Sign in to follow this  
Garaad Bari

Muqdisho waxay noqotay meel ay daggan yihiin Reer Miyi by Gen Naaji

Recommended Posts

Muqdisho (PP) - Wareysi dheer oo Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji uu siiyay Wakaaladda Wararka ee dalka Yemen ee marka la soo gaabsho loogu yeero SABA ayuu ku sheegay in illaa iyo shan bilood ay ku qaadan doonto dhismaha ciidan dowladeed oo awood u leh wax ka qabashada ammaanka caasimadda iyo dalka Soomaaliya oo dhan.

 

 

 

Gen. Naaji oo ka hadlayay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda Soomaaliya ayaa sheegay in dhibaatooyinka haysta ee ka horimaan kara aysan ahayn oo keliya Maxkamadaha, laakiin in Shacabka Soomaalida 80% sida uu yiri waa dhallinyaro aan garanayn dowlad wax nidaam ahna aan arag.

 

 

 

Gen. Naaji waxa uu ka hadlay Colaadda u dhexeysa Beelaha ********* iyo ********** oo uu sheegay inay markii hore ahayd mid ku saleysan xoolo, daaq iyo dhul, laakiin ay is baddashay. “Tusaale ahaan Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxaa la isku dayay in la qaarijiyo, (Mar lagu qarxiyay Baydhabo, iyo mar hoobiye lagu riday Madaxtooyada Villa Somalia) sababtaasina xaqiiqdeeda waxa weeye beelaha jooga halkan (Mogadishu), waa *********, mana yeelanayaan oo raalli kama ahan in Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ********** noqdo, waa qaldan yihiin mana aamisana Dimuqraadiyadda, 16-sano ayay Muqdisho fadhiyeen midkoodna waa awoodi waayay inuu dowlad ka dhiso, ha ahaado Cali Mahdi, Gen. Caydiid iyo xitaa C/qaasim Salaad Xasan oo wada ahaa ********* ayuu yiri Gen, Ismaaciil Qaasim Naaji.

 

 

 

Gen. Naaji ayaa waxaa la weydiiyay: Hadde waa ku fashilmi karaa C/llaahi Yuusuf inuu gacanta ku dhigo Muqdisho? Wuxuu ku jawaabay Gen. Naaji, “Sax maahan taas, cid kasta ha jeclaato ama ha necbaato Madaxweyne C/llaahi Yuusuf waxay ogyihiin inuu yahay ninkii ku habboonaa xalaaddan adag, qof kasta oo Soomaali ah waa ogyahay inuu doonayo soo celinta dowladnimadii, Qarannimadii iyo xasilloonidii, kuwa ka soo horjeedana ma doonayaan dowlad iyo nabad midna”.

 

 

 

Markii uu Intaas yiri Gen. Naaji ayaa la weydiiyay: Waa maxay sababta?, wuxuuna sii daba dhigay: “Sababta waan kuu sheegayaa… Magaaladaan Muqdisho ma joogaan iminka shacabkeedii rayidka ahaa, waxayna hadda ku sugan yihiin Canada, Mareykanka, Australia iyo Ingiriiska, micna waa inay dibadda uga baxeen dalka, Muqdisho waxay hadda noqotay magaalo ay daggan yihiin Reer Miyigii ka yimid deegaannada gobollada dhexe, waxayna qabsadeen guryihii Reer Magaalka ka qaxay, waxay la wareegeen hantidoodii guurtada ahayd iyo tii ma guurtada ahayd, iyo beerahoodii sidaa darteed waxay ka baqayaan in laga dalbado inay soo celiyaan hantidaas ay dhaceen, wixii Reer Magaalku lahaan jiray waxaa hadda lahaaday Reer Miyigii marka, xaal sidaas ahi xukuumad walba oo timaadda waxay noqonaysaa inay soo afjarto damacoodii, haddii midkood ku tiraahdo dowladdii ayaa timid waxaa suurogal ah guri iyo beer yeelato kuma qancayo, maxaa yeelay maba aaminsana dowlad oo wuxuu ku barbaaray fowdo, Geel-jirihii Magaalo yimid wuxuu helay guri fillo ah iyo beer mana doonayo inuu dib ugu laabto Geeljirnimadii iyo xoolo raaciddii Gobollada dhexe ee kuleylka badan, waa tan dhibaatada keliya ee mar kasta oo xukuumad isku daydo inay xalliso ay ka timaaddo mucaaradnimo magaalada Mudisho, dagaallada sokeeyana waxay u dhacaan si xalaadda dagaallada iyo fowdada ay joogto u noqdaan, laakiin wax kasta oo ay nagu qaadato waxaa naga go’an inaan dhibaatada ka gudubno” ayuu yiri Gen. Ismaaciil Qaasim Naaji.

 

Source

 

[ February 10, 2007, 07:59 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Walee waa yaab what the hell Mr naaji is trying? ma waxuu iskudayi inuu cid isku saabuuneeyo? ma dhicikarta inay sababta shaqadiisii looga qaday ay ahayd dab iyo dhibaato ka dhex hurin beelaha soonaliyeed?

 

walaahi waxaa iga yaabshay suu hadalka marba meel u saaray

Share this post


Link to post
Share on other sites

What insults,those are known facts and the General is right.Those folks down there don't want nothing that got to do with administration and the reasons the General outlined are the very answers as to why.Well,its about time things changed and this government will stay and those folks will accept it willingly or unwillingly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

Captain Xalane ????

 

 

Do you agree with General Najji generasation Of ********** clan sxb ....

 

That is by far insult to southern tribes ....

 

Nexxt time naji comes to xammar he should be hanged

 

[ February 11, 2007, 03:32 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abu ansaar,forget the TFG,what about the other ones?Why do u think they never worked and why do u think those folks down there oppose it?Yes,am saying that they are culprits and that they got to be dealt with.Many farms and Houses are illegaly owned,thats a fact and those folks don't wanna give back.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

That is fact which is true sxb

 

 

there thieves among all somali tribes but generasation is not accepted sxb ......

 

 

we can say same tooo ,

 

those farms where grant to siad barre tribes , HOw would you like that .........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bambo,then so long as there is some truth to it,it should never denied.As it always is,''runta labo qof kama wada qoslisiiso''.And thus i don't see why we should blind ourselves from such truths.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nexxt time naji comes to xammar he should be hanged

This exactly the problem! I could not agree more with general. And with the true denizens scattered all over the world, we don't know is mogadishu will ever be mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

One thing is clear, The General is trying to inflame the tension among the somali clans which was subsiding last few years,but i agree with him one thing which is general among all the major cities in somalia not only Mogdisho. Abt 70% or more of the inhabitants are from the bush and have little understanding abt administration and law snd order.

 

This may have some sort of impact the acheiving stability and security in the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bambo   

xalane

 

the general stating reasone why ******** clan does not want peace is because they are thieves and etc .....

 

thats not true , there are ******** that are holding some house and farms hostage that does not have anything to do with why the people are againts TFG.....

 

anyways farms are not in xaamar , they are in afgoy and etc where TFG controls sxb ........

 

 

In THe other hand sxb TFG is just not consist of abdulahi clan you believe so ??

______________

 

Stop writing qabiil names on here. This is a final warning.

 

[ February 11, 2007, 03:34 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Bambo,the General was careful with his words.He said that all the civilized folks of the area vacated and the uncivilized folks filled the position.They acquired houses,farms and what have u ,illegally.Surely that is a true statement.As for the farms,u are right,they are not in xamar and in time,every one will be given back what was his.Again,the General spoke the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this