Sign in to follow this  
Qudhac

The prisoners of SSC junta group arrive

Recommended Posts

One even has blood on his shirt lol

Yey they arrived tallow maxaynu ku samayna

Let them help with the construction of the new roads of burco :D

dhagaxanta ha ino guran that should be a good punishment for them :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

d_3.jpg

 

apart from the little one one left with white vest... i dont think he can do alot of hard work.

 

 

has anyone seen ME lately :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

The SCC need to get a bunch of guys to line up and take a photo and then claim they were captured after battle. But they should be more sophisticated and make the guys look like they were actually out in the said and dust, not these clean guys in macawiso with not a mark or any dirt in their faces.

 

I like the guy with blood on his shirt, but no cuts on his face at all, the placement of the blood right at the neck is usually from a bloody mouth or nose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ANTARA   

These pictures are distasteful ninyow. First, these men are prisoners of war and if the gaalo treats each other with respect then the least we could do is treat our fellow brothers decently.

 

Secondly, the only purpose this serves is to generate more hatred between people who have plenty more in common than that which divides them.

 

Wiilwaal baa waa hore gartayoo waakii yidhi: Nin Rag ah hooyadiina U tu'iyayoo walaal waxey ku dhaanto maleh – or something similar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Actually today I heard the prisoners speak they said they were treated well so far, they were very exhausted they could hardly speak qudhac I don’t think they can work yet we need to feed them first

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

There is about 27 more SSC Junta Terrorist prisoners held in Oog according to a friend of mine i spoke to ( who is in sool at the moment) they will be bought to the big jail in burco soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Originally posted by Libaahe*:

There is about 27 more prisoners held in Oog according to a relative of mine i spoke to , they will be bought to burco tommoro.

:D:D:D If that is the case, Bakhbakhdiinu intan way ka badan lahayd..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaahe*:

There is about 27 more SSC Junta Terrorist prisoners held in Oog according to a friend of mine i spoke to ( who is in sool at the moment) they will be bought to the big jail in burco soon.

kuso gura gawaadhida burco shaqo badan ba taale eh :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Hadana ma shacabkii baa maxaabis noqday marka la jabo..

 

Widhwidh:-Ciidamada xaq-udirirka SSC ayaa habeen hore waxaa ay weeraro is daba joog ah ku qaadeen bartilmaameedyo ay fadhiyeen Jabhadda SNM halka loo yaqaan Kaarayaasha oo dhanka bari ka xiga Magaalada Widhwidh, waxaana ay ciidmada Cadowga gaadhsiiyeen khasaare balaadhan.

 

 

Dagaalkii dhacay habeen hore oo labo jeer ahaa ayaa waxaa ay Ciidamada SSC ka muujiyeen giisinimo baladhan iyagoo weeraro xeeladaysan la beegsadey labo Xero oo isku dhaw ,taasi oo jaahwareer ku abuurtey Maleeshiyaadka SNM,waxaanna la sheegay in dagaalkaas ay ku nafwaayeen in ka badan 10 askari halka tiro aan la xaqiijinta ay kaga dhaawac meen maleeshiyadka duulaanka ku joogta dhulka SSC.

 

Sidoo kale waxaa ay Ciidamada xaq-udirirka SSC ay subaxnimadii shalay weerar rogaal celin ah ku qaadeen malayshiyada SNM, kaasi oo ay kula wareegeen Magaalada widhwidh, waxaanna ay qabsadeen dhawr xero oo ay deganaayeen Maleeshiyadda dirta waqooyi.

 

Dagaalkan oo socdey ilaa 11 duhurnimo ayaa waxaa ay Ciidamada SSC cashar lama ilaawaan ah u dhigeen Maleeshiyada SNM, waxaana ay fiidnimadii dib ugu soo noqdeen fadhiisimahoodii iyagoo xanbaarsan guul.

 

Inkasta oo aan la ogaan khasaaraha loo gaystey dagaalkii duhurkii dhacay Maleeshiyada SNM ayaa haddana warar hoose oo aanu ka helney xubnaha horgaladda u ah waxaa ay sheegayaan in ugu yaraan ay dagaaladii habeen hore iyo shalay marka laysku geeyo laga diley 25 Askari halka 30 kalena dhaawac la gaadhsiiyey. Sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in ugu yaraan labo gaadhi oo Tikniko ah laga gubey.

 

Ciidamada Xaq-udirirka SSC ayaa waxaa dhankooda ka dhintey hal Askari,halkan afar kalena ay dhaawacyo fudud soo gaadheen, waxaase ay Maleeshiyadda SNM qafaasheen 6 nin dhalin yaro ah oo deegaankaasi ku sugnaa.

