Sign in to follow this  
Gabbal

Morgan's occupied town Hoosingaw and his tactical leader Col. Garamgaram captured.

Recommended Posts

Gabbal   

Isbahaysiga Dooxada Jubba Oo Gacanta Ku Dhigay Saldhigii Moorgan Ee Hoosingaw Iyo Sargaal hogaaminayay Ciidamada Moorgan

 

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxaya dagaalkii saaka ka qarxay duleedka tuulada huusingaw oo ay isaga horyimaadeen maleeshiyooyinka isbahaysiga dooxada jubba iyo kuwa SPM/SRRC.

 

Ilo xogogaal ah ayaa u xaqiijiyay Gedonet in ciidamada isbahaysiga dooxada jubba ay iminka ku sugan yihiin gudaha tuulada huusingaw oo maalmihii la soo dhaafay saldhig u ahayd ciidamada Jeneraal Moorgan. warku waxaa uu intaa ku darayaa in ciidamada isbahaysiga dooxada jubba oo uu soogaaray khasaaro farao badan ay ugu dambayntii ku guulaysteen in ay gacanta ku dhigaan abaanduulaha ciidamada Moorgan ninka lagu magacaabo COL:Garamgaram oo ka mid ah tiro ka mid ah ciidamada Moorgan oo lagu qabtay saldhiga ay ku lahaayeen tuulada hoosingaw.

 

Sidoo kale mas,uuliyiinta isbahaysiga dooxada jubba ayaa sheegtay in ay nolol ku qabteen sargaal sare oo lagu magacaabo bille ganaane balse markii Dambe u dhintay dhiig bax isla markaan ay jiraan Rag kale oo saraakiil ah oo ay qabteen uuna ka midyahay gaashaanle dhexe oo caan ka ah degmada Boosaaso oo markii dhaawaciisa la keenay isbitaalka kismaayo kadib geeriyooday.

 

Waxaana isbitaalaka guud ee kismaayo lagu dawaynayaa dhaawc kale oo ka tirsan ciidamada jeneraal Moorgan oo la soo qabtay. Hase ahaatee magaalada kismaayo ayaa iyana si wayn looga dareemay waxyeelada soo gaartay isbahaysiga dooxada jubba ilaa iyo iminkana kummaanaan dadwaynaha ayaa hortuban isbitaalka magaaladaas si ay eheladooda uga fiiriyaan dhaawaca iyo kuwa geeriyooday.

 

Gedonet network News GNN

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

^^And the irony in here is he now wants to go back to Nairobi ( nah wait let me put that right) he wants to run back to Nairobi and be part of the peace process.

Illahow aqliga iyo imanka ha naga qadin...amiin...!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xarago darling, check this same type of news but read the bold part........ Now the tactical leader is the JVA's. :D

..............................

 

Isbahaysiga dooxada Jubba oo Caawa sheegay in ay la wareegeen Fariisimo ay ku sugnaayeen Maleeshiyooyinka Jeneraal Morgan

 

September 16, 2004 Markacadeey

 

http://www.markacadeey.com/sep/20040916_7.htm

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Xubno ka tirsan Isbahaysiga dooxada Jubba ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen sedex Fariisimo oo ay ku sugnaaayeen Maleeshiyooyinka Jeneraal MOrgan, kadib markii Maanta uu dagaal dhex maray Maleeshiyooyin ka tirsan Isbahaysiga dooxada Jubba iyo kuwa Jeneraal Morgan.

 

Waxa ay sheegteen xubnahan in ay gacanta ku hayaan saraakiil caan ah oo ka tirsan sida ay sheegeen kuwa maamul goboleedka Puntland, kuwaasi oo la socday maleeshiyooyinka Jeneraal Morgan, Waxa ayna tilmaameen in ay Qabsadeen Fariisinkii maleeshiyooyinka Morgan ay ku sugnaayeen ee deegaanka Hoosingoow, uuna Jeneraalka u gudbay dhinaca xuduuda ee Soomaaliya ay la leedahay Kenya.

 

Ilaa iyo sideed Gaari oo kuwa dagaalka ah iyo labo nooca Xamuulka ah ayay sheegteen isbahaysiga dooxada Jubba in ay ka Qabsadeen Jeneraal morgan, Waxaana la keenay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose dhawaac gaaray 25-ruux, kuwaasi oo la sheegay in ay ka mid yihiin kuwa tirsan dhinaca Jeneraal MOrgan.

 

Ma jiraan Warar Madax banaan oo soo baxaya, marka laga reebo sheegashada dhinaca Isbahaysiga dooxada Jubba, dhinaca Jeneraal Morganna maanta wax war ah kama soo bixin hase yeeshee wararku ay sheegayaan in ay gacanta ku dhigeen sarkaal ka tirsan Isbahaysiga dooxada Jubba oo la yiraahdo Garam-garam.

