Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland signs a 10 million animal pro year export deal with the Kgd of Saudi Arabia

Recommended Posts

Wafdi ka socda Boqortooyada Sucuudiga oo heshiis la galay Puntland (daawo sawirada)

 

Last Updated::2007-04-10 15:23:09

 

Boosaaso:- Madaxweynaha Puntland Md.Cadde Musse ayaa shalay kulan la qaatay wefdi ka yimid dalka Sucuudiga.

 

aljibaari_puntland_0.jpg

 

Wafdigan ayaa shalay Duhurkii ka soo Degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso.

 

aljibaari_puntland_1.jpg

 

Ujeedada ay u yimaadeen wafdigan Sucuudiga ah oo uu horkacayey hantiilaha Shirkada Aljaabiri oo ah shirkad caalami ah oo dalal badan ka howlgasha. Sheikh Sulaymaan Aljaabiri oo wafdigan horkacaya ayaa sheegay in ujeedada safarkoodu ay ahayd sidii ay Puntland uga samaysan lahaayeen Maxjar laga dhoofiyo Xoolaha Nool ee Puntland iyo Soomaaliyaba.

 

aljibaari_puntland_2.jpg

 

Hadaba Kulankii ay shalay galab la yeesheen mas’uuliyiinta Puntland, Rugta Ganacsiga iyo qaar ka mid ah ganacsatada Puntland ee ka dhacay xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Boosaaso ayaa waxa lagu falanqeeyey ama laga dooday qodobadii heshiiska Maxjarka.

 

aljibaari_puntland_3.jpg

 

Waxaana laysla gartay in maanta gelinka dambe la kala saxeexdo heshiiska rasmiga ah ee ay wada yeelanayaan Puntland iyo Shirkada Aljaabir ee Sucuudiga laga leeyahay.

 

aljibaari_puntland_4.jpg

 

aljibaari_puntland_5.jpg

 

aljibaari_puntland_6.jpg

 

Ugu dambayntii ayaa halkaasi waxa ay wafdigu Madaxweynaha ku guddoonsiiyeen Hadyad ay ugu soo talagaleen.

 

aljibaari_puntland_7.jpg

 

Dowlada Gobaleedka Puntland ayaa horey heshiis ulla galay sidoo kale in Xoolaha Nool loo dhoofiyo dalka Emaaraadka oo ay heshiis kala saxiixdeen Mandaqada Raasul Khayma.

 

Heshiiskan labaad ee dhinaca Xoolaha iyo Ganacsiga ah ayaa la sheegay inuu fure u noqon karo in dib dalka Soomaaliya looga bilaabo dhoofintii xoolaha nool oo horey mar loo joojiyey arrimo la xariira dhinaca caafimaadka.

 

HorseedNet.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

If its true, great news. It will help all the xoolo dhaqato from the region.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland signs a animal export deal with Al-Jaabir company which is owned by Saudi.

 

The President of Puntland today attended a meeting with the delegation from Saudi Arabia, who arrived today midday at Bendarqaasim Int. Airport in Bosaso.

 

They were greeted and welcomed at the airport by some cabinet ministers, which the minister for the Welfare of Animals, farms and the country was its head off Md. Said Jama Qorsheel, the chairman of The Chamber of commerce in Puntland and many more business men from Puntland.

 

The objectives of the Saudi delegation which was headed by none other than the company owner of Al-Jaabir company Mr. Sulaymaan Al-Jaabiri himself which is a Multi-national company that operates in many countries of the world was on how to set up a animal depositing/accumulating centre for the animals of Puntland in particular and the animals of Somalia in general.

 

At todays afternoon meeting of Al-Jaabir delegation with Puntland State officials, chamber of commerce and Puntland business men a great deal was discussed and debated over the implemenation of such a animal centre/facility in Puntland at the Presidential Palace in Bosaso, commercial capital of Puntland State of Somalia.

