Sign in to follow this  
Saalax

Alshaab iyo xisbul Islam oo ku dagaalamay Ceelasha Biyaha

Recommended Posts

Saalax   

Iska hor imaad u dhexeeya maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul-Islaam ayaa xalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.

Inta la ogyahay 3 qof ayaa ku dhimatay 5 kalena way ku dhaawacantay iska hor-imaadkaasi oo ka dhacay xarun ay maleeshiyada Xisbigu ku leeyihiin Ceelasha Biyaha.

 

 

Laba ka mid ah dadka dhintay ayaa ah dad rayid ah, halka dhaawacuna isugu jiro maleeshiyaadkii dagaallamay iyo dad shacab ah.

 

 

Iska hor imaadka ayaa bilowday kaddib markii maleeshiyadka Shabaab ay weerar bambaano ku qaadeen xarunta ay Xisbigi ku leeyihiin Ceelasha Biyaha.

 

 

Muddooyinkii dambe waxaa degaankaas ka taagnaa cabsi xooggan oo Xisbigu uu ka qabay in Shabaabku ay soo weeraraan saldhigga ay ku leeyihiin Ceelasha Biyaha kaddibna la wareegaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by Jacaylbaro:

where is Maadeey when u need him ,,
:D

He is at the front line, butchering Aduwullah.

He will come back after the Nasr. bal adiga u sii ducee uun!

 

BTW Its not the first time they fight over the remainings of what used to be daafaha Xamar.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Cadduwulaaah!

 

Xalay cambuulaad cuntay midhaa. Kaluunkii baa laguu qaatay dee. Fahmad baad heli laheyd boowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Originally posted by Maaddeey:

This is what I call: 'Obsessive behaviour', war isku xishooda..

..said the fat girl, as the group of geel jires started wolf whistling at her passing pretty friend. :D

 

Warya Maaddeey, ii waran saaxib. Baryahan wad aamustay, adna ma kubbadaad mashqool ku noqotay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Waan kula kaftamayey, ereygaasna waa ii halhays e habaar ulama jeedo :D

 

Wakaa warkaan kaa rabay: "Gaani iyo Jubada Hoose" soo quf.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this