 

Labadan dhinac ayuu maanta dagaal ku dhex maray duleedka Hosingoow.

 

 

 

Maxamed Cali Maxamuud (Madka)

Share this post


Link to post
Share on other sites
OG_Girl   

lol @Xarago, I can see you are on Smith's throat eedo :D .

 

Me going back to school Saturday. I left politics before I become warlord ...better to back to my books!.

 

I enjoyed debading with you all...Take care ALL and keep things low as much as you can ;) :cool:

 

Salam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

And the irony in here is he now wants to go back to Nairobi

Xarago the irony is you laying judgment simply to discredit the peace process because of your wish for it to fail. Sorry, but "Somaliland" the Bantustan is not going to get recognized whether you mob or sob for a thousand more years :rolleyes:

 

Col. Barre Hiiraale is no saint, but do not act like he is any worse then all those other so-called (killer) leaders of our people, INCLUDING your so-called dictator of "Somaliland"!

 

He did not leave the peace process simply because he wanted to, but because he was forced to.

 

What is that you want him to do? Sit in meetings, while his people get slaughtered?

 

He was elected to be a member of parliament not by Igad, or "Somaliland", or Abdulahi Yusuf, or any other people but by his sub-clan who put him there to represent them.

 

What is their to represent if you sit and let the enemy destroy the same people who voted you in?

 

As for as I am concernen he is representing ALL Somalis well.

Share this post


Link to post
Share on other sites

OG.girl, good luck on your studies girl. Take care and wish that our country gets on its feet.

 

Horn,

As for as I am concernen he is representing ALL Somalis well.

Hiiraale is ok man he is defending his clan, Morgan is doing his thing and lets all clap and support and hope your uncle, the driver is safe and sound. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

hope your uncle, the driver is safe and sound.

You have no idea do you? :D

 

Do you even know who Col. Cabdi Cigaal is?

 

He is the commander of the third part of the Barre Hiiraale part of the JVA. There are three commanders commanding from three different corners in "that" part.

 

Col.Barre Hiiraale, Gen Ahmed Warsame, and Col. Cabdi Cigal.

 

Cabdi Cigal almost sacrificed his life to find the whereabouts of the enemy and as you can see his efforts led to the capture of Hosingow today and of the strategist from Sool, Garamgaran himself.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdi Cigal almost sacrificed his life to find the whereabouts of the enemy and as you can see his efforts led to the capture of Hosingow today.

So he sacraficed hismself a General when he could have sent scouts? Since when do Generals go about looking for the enemy, and losing 30 men 60 injured so they could capture Col Gramgarm [does not exist] and Hosingow when Morgan's troops are not even there. :D

 

There is news Hiirales brother died today of his injuries yesterday, was he also looking for the enemies where abouts?

 

Horn I love you bro, you have guts

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

HornAfrique, calm down waryaa. This clan war is not Jihaadkii Asxaabaha. These two warlords who are fighting are the worst of the worst na'mean.

 

Ya are trying to make us believe Hiiraale is defending to save the human civilization na'mean.

 

Hiiraale went to Huusingow for a war na'mean. He is not defending the freedom of anyone na'mean. He is a wanted war criminal and run-away member of parliament. He is a warlord occupying a land owned by innocent people na'mean.

 

By the way, what did Hiiraale gain from going to Huusingow? He lost the battle and his own brother is dead. He gained nothing na'mean.

 

Calm down son. Don't let the clan hype get to ya old man na'mean.

 

peace!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Xarago   

Og darling it has been nice meeting you and debating too, I hope you come around from time to time. If anything I will miss your intelectual stimulation and the humour that comes with it. I will certainly miss how you tee up your opponents with charm and smile and slowly portray them as lost lambs.. smile.gifsmile.gif .

You take care of yourself gabadha Og and enjoy and succed with whatever you do..Inshallah.

 

 

Horn in Gods name what are you murmuring about huuno, and please dont list the Generals. It was a birthday gifts from Siad Barre.The ranks I mean.

eh...eh..eh.. :D:D

 

Smith the story is true Morgan has been beaten, you dont have to look for reliable news wires huuno, just read what M.Deep is saying

HornAfrique, calm down waryaa. This clan war is not Jihaadkii Asxaabaha. These two warlords who are fighting are the worst of the worst na'mean.

coming from a person who was days ago saying Morgan will liberate Kismayo and give it back to its rightful owners...how humble they are at loss...eh eh eh

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horn in Gods name what are you murmuring about huuno, and please dont list the Generals. It was a birthday gifts from Siad Barre.The ranks I mean.

eh...eh..eh..

Siyad made many fools up north men as well my darling, Colonel Riyaale I suppose ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rokko   

Xarago, Check the number one Morgan hater on the net. DAYNIILE.COM. Claims and counter claims. :D

 

Here is what they say ...

