Sign in to follow this  
Qudhac

The prisoners of SSC junta group arrive

Recommended Posts

Abwaan   

Originally posted by Xaji_Xunjuf:

One even has blood on his shirt lol

Yey they arrived tallow maxaynu ku samayna

Let them help with the construction of the new roads of burco
:D

dhagaxanta ha ino guran that should be a good punishment for them
:D

Waa ayaandarro inaad sidaan walaalahaa Soomaaliyeed oo sidaadoo kale la soo khalday ugu jeesjeestaa. I hope inaadan ka shallaayin oo aadan oohin ku dambayn waayo wax laga faa'iidayo ma leh Soomaali is laynaysa. Imagine haddii dhallinyaradaan ay ehelo kula ahaan lahaayeen, maanta si kalaad u hadli lahayd. Fadlan, Ilaah ka cabso oo ka waantow xumaha wanaaggana taageer.

Share this post


Link to post
Share on other sites

sxb iyaga la so qalday but laakin waxad tiri maad ilahay ka baqatiid wa ummad islaam ah iyagu. Manay xabbad u so qaadan dad islaam ah shacab islaam ah calan islam ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Well X_Xunduf Soomaaliya dad badan baa la khalday oo keligood lama soo khaldin. Marna kuma taageerayo inay xabbad soo qaateen balse haddii aan la kala roonaan roob ma da'o. Midda kale waxa ay iskaga dhaadhiciyeen inay qoryo qaataanna hallaga daayo oo xuquuqdooda iyo inay aayahooda ka taliyaan yaan la duudsiin. Ma is tiri haddii aad adigu ku celcelineysid waan goosanayaa maxaa iyaga u diidey inay kaa goostaan? Ma lacag baad ku leedahay mise xaq gaar ah.

Soomaali ma kala xoog badna oo rag haddii la ciilo waa kii wax iska dhiciya, mar baana ninba nasiibku la jiri ee sidaan halla isku dhaamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I agree with the Aboowe here. These soldier fighting for a cause, you may not agree with that cause and you may fight for that cause. But when one surrenders, treat him humane and treat him how you wanna be treaded yourself in such a situation.

 

Eventhaught, only a picture has been taken. But wat Xunjuf is suggesting, forced labor, is inhumane.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

There were only 120 ssc fighters who participated the widhwidh fight, all wearing uniform. Both the two top commander of SNM IN Widhwidh were killed for that operation. One is from OODWEYNE and the other one from HARGEYSA. Although they admitted the death of officers, They did not release the names of their death soldiers.

 

SSC media released right the way the name of fallen darwiish. instead SNM madeia are talking pictures ssc civilian who they find in Caynabo area. this can only lead that ssc do the same. Stop SNM trucks going to south and arrest, that shpuld be the answer

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Duufaan, wrong there was actually 1 soldier killed he was from Ceelafweyn area AUN, and the other was injured he was from hargeysa, atleast get your facts right intaad iska nacnacleen, however in the SSC side several were killed and wounded , the wounded 1's are getting treated in Oog and soon they are going to be transfered to burco prison.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

there is different askari iyo sarkaal. does he have name? darwiish lama qariyo waa laduceeyaa. idinka xabahi baadtihiin xabashidaa qarisa khasaareheeda.

 

from somaliland.org

 

Madaxweyne Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ka wada hadleen sidii looga hortagi lahaa weerarada ay ciidamada ku soo qaadayaan kooxaha maleeshiyooyinka ah ee la soo abaabulay kuwaasoo falal gaadmo ah ku dilay shalay Sarkaal ka tirsan Ciidanka Qaranka isla markaana Toogasho ku dilay magaaladda Laascaanood badhtankeeda Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka, isagoo ku adkeeyay mudada kala guurka in loo xoojiyo sugida Xuduudaha Dalka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Duufaan, i am not aware of any sarkaal being killed if there is such thing but what i know is Salebaan Cisse-Salebaan Dheere AUN Gudoomiyaha maxkamada las anod was killed by unknown masked gunman.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

^^^ dee anigu maan ku arkiin warkan other reliable sland websites such as Oodweyne, hadhwanaag, ramaas, marka war aan huubo maha which is why i said "i am not aware of any sarkaal being killed if there is such thing".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Now you known!

 

I posted yeterday.

 

This is a somaliand website

 

Written by Qarannews

Jul 19, 2010 at 07:35 AM

Hargysa,(Qarannews)-Waxa xalay si gaadmo ah loogu dilay magaalada Laascanood gudoomiyahii maxkamada rafcaanka ee gobolka Sool marxuun Saleebaan Jama Ciise, dilkani ilaa hada ma jirto cid loo qabtay iyo cid sheegatay toona, hase ahaatee waxa aad moodaa in ay soo noqonayan dilal noocani oo kale ah oo hore loogu gaysan jiray madaxda gobolka Sool.

