Ali Dhuuh, a poet of his own right, chanted, quite hastily if may add, celebratory verses to mark what he thought was a final victory against Sayid’s forces.

He addressed Sayid Mohamed’s dervishes directly:

 

Shuunkii ***** fadhiyo shaaxin gudaheeda

Shafqadlay ***** waa wixii sheema weeraraye’e

Sheekadayda waad haysateen aniyo shaywaale!

Shanlihii wadaadkeed wadeen shagax masiiseene’e

 

The Great Sayid, as always, reppeled the sham contender quite eloquently:

Wiil yahow shareecadu midkay shuuftay baad tahaye'

Shafqadli'idu waa waxaad u tiri shuun saraan ahay'e

Shiil baan wadnaha kuugu ridi shuuqda abidkeede'e :D

Shifo malaha geel aan lihi ila shaqaynayne'e

maxaad haatan laga sheeliyaa saadanbaan shabine'e ;)

 

So let teh early chants of victory continue but know yaa Brownie, in the south as it's today one either wuu la heshiin wadaada ama, as the old man once said, badda biyeheedu cabbin :D wallee!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Brown the Clan Courts by all accounts have lost the latest battles. Their news media have not declared any victory and the TFG troops are in Bur and Diinsoor. Any major news reel will only report what the Somali's forward to them.

 

One needs to read between the lines, if they could not captured Baidoa today will they be able in a few months when the TFG gets more wepons and support?

 

The game is up.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

Brown, even if the news which Duke and co posted is correct, still in the big scheme of things the mere fact that Ethiopia is involved tips the balance of this war.

 

Historical prepective: Ali Dhuuh, a poet of his own right, chanted, quite hastily if may add, celebratory verses to mark what he thought was a final victory against Sayid’s forces.

He addressed Sayid Mohamed’s dervishes directly:

 

Shuunkii ***** fadhiyo shaaxin gudaheeda

Shafqadlay ***** waa wixii sheema weeraraye’e

Sheekadayda waad haysateen aniyo shaywaale!

Shanlihii wadaadkeed wadeen shagax masiiseene’e

 

The Great Sayid, as always, reppeled the sham contender quite eloquently:

Wiil yahow shareecadu midkay shuuftay baad tahaye'

Shafqadli'idu waa waxaad u tiri shuun saraan ahay'e

Shiil baan wadnaha kuugu ridi shuuqda abidkeede'e
:D

Shifo malaha geel aan lihi ila shaqaynayne'e

maxaad haatan laga sheeliyaa saadanbaan shabine'e
;)

 

So let teh early chants of victory continue but know yaa Brownie, in the south as it's today one either wuu la heshiin wadaada ama, as the old man once said, badda biyeheedu cabbin
:D
wallee!

Xiinow,Walle Nin karti iyo xininyo leh umbaa gabay iyo murtida fahmi karo. Raga dabadhilifinta ah oo marba moodka bedbedelo maxay ka garanayan?

 

In anycase,Sire Etoobia waa la wehliyaa,Uncle Sam iyo asxaabtiisa ayaa fund gareenayo dagaalkani. Its Adeer Sam Vs Somalia.

 

Duke,Adiga you have zero credibility,Nin aad u been badan oo indha adag baa tahay ,so I REFUSE to take any news from you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Juje:

^^

Ha saxiib kuwa kale waxan ku arkey mesha oo in Togane so xigtey, sidi nin xigmaad ku hadla.

Koleyba,it requires BALLS,Principles and a certain intelectual level to construct words. I personally havent seen that from the otherside of this argument.BTW,its a personal observation

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this