 

Dagaalada ka socda Gobolka Jubadda Hoose oo qasaarooyin ba’an geystay

Kismaanyo

 

 

Dagaalo qaraar ayaa maanta mar kale ka dhex socday maleeshiyooyinka kala taageersan Isbaheysiga Dooxadda Jubba iyo kuwa SPM-ta Jen. Moorgan, iyadoo qasaarooyinka dagaaladaasi geysteen ay iska soo daba dhacayaan.

 

 

Maanta ayay dagaaladu dib uga curteen saddex aag oo ka mida DULEEDKA Hosingow ilaa Xaliimo Xaaji, waxaana magaalada Kismaayo la keenay ilaa 10 maleeshiyo oo dhaawac ah kuwaasoo ay ka mid yihiin laba sarkaal oo magacyadooda lagu kala sheegay Cali Yaasiin iyo Indha-raadaar, Duhurnimadii.

 

 

Madaxda Isbaheysiga Dooxadda Jubba ayaa sheegtay inay qasaare lixaad leh geysteen maleeshiyada Moorgan kana qabsadeen gaadiid dagaal oo fara badan iyagoo intaas ku daray inay ka saareen laba saldhig oo uu ku lahaa afk hore ee Hosingow, dhinacooda ayaa la sheegay inay uga dhinteen laba maleeshiyo.

 

 

Dhinaca Moorgan ayaa iyaguna sheegtay inay qasaare weyn dhabarka u saareen kooxda Dooxadda Jubba, waxayna wararkii ugu dambeeyay sheegeen inay dagaaladu weli soconayaan, iyadoo labada dhinac ay dib isu abaabul hor leh ku jiraan.

 

 

Xaalada magaalada Kismaayo ayaa ah mid kacsan iyadoo laga deyriyay xaalada Isbitaalka magaalada Kismaayo oo daawo la’aan ba’ani ka jirto, Jen. Axmed Warsame oo hogaamiya Isbaheysiga Dooxadda Jubba kana mida xildhibaanada Baarlamaanka cusub ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka gaar ahaan ICRC-da inay gargaar caafimaad la gaarto Isbitaalka magaalada Kismaayo.

 

 

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaray Kismaayo ayaa sheegaya in Isbitaalka Kismaayo la keenay 20 qof oo dhaawac ah oo lix ka mid ahna ay ku geeriyoodeen halkaasi.

 

But on the other hand check PUNTLAND POST and HORSEEDNET.COM

 

Nin la dhashay Col. Bare Hiiraale oo la sheegay inuu ku dhintay dagaalada ka socda J/Hoose iyo Saraakiil kale oo dhaawac ah

 

Muqdisho:- Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in magaalada galabta la keenay in kabadan 30 dhaawac ah ayadoo wararku ay intaa ku darayaan in uu xalay ku geeriyooday magaalada nin la dhashay Col. Bare Hiiraale hogaamiyaha ururka Dooxda Jubba.

 

Col. Bare Hiiraale walaalkiis ayaa ku dhaawacmay dagaalkii shalay wuxuuna u geeriyooday dhaawacii soo gaaray xalay.

 

Mar aan la xariirnay qaar kamid ah xubnaha ururka Dooxada Jubba ee ku sugan magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa ka gaabsaday in ay xaqiijiyaan geeriyada Ina Bare Hiiraale oo kamid ahaa saraakiisha sar sare ee ciidamada Dooxada Jubba. Hasayeeshee waxa ay saraakiishaasi qireen in khasaare baaxad leh uu soo gaaray dhankooda.

 

12 kamid ah dhaawacii la keenay Isbitaalka Kismaayo ayaa maanta u geeriyooday dhaawacooda, sida ay noo xaqiijiyeen dad soo booqday Isbitaalka.

 

Wararka aanu ka helayno illo lagu kalsoon yahay oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa intaa ku daray in dadka dhinac Dooxada Jubba ka dhintay in ay ku jiraan Sarkaalka lagu sheegay Col. Saacid iyo Sarkaal kale oo lagu sheegay KORONTO.

 

Wararkan ayaa sidoo kale sheegay in mid kamid ah abaanduulayaasha dhinaca Col. Bare Hiiraale oo lagu magacaabo INDHO RAADAAR uu hada asagoo dhaawac ah la keenay Isbitaalka magaalada Kismaayo.

 

Dhanka kale maleeshiyada kamid ah kuwa Col. Bare Hiiraale balse kasoo jeeda beesha Cayr oo uu abaanduule u yahay Mr. Seeraar ayaa maanta mid kamid ah gawaarida Tiknikadooda ahi ay miino kula qaraxday meel Kismaayo u jidha 6km.

