Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland president visits Military personnel in hargeisa PICS

Recommended Posts

War-Saxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo Oo Miiska Saraakiisha Ee Magaalada Hargeysa Ku Guddoomay Daraasad Laga Sameeyey Qaab-dhismeedka, Sharciyada Iyo Darajada Ciidanka.

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Warfaafinta iyo Cadaaladda ayaa ka qayb galay kulan Balaadhan oo lagu soo Bandhigay Daraasad ay in muddo’ahba ku hawlanaayeen Guddi Heer Qaran ah oo ka kooban Saraakiisha waawayn ee dalk JSL.

 

 

ciidan7.JPG

 

Kulankan oo ka dhacay Miiska Saraakiisha waxa uu madaxweynuhu warbixinta Daraasadan ka dhegaystay xubno kamida Guddida saraakiisha ah ee soo diyaarisay.

 

ciidan8.JPG

Madaxweynuhu waxa uu guddida ka gudoomay Dhawr buug oo ay ka diyaarisay Daraasadan oo nuxurkeedu ku urursan yahay sidan:-

 

 

1. Sharciyada Ciidamada

 

2. Darajooyinka Ciidamada

 

3. Qaab dhismeedka Ciidamada.

 

 

ciidan5.JPG

 

Gebegabadii kulanka Hadal kooban oo madaxweynuhu halkaa ka jeediyey waxa uu marka hore Gudida, Wasaarada Gaashaan Dhiga, Taliska Ciidanka Qaranka iyo Cidkasta oo Gacan ka gaysatayba ku boogaadiyey Daraasadan Kulanka lagu soo ban dhigay oo uu Madaxweynuhu Sheegay inay tahay mid qiimo wayn dalka ugu fadhidda.

ciidan5.JPG

 

 

Madaxweynuhu waxa kale oo uu Qudbadiisaa ku amaanay dhamaanba ciidamada dalka oo uu sheegay in ay Kaalin weyn kaga jiraan dhismaha Dawladnimada, Adkaynta Nabad gelyada iyo Difaaca qaranka, waxaanu ku amaanay Adkaysiga ay u leeyihiin Xil gudashadooda.

 

ciidan.jpg

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay tahay hawshani bilawga dadaalka ay xukuumadu doonayso ee Balan qaadkeedu ahaa inay ciidamadu Derajo-yeeshaan.

 

 

Ugu danbayn waxa uu madaxweynuhu balan qaaday inuu daraasadan iyo tala bixinta guddidaba fulindoono kolba intii ay awoodu saamaxdo.

 

 

ciidan.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

 

Mobile: 4424126/4423774

 

Email:

 

afhayeenka_jsl@yahoo.com,afhayeenka@gmail.com,(E-m: private) cukuse@hotmail.com

 

Date11/10/2010

 

 

War-Saxaafadeed

 

 

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) oo ay weheliyaan Wasiirada Gaashaandhiga, Warfaafinta iyo Cadaaladda ayaa ka qayb galay kulan Balaadhan oo lagu soo Bandhigay Daraasad ay in mudo’ahba ku hawlanaayeen Guddi Heer Qaran ah oo ka kooban Saraakiisha waa wayn ee dalk JSL.

 

 

Kulankan oo ka dhacay Miiska Saraakiisha waxa uu madaxweynuhu warbixinta Daraasadan ka dhegaystay xubno kamida Gudida saraakiisha ah ee soo diyaarisay.

 

 

Madaxweynuhu waxa uu gudida ka gudoomay Dhawr buug oo ay ka diyaarisay Daraasadan oo nuxurkeedu ku urursan yahay sidan:-

 

 

1. Sharciyada Ciidamada

 

2. Derajooyinka Ciidamad

 

3. Iyo Qaab dhismeedka Ciidamada

 

 

Gebegabadii kulanka Hadal kooban oo madaxweynuhu halkaa ka jeediyey waxa uu marka hore Gudida, Wasaarada Gaashaan Dhiga, Taliska Ciidanka Qaranka iyo Cidkasta oo Gacan ka gaysatayba ku boogaadiyey Daraasadan Kulanka lagu soo ban dhigay oo uu Madaxweynuhu Sheegay inay tahay mid qiimo wayn dalka ugu fadhidda.

 

 

Madaxweynuhu waxa kale oo uu Qudbadiisaa ku amaanay dhamaanba ciidamada dalka oo uu sheegay in ay Kaalin weyn kaga jiraan dhismaha Dawladnimada, Adkaynta Nabad gelyada iyo Difaaca qaranka, waxaanu ku amaanay Adkaysiga ay u leeyihiin Xil gudashadooda.

 

 

Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay tahay hawshani bilawga dadaalka ay xukuumadu doonayso ee Balan qaadkeedu ahaa inay ciidamadu Derajo-yeeshaan.

 

 

Ugu danbayn waxa uu madaxweynuhu balan qaaday inuu daraasadan iyo tala bixinta guddidaba fulindoono kolba intii ay awoodu saamaxdo.

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

 

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Somaliland National army is in perfect shape my friend do you still fear the Mujaheedins sxb The SNM waxa la qarameye in 1993 at garoonka maagaalada hargeisa xafada sinai

 

here is a video of 1993

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

ssc is part of somaliland and my army will always protect the people of ssc ,, haday qoladi budhcad badeedku ku so habjabaan ii yeedh abti aniga arlada ka sifenaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

smile.gif , waad iga qoslisay, Abtiyaday anaa kaa aqaan oo wuxuun bay samayn lahaayeen..

 

Xaji;;;; maxaa horta walaalahay lagaa siiyaa, teeda kale markaad tidhi ssc is part of somaliland and my army will always protect the people of ssc, what have you been smoking abti?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Taleexi:

SNM Militia, don't they do any exercises? they look a bit out of shape?

Bunch of old men, I think "out of shape" is being way too kind sir. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taleexi walaalaha wa kuwe ma kuwa kugu sheegeya argagixso mise kuwa barlamaankoodi ka so cayrsadey mise waxa weye kuwa garaadkaagi gurigisa ku so weeraray.

 

 

Dukey those men chased you away and made u flee 3 years ago and now an days your ministers are being hold hostage weak clan enclave i say :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by who-me:

^ Imagine if a bag of a qat was dropped in front of these guys and do you think they would still be standing in line?
:D

^ :D

 

I believe if that were to happen, WrestleMania Somali-style would be unleashed. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Freedomfighter007:

I seen dust land aka pukland solider and all I can say is "old, fat and out shape" lol

But they have teeth, unlike those toy soldiers.. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this