Sign in to follow this  
Duufaan

Dumarka QAADKA cuna oo ku sii badanaya Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Duufaan   

Hargeysa(Riinjinews)Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa waxaa beryahan dambe ku soo batay Haweenka dhalinyarada ah ee cuna geedka loo yaqaano QAAADKA,Dumarkan oo dalka debediisa uga yimaada si ay qayilaad xor ah u helaan ayaa xiliyad xagaaga soo buux dhaafiya Hargeysa...

Dumarka qayila ayaa dadoodu u dheexaysaa 45 ilaa 16 ayaa waxaa loo sameeyey meelo ganacsi ah oo lagu mirqaamo. Dumarka ku nool magaalada Hargeysa ayaa lagu xantaa in ay 40% cunaan geedka qaadka ah,Sidoo kale waxaan meesha ka fasahaad kale oo badan oo uu wato geedkaasi. Cunida geedkan ayaa la sheegay in dumarka iyo ragga dumarku ku xunyihiin oo aysan iska dayn karin ilaa iyo inta nolosheeda ka dhiman waa hadii ay barato gabadhu,waxaa kaloo la sheegay dumarka cuna geedkan in aysan wax mustaqbal ah oo reer ah aysan lahayn.

 

see the pictures. Freedom for women Qaat eaters

http://www.riinji.com/full.php?id=5945

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

It is all about politics. was not some of biritish conservative parties compaining to stop the qat in england

SNM would never be created if siyaad bare did not stop Qaat in 1983.

 

so do not tell me it is not politics

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

What? A drug problem isn't a political issue? Do you have any idea the problems it causes in crimes, health care, and other issues? Drug problems is a political issue. You have a whole generation growing up addicted. We need to take it out of our country, all major cities, Mogadishu, Bosasso, Hargeysa etc etc.

 

Don't get me wrong though, the problem is facing us all of Soamlia not only Hargeysa. The only difference is that it is more socially accepted in NW Somalia as one of biggest businesses specializes in the trade of this horrible drug.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Libaahe*:

Stuff&Nonsense

Copyrighted.

 

The men had problems now ladies as well. F this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this