 

Qaraxaan miino ayey ku dhinteen sadex kamid ahaa maleeshiyadii gaarigaa saarnaa halka ay ku dhaawacmeen 2 kale.

 

Maleeshiyooyinka hoostaga Gudoomiye kuxigeenka kooxda Dooxada Jubba Mr. Seeraar ayaa ayagu maanta diiday in ay ka qeyb qaataan weerarkii lagu qaaday goobaha uu degen yahay Gen. Morgan, isla markaana difaac ka galay intooda badan meel magaalada Kismaayo u jidha 10km dhinaca waqooyi ee jidka aada magaalada Jilib.

 

Col. Bare Hiiraale ayaan asaguna weli dib ugu soo noqon magaalada Kismaayo illaa iyo shalay waxayna wararku qaar sheegayaan in khasaaro balaaran ay soo gaareen maleeshiyada illaalada u ahayd.

 

Gen. Morgan ayaa lagu soo waramayaa in uu ku sugan yahay deegaanka Buulo Xaaji illaa iyo maanta waxayna wararka ugu danbeeyey ay sheegayaan in cutubyo kamid ah ciidamadiisa ay ka dagaalamayaan goobo ka baxsan Buulo Xaaji ee dhanka jidka soo aada magaalada Kismaayo waxaana lagu soo waramayaa in ciidamada Dooxada Jubba ay difaac uga jiraan caawa goob 60km ka xigta dhinaca koonfureed magaalada Kismaayo.

 

Dagaalkii maanta ayaa joogsaday galabnimadii saacadu markay ahayd 5:30 waxaana lagu wadaa in dagaaladan ay sii socon doonaan ayadoo ay gurmad baaxad leh ay diyaarinayaan dhinaca dooxada Jubba oo dhaq dhaqaaqa ka wada Kismaayo iyo magaalada Jilib.

 

Maxamed Cabdi

HorseedNet.com

Muqdisho, Somaliya

 

 

Jubada Hoose oo maalintii labaad dagaal kharaari ka dhacay

By Maxamed Posted to the web 16-09-2004, 20:42:06

 

Kismaayo:-Wararka maanta aanu ka helay magaalooyinka Hoosingow iyo Kismaayo oo xarumo u kala ah labada ciidan ee ku dagaalamayay Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dagaal kharaar oo u dhexeeya dhinacyada Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan iyo Col. Barre Aadan Shire “Barre Hiiraaleâ€.

 

Dagaalkan ayaa qarxay saaka aroor hore, markay saacaddu ahayd 7:00dii subaxnimo, ka dib markii ay weerar qaadeen malayshiyada daacadda u ah Barre Hiiraale.

 

Dagaalka oo ilaa iyo makhribadii maanta soconayay, ayaa wararka ka soo baxayana ay sheegayaan in khasaraha dhimashada iyo dhaawucba ay aad u badan yihiin, Warar aanu ka helnay Isbahaysiga dooxada Juba oo iyagu maantay weeraro is daba joog ah ku qaadayay dhawr goobood oo ay fadhiyeen ciidamada,Gen.Moorgan ayaa khasaaraha dhinacooda ku sheegay, In ka badan 20 ka tirsan malayshiyadooda inay geeryoodeen maanta, laba gaari oo Tikniko ahna laga gubay.

 

Cisbitalka magaalada Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa in si isdaba joog ah ay u soo gaarayaan dhaawac aad u tiro badan oo laga keenayo Jiidda hore ee dagaalka.

 

Dhinaca Gen. Moorgan oo aan iyagana xiriir la samayay ayaa sheegay in ay mar labaad jabiyeen weerarkii kaga imanayay dhinaca Col. Barre Hiiraale, waxa kaloo ay intaas ku dareen in qabsadeen Saraakiil ka tirsan ciidanka u hogaaminaayo Col.Barre Hiiraale oo iyagu ahaa kuwa mar walba soo qaadayay weerarka ayna ka gubeen afar gaari oo ah kuwa dagaalka laba kalana ay ka qabsadeen waa siday hadalka u dhigeene.hase ahaatee waa ay ka gaabsadeen in ay ka hadlaan dhankooda khasaarihii soo gaaray maanta.

 

Dhanka kale qaar ka mida dad ku dhaqan magaalada Kismaayo oo ka gaabsaday in aan magacooda la xusin ayaa Puntlandpost u sheegay in ay badankoodu geeriyoodeen dhaawicii shalay la keenay Cisbataalka magaalada Kismaayo oo gaarayay ilaa 25 qof ayna u dhinteen dhaawicii ka soo gaaray dagaalkii shalay.

 

 

Maxamed A.Ali

Puntlandpost,Frankfurt,Germany

 

 

HornAfrique is a good man. I just hate to see him go through this clan hype between dad walaal ah. Stop the dira diraale business girl. Ya are playing with lives of innocent civilians na'mean.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this