 

It was decided that tommorrow in the evening a offical and bilateral agreement shall be signed between the Puntland State of Somalia and the Al-Jaabir company which is owned by Saudi Arabia.

 

At the end of todays meeting, the company executive and wealthy business man of Al-Jaabir company Mr. Sulaymaan Al-Jaabiri himself presented a gift they intented for the President of Puntland State of Somalia, H.E. Mahamoud Muse Hirsi.

 

Sakhar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

BOOSAASO : Shirkad laga leeyahay dalka Sucuudiga oo 10 Malyan oo xoolaha Puntland sanad-kasta qaadnaysa.

 

Posted to the Web Apr 10, 17:57

 

Boosaaso:-Shirkada Aljaabiri ee laga leeyahay dalka Sucuudiga iyo maamulka Puntland ayaa maanta kala saxiixday in ay xoolaha Puntland ay shirkadaasi ay qaadato sanad-kasta 10 Malyan oo Neef oo isugujira noocyada xooluhu ay ka kooban yihiin.

 

Heshiiskan oo ay kala saxiixdeen Madaxwaynaha Puntland Cadde Muuse iyo Sheikh Sulaymaan Aljaabiri oo ka mid ah mulkiilayaasha shirkada Sucuudiga ayaa waxaa kaloo heshiiska ku jira in Puntland laga dhiso Maxjar lagu xanaaneeyo xoolaha si ay u ahaadaan kuwo tayaysan oo qiimo leh.

 

Muddooyinkan dambe ayaa xoolaha nool ee Puntland waxaa si wayn u danaynayay dalal badan oo carbeed gaar ahaan kuwa ku yaala Khaliijka , waxaana horay u jiray heshiisyo ay kala saxiixdeen dalka Imaaraadka iyo Puntland , walow uusan wali heshiisan uusan dhaqan galin.

 

Axmed C/salaam

Garoowe , Puntlandpost.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Superfluous the animal ban on Somalia, which was a economical disaster will be removed by this proposal and such a deal and animal welfare centre will ensure that all the animals in the region get the necessary care, treatment and veterinarian supervision they need and Puntland will become the animal export centre of Somalia inshallah.

 

Great news indeed. Maashallaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tahliil   

Besides Caade Muuse I personally personally know three others in that picture....Mawaxaad iminka rabtaa inaad development nooga dhigto iyo goverment agenda deal aay dadkaas sawirka ku jira soo xirteen...It happens all the time....THIS IS CALLED DEPLETION OF NATURAL RESOURCES...War Puntalnd iska dhaaf wax kalee Riyihii bey dhofiyaan iminka..What a sad situation...how long can they keep doin this to our kids...

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Tahliil war riyaha ha la dhoofiyo, deegaankii bey baabiíyeen. Kolay dadka xoolo dhaqatada ahna wax wey ka soo gaadhayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The deal has been announced and signed already and the delegation left this afternoon, high-ranking Puntland officials accompanied them to the airport at their departure, the President and others were also preparing themselves for the arrival of the PM.

 

The deal compromises.

 

1. That the Saudi owned multi-national company buys from Puntland 10 million animals which compromises camels, sheep and cows pro year.

 

2. That the company builds a large animal care and treatment centre in Puntland State of Somalia in which the animals are housed prior to their export.

 

3. Last but not least, that the company can sell the animals from Puntland to other arab companies.

 

Daawo sawiro wafti ka socday shirkada Aljaabiriya ee dalka sacuudiga oo galabta ka duulay Bossaso iyadoo ay sii sagootiyeen Madaxda Puntland.

 

Wafti ka socday shirkad laga leeyahay wadanka sacuudiga laguna magacaabo Aljaabiriya ayaa kulan balaaran oo ay la qaateen madaxda Puntland waxay ku heshiiyeen qodob dhawr ah iyadoo qodabada lagu heshiiyay ay qalinka ku duugeen labada dhinac, shirkada Aljaabiriya ayaa balan qaaday iib gaynta xoolaha nool ee Puntland iyadoo si wada jir ah loo baarayo caafimaadka xoolaha,Daawo_sawirada.

