Sign in to follow this  
Saalax

Ethiopia Desires To Strengthen Ties With Tunisia And Somaliland -Video

Recommended Posts

I have no problem with diplomatic relations with Ethiopia but it should not be a relationship they have the upper hand it should be based on political mutual interest between the two countries whether its political or economic . The former udub regime was weak and the Ethiopians got away with everything ,Ethiopia is just being reminded that Somaliland interest Comes first President Silanyo has the people of somaliland behind him. The Kulmiye Administration is just returning the relationship back to balance where it was before rayaale got in power . Ethiopia should not intervene with Somaliland internal issues , that’s a thing The Somaliland government will never accept

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay Inaan Wax Khilaaf Ahi Ka Dhaxaynin Itoobiya, Xidhiidh Ka Xumaadayna Jirin.

 

 

Hargeysa(Ramaas) Aug.30, 2010 - Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, ayaa markii u horreysay ka hadlay xidhiidhka ka dhexeeya labada dal ee Itoobiya iyo Somaliland, isla markaana waxa uu sheegay in aanay waxba ka jirin wararka sheegaya inuu xumaaday xidhiidhka u dhexeeya labadaas waddan.

 

 

Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda oo shalay u warrameyey Telafishanka Caalamiga ah ee Universal, waxa uu tilmaamay in Siyaasadda Xukuumadda cusubi ay ku salaysan tahay in kor loo qaado xidhiidhka Dalalka Jaarka ah, islamarkaana sidii uu Madaxweynaha Somaliland Md. Siilaanyo hore u sheegay la xoojinayo xidhiidhada ay Xukuumaddiisu la yeelanayo wadamada caalamka.

 

 

Wasiir ku-xigeenka ammuuraha dibadda Somaliland oo si taxaddir leh uga hadlayey arrinta xidhiidhka Somalialnd iyo Ethiopia, waxa uu ku eedeyey Xukuumaddii hore ee uu hoggaaminayey Md. Daahir Rayale Kaahin iyo Masuuliyiinta Xisbiga UDUB inay isticmaaleen xilligii uu socday tartankii ololaha doorashada madaxtooyada Somaliland hadallo ay ku eedeyn jireen Saarakiil ka tirsan Xisbiga Kulmiye, inay ka tirsan yihiin Ururro xag-jir ah, hadaladaasina laga yaabo inay dalalka qaarkood keydsadeen ama u qaateen warar rasmi ah, balse ay ahaayeen weedho siyaasadeed oo aan ku habboonayn inay ka soo baxaan Madax ka tirsan Xukuumaddii hore.

 

 

Wasiir ku-xigeenku waxa uu xusay inay lagama maarman tahay ilaalinta xidhiidhka ganacsi, siyaasadeed iyo nabad-galyo korna loo qaado iskaashiga ka dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, isaga oo tusaale u soo qaatay wakhti uu Wasiir ka tirsan dawladda Itoobiya uu caalamka ku canaantay in aan dawladda Somaliland laga taageerin sidii ay ula dagaallami lahayd kooxaha xag-jirka ah iyo Budhcad-badeedda Soomaalida, balse ay dawladda Somaliland iskeed dedaal ugu gashay ka hor-tagga dhibaatooyinkaasi.

 

 

Sidaa darted, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Yoonis Cawaale, waxa uu tilmaamay in mar kastaba loo baahanyahay in labada dal ee Somaliland iyo Itoobiya ka wada shaqeeyan danahooda iyo sii wanaajinta xidhiidhkooda.

 

Si kastaba ha ahaatee, toddobaadkii ugu danbeeyey waxa isa soo tarayey warar sheegaya inuu xumaaday xidhiidhkii siyaasadeed ee Somaliland iyo Ethiopia, hase ahaatee, hadal hayn iyo mala-awaal mooyee aan la helin warar rasmi ah oo xaqiijinaya hadal-haynta xidhiidhka labada dal.

 

 

Hargeysastar

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

Don't take public statements at face value. There is deep division between Ethiopia and Somaliland.

 

Ideally, there is no time like right now for Somaliland to take full advantage of Ethiopia's predicament. The country of 80 million people is desperate for an alternative port to Djibouti's. Guelleh is pissing on Xabashi. First he signed peace agreement with Eritrea on their border dispute. That by itself is not a big deal. But as part of the deal he allowed Qatari Soldiers to be deployed in the disputed area between the two countries. Qatar is Eritrea's biggest financier and a pain in the Neck for Ethiopia. So much so it broke off diplomatic relations with the Gulf state a few years ago. To add insult to injury, Guelleh tried to dictate to Ethiopia what kind of planes it can fly into his country. Not to mention the exuberant port fees that it is charging Xabashi merchants who are fed up with the whole thing.

 

Berbera is the obvious alternative. That port has been open for business like an Amsterdam whore at noon. But then Silanyo happened. Ethiopia doesn’t want to invest in a port run by an ardent Islamist. The Xabashi believe some elements of Silanyo’s government have links to Al Shabaab.

 

In the end, though, it is lose-lose situation for both. Even so Ethiopians have decided they would rather deal with the devil they know (Guelleh) than the Islamist they distrust.

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

My guess is it may have something to do with ADB. Tunisia is where African Development Bank is headquartered ever since the bank was forced out of Côte d'Ivoire because of the civil war there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
PasserBy   

it's better to have stronger relations with jabouti.

What is Djibouti going to offer you?

 

xabashidu wax cusub ma hayaane

hmmmm....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this