Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Jealousy or Inhuman ???

Recommended Posts

Gadiid sida caawimo loo wado gobalada dhexe ee soomaaliya oo ku xayiran kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood ayaa maalintii labaad ku sugan yihiin ayaa gaadhaya ilaa 70 gaadhi raashinkan ayaa wuxuu u raran yahay Hay,ada WFP iyadoo ay raashinkan oo ay ka soo qaadeen magaalada xeebta ah ee berbera sida uu xaqiijiyay Gudoomiye ku xigeenka gobolka sool maxamed cabdi dhinbiil in gaadiidkani haba yaraatee aanay u xanibnayn balse maamulka puntland xayiray inuu dhexmaro gaadiidkan

 

 

sidoo kalena darawalada gaadiidkan ayaa cabasho ka muujiyay rarka ay sidaan oo maalintii labaad oo dhibaato ku haya mid ka mid ah darawalada gaadiidkan ayaa sheegay in taayaradii ay ka banjareen culayska ay sidaan dartiis una baahanyihiin in wax lala qabto

 

isku soo wada duuboo gaadiidkan u raran hay,ada wfp ee ku xayiran magaalada ayaa noqonaya gaadiidkii ugu tirada badnaa ee sida raashin caawimo loo sido gobolada dhexe oo abaaro xoog ah ka jiraan waxaana wali gaadiidka ka sugaya sidii loogu ogolaan lahaa dhexmerka maamulka puntland

 

 

Source:holhol.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

move the food through ethiopia's 5 region and into baladweyn or small border towns.

 

The reason why they are not allowing it is due to there own starving population, a hungry man sees food for another man and wants it for himself. simple.

 

hungry hungry pirate.......

Share this post


Link to post
Share on other sites
GAAROODI   

typical of pirates, always trying to change the topic, saxib your capital is like 20 miles from that point, thats like an enemy force in Odwayene, i would be more worried about that then scoring some cheap points. Look at the bigger picture, thats why you have been going back for the last 18 years.

 

i think we all know who the real power is.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

quote:Originally posted by Jacaylbaro:

oo ku xayiran kaantaroolka bari ee magaalada laascaanood

Doesn't the Somaliland admin reach beyond the "kantaroolka bari" of Lascaanood?
It doesn't make sense for truckers to get stuck in a village between Garoowe and Laascaanood. Imagine if the truckers require Shaah, how many Maqaaxi does Tukaraq has that can supply 70 drivers and perhaps many of their support crew?

 

It makes sense to be near a major town such as Laascaanood where they can get their supplies until Garoowe allows to open its end of the road.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this