Sign in to follow this  
Gabbal

Successful Baardheere gubernatorial elections.

Recommended Posts

Hunguri   

Ammaan waxaa iska leh. Ragaas meesha ku sawiran smile.gif . Cidduu doono haka ahaado Somali. Waxaanse, mahad gaar ahba usoo jeedinayaa smile.gif Horn Afrique iyo raggiisa! Xoogsada Allaylehe!

 

Ducaysane smile.gif

 

Waaryaahee kuma ogayn, waad iisoo dhuumataye. Saaxiiboow, annagu wada Maxud Cali Shire oo miidhan ayaanu nahaye. Dee Somali-da waxay ku qaadataa 100 sanno inay warkayaga helaan. Sababtoo ah Buuro iyo Bad ayaanu saaranahay smile.gif . Adigase, Allaw naxariisaygii Siyaad Barre ahaa 21-kiisii sannadood. Wax lamida miyaa la helayaa. Ugu danbayntii, Reer Gedo wan u hanbalyaynayaa. Qof-kasta oo wax qabsanaya ama jecel inuu meel gaadho waa in loo hanbalyeeyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Horn thanx for sharing this good news.

 

Ducaysane bal idinka yaa baryahan idiin kacay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^^Thanks Horn, this is a good developement.

 

 

Barre Xagaas iyo Kismaayo ayuu usocdaa baa layiri.........!(Rag baan ka nixinayaa :D )

Share this post


Link to post
Share on other sites

You guys meel aanan jirin baad iga raadinaysaan. Anigu reer Gado ma ahi.

 

Mida kale lacagtaan la aruurinayo, yaa balan qaadaya in aanay marin meeshii awrkii cirka maray. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rag xoolaha cowska ka badsada ayaa halka jooga. The guy am talking about here wuu is garanayaa ee let it go adeer let it go, cuqdada kugu qurunsan maalinba xogga ha sii daynee wada daa hadda aad nafistidee. Koleey mar kale oo aan waqti aan beerdareeyo hayo ayaan si fiican hoo bariiska kuu dhihi meel kasta kaa siiniye.

 

Brother Hunguri, waan ku salaamay. Horn thanks for the update brother.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

Originally posted by HornAfrique:

Xiin-

 

Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every
Habar caaye
that sprung from the
Loins of Maakhir,

Do you know what the word loin mean? mise waad caytameysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

Originally posted by HornAfrique:

Xiin-

 

Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every
Habar caaye that sprung from the Loins of Maakhir, there are thousands of Paragons and Hunguris. Markaan
Habar Caaye
daraadiis reerkaas ama cid kale u danaynayno maan Paragon iyo Hunguri daraadood u danayno!

Horn, Anigu adigana kuma caayin reer Gedo/Galguduudna ma caayine, qof shakhsi ah ayaan ka hadlaye xageed igala qaaday? Waamaxay cuqdada iyo calool xumada intaa le'egee lagugu xujeeyey maandhow?

 

Huuraale/Beerlaawe/Riyoode = all the same isma dhaantiyo dasheed!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

Originally posted by Caamir:

quote:Originally posted by HornAfrique:

Xiin-

 

Gobonimadu waa loo kala dashaa adeer. For every
Habar caaye that sprung from the
Loins of Maakhir,

Do you know what the word loin mean? mise waad caytameysaa?
Maakhir = Mother/father - [insert] sprang from his/her Loins = children - basically 'Maakhir's children'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this