 

Ugu dambayntii shirkada shirkada Aljaabiriya iyo Xukuumada Puntland ayaa saxiixday heshiis buuxa oo ka kooban qodobada hoos ku qoran.

 

1.In shiradda Sucuudiga ah ee Aljaabiriya ay in sanadkiiba ay Puntland ka iibsato xoolo gaaraya 10 malyan oo neef oo isugu jira Geel, lo' iyo ari.

 

2.In shirkadda Sucuudiga ah dhisto goob wayn oo lagu xannaaneeyo xoolaha Puntland inta aysan dibadda u dhoofin.

 

3.In shirkaddan ay xoolaha Puntland kasii iibin karto shirikaad kale oo Carbeed.

 

Heshiiska labada dhinac ayay u kala saxiixeen Madaxwaynaha Puntland iyo Saleebaan Siciid Aljaabiri oo ah madaxa shirkada Aljaabiriya iyadoo waftigii ka socday shirkadaasi uu isla galabta ka dhoofay gagida diyaaradaha ee Bosaso halkaasoo ay ku sii sagootiyeen madaxda Puntland oo iyagu xiligaasi ku sugnaa garoonka si ay usoo dhaweeyaan raisal wasaaraha Somalia Cali Maxamed geedi.

 

Heesta shabakadu idiin soo xushay(Dhagayso)

 

 

 

 

Faisa Cabdi Dhalac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boosaaso: Puntland oo heshiis dhinaca xoolaha ah la saxiixatay shirkad laga leeyahay Sucuudiga.

10. april 2007

 

APL

 

Boosaaso(AllPuntland)- Maamul goboleedka Puntland iyo shirkad laga leeyahay dalka Sucuudiga oo xoolaha ka ganacsata laguna magacaabo Aljaabiriya ayaa kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban.

 

Heshiiskan ayaa wuxuu yimid kadib markii madaxwaynaha Puntland iyo madaxda wasaaradda xannaanada xoolaha iyo wafdiga ka socday Sucuudiga ay yeesheen kulamo saacado qaatay.

 

Qodobada lagu heshiiyay waxaa kamid ahaaa:-

1. In shiradda Sucuudiga ah ee Aljaabiriya ay in sanadkiiba ay Puntland ka iibsato xoolo gaaraya 10 malyan oo neef oo isugu jira Geel, lo' iyo ari.

 

2. In shirkadda Sucuudiga ah dhisto goob wayn oo lagu xannaaneeyo xoolaha Puntland inta aysan dibadda u dhoofin.

 

3. In shirkaddan ay xoolaha Puntland kasii iibin karto shirikaad kale oo Carbeed.

 

Heshiiska dhinaca maamul goboleedka Puntland waxaa u saxiixay madaxwaynaha Puntland Cadde Muuse , dhinaca dalka Sucuudigana waxaa u saxiixay Saleebaan Siciid Aljaabiri oo madax u ah shirkaddan heshiiska lala galay.

 

CCC Farayaamo

AllPuntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

This deal could mean 1 billion in USD a year for geeljires in the states. Great work reer puntland.

 

Tahliil

 

These are not natural resources. These are animals. Animals have babies and they can be renewed. This is a renewable and generable income for Puntland and Somalia in general.

Share this post


Link to post
Share on other sites

UAE

EGYPT

KSA

 

WHERE ARE QATAR, BAHRAIN AND KUWAIT?

 

PUNTLAND NEEDS TO SELL YOU SOME GOODS. Kuwaiti Dinar's are the first choice monetary acceptance in Puntland. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

UAE (until recently) and Oman have always had Somali meat.

 

Should bring in much needed money for the locals.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good news indeed for the locals in the region.

 

i got one question though how come somali mans are always exporting all these meat but they aint got any real meat on their own bodies? they need save some of them for themselves. we dont want to be known as 'Skinnies' forever now do we?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this