 

 

 

Dagaalkii dhacay 24saac ee aynu soo dhaafney ee ay Ciidamada SSC la galeen Jabhadda SNM ayaa waxaa uu ahaa kii ugu balaadhnaa ee deegaanka ka dhaca,waxaanna ay Ciidamada SSC ka soo hooyeen Guulo waa weyn.

 

 

 

C/casiis Saleebaan Axmed

 

galoose@yahoo.com This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

 

Buuhodle SSC Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Saxaafada SNM oo Soo Bandhigtay Dad Rayid Ah oo Laga Qafaashey Deegaanka Widhwidh

 

Riinjinews:-Sida aad sawirkan ku aragtaanba oo aanu ka soo xiganey Shebekeda ku xusan,ayaa waxay daabacday in ay qabteen 7 maxbuus oo dagaalkii ugu dambeeyey ay ka qabsadeen Ciidamada SSC...

 

Xidhiidh aanu la sameynay Kuxigeenka Hogaanka SSC Col Sabarey ayaa wuxuu noo xaqiijiyey in ay yihiin dhalinyaradii deegaanka Widhwidh oo Ciidanka SL ay ka uruuriyeen isla markaana ay u gudbiyeen Burco,sida uu sheegay Sabarey 7 maxbuus ayaan haba yaraate ka tirsanayn ciidamada SSC balse ka mid ah shacabka SSC ee marka Dagaal dhoco ay Ciidamada SL ku gadoodi jireen,sidii kal hore dagaalkii dhacay ay gumaadka ka geysteen WIDHWIDH Iyo BALIHADHAC. Si kastaba ha ahaatee Ciidamada SL ayaa tacadiyo kala duwan ka geysta xiliyada dagaalku dhexmaro Ciidamada SSC,arintan oo ay ka soo xigteen Ciidamada Itobiya oo xiliyada ay Jabhada OLNF isku ay ka jaraan Shacabka ********iya. Magacyada maxaabiista Cabdi Ismaaciil Maxamed 2 Cariif Maxamed Axmed 3 Xiis C/laahi Jaamac 4 Axmed Cabdi Jaamac 5 C/laahi Cismaan Cabdi 6 Cabdi Cismaan Yuusuf 7

Nuur Xasan

riinjinews

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Dad shacab ah oo SNM shalay ka qafaasheen aaga Widhwidh

 

Tuesday, 20 July 2010 01:05

Buhodle.net

 

Dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Widhwidh ee ay iskaga horyimaadeen ciidamada maamulka Soomaalidiidka ah iyo ciidamada hogaanka gobollada SSC oo qasaare aad u balaadhan ka soo gaadhay ciidamada maamulka Hargeysa ayaa waxaa ka soo baxaya warar kale oo dheeraad ah.

 

Sida wararku xaqiijinayaan ciidamada maamulka Soomaalidiidka ah ayaa waxay agagaarka magaalada Widhiwidh ka qab qabteen dad shacab ah oo ku sugnaa degaanka kadib markii dagaalkaasi joogsaday iyaga oo dadkaa ku tilmaamay in ay ka mid ahaayeen ciidamadii la dagaalamay.

 

Dadkaa shacabka ah ee maamulka Soomaalidiidka ah ay ka ururiyeen agagaarka dhanka ay ka haystaan magaalada Widhidh ayaa ilaa hada waxaa lagu qiyaasay lix qof oo shacab ah, waxaana markiiba dadkaa loo gudbiyey dhanka magaalada Burco.

 

Dhanka kale qasaarahii ciidamada maamulka Soomaalidiidka ah ka soo gaadhay dagaalkaa shalay ayaa sida lagu soo waramayo aad u sii kordhaya, waxaana dhimashada ciidankaa hada lagu sheegayaa in ay kor u dhaaftay 25 askari oo ay ka mid yihiin labadii sarkaal ee ciidamadaa ugu sareeyey.

 

Magaalada Widhwidh ee shalay dagaalku ka dhacayna maanta waxaa laga soo waramayaa deganaasho iyada oo weli ay ciidamadii magaaladaa ku dagaalamay kala joogaan oo ay ku kala suganyahiin labada dhinac ee magaaladaas.

 

Dagaalka magaalada Widhwidh oo hada in mudo ah soo noqnoqonayey ayaan ilaa hada labada dhinac ee magaaladaa ku dagaalamaya si toos ah loola kicin oo aan magaalada looga qabsanin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this