 

 

Dhanka kalana waxa jira dagaalo culus oo xalay ka bilaabmay deegaanka Widhwidh kuwaasi oo gaystay khasaare aad u balaadhan, kadib markii ay ciidanka qaranka ee agaasi fadhiya ay soo weerareen ciidan maleeshiyaad aad u badan oo la soo abaabulay kuwaasi oo ciidankii xagaasi deganaa culays xoogleh soo saaray, dagaalkani oo ilaa manta duhurkii socday oo istaagay ayaa waxa ay ciidamada qaranku ay si buuxda uga adkaadeen ciidamadaasi oo in mudo ah la soo abaabulaayay iyaga oo xagaasi ku jabiyay ciidamadaasi weerarka ku soo qaaday ayaa waxa ay ciidanka qaranku gacanta ku soo dhigeen maxaabiis faro badan xaga ciidamada qarankana laga dilay 3 askari iyo hal sarkaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good News Indeed ............. Now they should be reintegrated and sent back to the region to serve as police/military officers.

 

 

Now let's hear more of "shacab baa la qafaashay" nacnac ......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Burco (Golisnews.com)- Waxa manta soogadhay Maxabiistii laga sooqabtay Widh-Widh kadib markii Maleeshiyaad ka soo jeeda tuulada Buuhoodle ay weerar ku soo qaaday Ciidanka Qaranka Jamuuriyada Somaliland ee fadhigiisu yahay Dagaanka Buuhoodle Magalada Widh-widh .

 

Maleeshiyadan laga soo abaabulay Gudaha Buuhoodle aya waxa ka danbeeya dadka kasoo horjeeda horu usocadka cadaalada iyo horumarka Jamuuriyada Somaliland kuwaas oo ka tirsan qurba jooga reer Buuhoodle iyo Laascaanood waxanay doonayaan in ay meeshu noqoto meel ayna cidi ka talin maatada iyo waayeelka iyo aqoon yahanka lagu layo .

 

 

Intii ay gaadhen Ciidamada qalabka sida ee Jamuuriyada Somaliland aaga bariga Somaliland ayaa waxa nafisay dadkii iyo maatadii kkadib markii ay heleen nabad galyo iyo boolis ka celiya tuugta waxana laga dareemay cadaalad iyo horu socod maamul isku soo duuboo waxa baryahan isku urur sanayey niman la baxay SSC oo doonaya in ay Weerarku qadaan Ciidamada Somaliland soona celiyaan kala daad sanantii iyo Boobkii iyo dhacii iyo dilkii ka baxay bariga Somaliland.

 

 

Dagalkan ayaa waxa lagu qabtay todoba wiil Dhalin yaraa waxaana la keenay magalada Burco waxaana loo soo dhaadhicinayaa Mandheera maha markii ugu horaysay oo ay Ciidamada Qalabka Sida ee Jamuuriyada Somaliland ay gacanta ku dhgaan Dhalin yaro lasoo qalday loona soo dhiibay hub iyo qoryo kuwii u soo dhiibay ka hadheen.

 

Xalada todobadan wiil ayaa hada caadi ku soo labatay kadib markii sifiican loosoo dhaweeyey waxana lagu soo dhaweeyey saldhiga dhaxe ee Burco waxaana halkaa loogu geeyey dhar iyo raashin iyo qalab ay ku madada dashaan kalka kuwii qadka cunana loo geeyey qaad waxana wajigooda kamuuqday farxad iyo rayn rayn waxana loo sheegay in ay naftooda u sheegaan in ayna wax dhiba lakulmayn haba yaratee . Dhanka kale waxa soo booqday dadka soo jeeda magalada buuhoodle waana loosii daayey in ay soo arkaan soona baridiyaan waxii ay u keenayaana ay u keeni karan ,waxa iyana laga yabaa in ays oo booqdaan maxaabiistan siyaasiyiinta ka soojeeda Gobalka Sool iyo iyo Buuhoodle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Not long ago, we used to hear:

 

20 xubnood oo ka mid ah Budhcad qalalaaso iyo arbushaad ka waday goboladda waqooyi ayey gacanta ku soo dhigeen ciidamada xooga dalka soomaliyeed maalintii arbacada ee bishu ay ahay 12 June 1987.

 

It has a familiar look.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ History is written by the victors, adeer.

This thread is ugly though (like many that have the usual suspects in them).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this